{"id":158796,"date":"2021-04-15T14:05:27","date_gmt":"2021-04-15T11:05:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158796"},"modified":"2021-04-15T14:06:51","modified_gmt":"2021-04-15T11:06:51","slug":"maxaab-isku-qabanay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/","title":{"rendered":"Maxaan isku Qabanay Farmaajo?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158798\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1.jpg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1-2048x1152.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/PhotoCollage_20210413_212544668-scaled-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore maxamed cabdulahi farmaajo iyo taliyihiisa nabad sugidda fahad yaasiin xaaji waxaan isqabanay muddo laba sano kahor ah ee hadda khilaafkayagu bilow ma ahayn, waxaana isku fahmi waynay qaabka iyo jidka loola dagaalamayo kooxaba Argagixisada alshabaab,<br \/>\nMaadaama aan ahaa masuulka amniga Gobolka banaadir ugu sareeyey waxaa jirtay Xubno katirsanaa xarakada alshabaab oo ciidanka Amnigu gacanta ku dhigeen, qaarkoodna maxkamad lageeyey ayna qirteen danbigooda ah gumaadka umadda Soomaaliyeed, nasiib darro waxaaa dhacday in shaqadii aan markaas hayay lasoo fara gashaday,<br \/>\n21,5,2019 Ayay ahayd xilli laanta danbi baarista gobolka aniga oo shaqa u jooga uu madaxweyne farmaajo isoo wacay iguna amray inan madaxtooyada imaado , Farmaajo wuxuu ii dhiibay warqad ay ku qoran yihiin 3Nin oo markaas ciidanku hayeen loona haystay Gumaadka shacabka ayagoo saddexduba qiraal ku sheegeen inay katirsanaayeen kooxda shabaab,<br \/>\nwuxuu farmaajo igu amray in raggaas si deg deg loo siidaayo, wuxuu ii sheegay in ay eheladooda ku heshiiyeen inay dalka ka kexeeyaan kana masaafuriyaan, waxaan u sheegay kuna iri madaxweyne, arinkaan waa arin aan suurtoobi karin, raggana waa qiraal cad inay shabaab yihiin, waxaan u daaray muuqaal aan ka duubnay ayagoo qiranaya shabaabnimada, balse farmaajo waa nagu diiday siidaaya waxaan ahayna waan ka waynay.<br \/>\nMaalinkaas ayay ahayd maalinkan madaxweynaha ka rajja go&#8217;ay ogaadayna inuusan daacad ka ahayn dagaalka lagula jiro Argagixisada alshabaab, hadaan isfahmi waynay, una sheegay inaysan suurtagal ahayn siidaynta raggaan ayuu igu yiri, Saadiq raggaan ma haysan doontide iskabax , xaalku markuu halkaas gaaray waan isaga soo tagay,<br \/>\nmuddo ayaamo ah kadib waxaa xabsigi nimanku xirnaayeen yimid saraakiil nabad sugidda ah kana socday Taliyaha nabad sugida Fahad yaasiin waxaana ay raadinayeen siidaynta raggii farmaajo rabay in lasii daayo, wada hadal iyo isjiid jiid saraakiisha iyo anaga na dhex martay waxaa habeen madow xabsiga raggii alshabaabka ahaa kala baxay ,taliyaha Nabad sugidda Fahad yaasiin,<br \/>\nMadaxweyne farmaajo Argagixisinimada iyo reernimada ayaa u kala soocnayd weligiis , xubnaha saddexda ah 2kamid ah waxay la beel ahaayeen madaxweynaha halka Ninka kalana ay qaraabo dhow ahaayeen xaaska madaxweynaha maama saynab, Dhacdadaas waxay kamid ahayd dhacdooyin badan oo aanu isku khilaafnay madaxdii dalka ugu saraysay.<br \/>\nXaqiiqdii hadaan qalin iyo hadal damco inaan bulshada la wadaago siraha iyo cadaalad darada madaxda dalka ee uu ugu horeeyaan farmaajo iyo fahad wax badan oo aysan dadku ogayn ayay ka baranayaan shaqsiyadda masuuliyiintaas, waxaa jira rag argagixisada ahaa maantana xafiisyo dowladeed jooga, waxaajira kuwo xirnaa oo lasii daayey kadibna dalal kale loo dhoofiyay, waxaa jira kuwo ciidamo lagu daray oo tababaro loogu diray dalal banaanka ah,<br \/>\nWaxaan bayaanin doonaa, umadana la wadaagi doonaa xogaha ka qarsoon lana xiriirta sida aysan madaxdii dalku daacad uga ahayn marna la dagaalanka alshabaab iyo kooxaha xagjirka ah , insha allh Wada Socod wanaagsan, qaybaha xiga &#8211;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore maxamed cabdulahi farmaajo iyo taliyihiisa nabad sugidda fahad yaasiin xaaji waxaan isqabanay muddo laba sano kahor ah ee hadda khilaafkayagu bilow ma ahayn, waxaana isku fahmi waynay qaabka iyo jidka loola dagaalamayo kooxaba Argagixisada alshabaab, Maadaama aan ahaa masuulka amniga Gobolka banaadir ugu sareeyey waxaa jirtay Xubno katirsanaa xarakada alshabaab oo ciidanka Amnigu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158797,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaan isku Qabanay Farmaajo? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaan isku Qabanay Farmaajo? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore maxamed cabdulahi farmaajo iyo taliyihiisa nabad sugidda fahad yaasiin xaaji waxaan isqabanay muddo laba sano kahor ah ee hadda khilaafkayagu bilow ma ahayn, waxaana isku fahmi waynay qaabka iyo jidka loola dagaalamayo kooxaba Argagixisada alshabaab, Maadaama aan ahaa masuulka amniga Gobolka banaadir ugu sareeyey waxaa jirtay Xubno katirsanaa xarakada alshabaab oo ciidanka Amnigu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-15T11:05:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-15T11:06:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/page-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/\",\"name\":\"Maxaan isku Qabanay Farmaajo? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/page-4.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-15T11:05:27+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-15T11:06:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/page-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/page-4.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaan isku Qabanay Farmaajo?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaan isku Qabanay Farmaajo? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaan isku Qabanay Farmaajo? - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore maxamed cabdulahi farmaajo iyo taliyihiisa nabad sugidda fahad yaasiin xaaji waxaan isqabanay muddo laba sano kahor ah ee hadda khilaafkayagu bilow ma ahayn, waxaana isku fahmi waynay qaabka iyo jidka loola dagaalamayo kooxaba Argagixisada alshabaab, Maadaama aan ahaa masuulka amniga Gobolka banaadir ugu sareeyey waxaa jirtay Xubno katirsanaa xarakada alshabaab oo ciidanka Amnigu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-15T11:05:27+00:00","article_modified_time":"2021-04-15T11:06:51+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/page-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/","name":"Maxaan isku Qabanay Farmaajo? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/page-4.jpg","datePublished":"2021-04-15T11:05:27+00:00","dateModified":"2021-04-15T11:06:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/page-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/page-4.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaab-isku-qabanay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaan isku Qabanay Farmaajo?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158796"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158796"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158800,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158796\/revisions\/158800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158797"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}