{"id":159208,"date":"2021-04-29T22:47:44","date_gmt":"2021-04-29T19:47:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159208"},"modified":"2021-04-29T22:47:44","modified_gmt":"2021-04-29T19:47:44","slug":"amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Amisom oo go\u2019aan midaysan ka qaatay dagaalka kasocda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159209\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa kulan xasaasi ah isugu yimid guddiga isku duwidda dalalka ay ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM Ka joogaan Soomaaliya iyagoona ka arrinsanayey xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo go\u2019aamada ay ka qaadanayaan.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa guddoominayay H.E. Danjire Bankole Adeoye, Wakiilka Midowga Afrika ee Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga (C-PAPS), ayaa waxaa ka soo qeyb galay wakiilo ka socda wadamada Burundi, Djibouti, Ethiopia, Ghana, Kenya, Nigeria, Sierra Leone iyo Uganda iyo AMISOM.<\/p>\n<p>Kulankaan oo ahaa kii 32-aad ayaa waxaa lagu ayiday go\u2019aankii ka soo baxay golaha amaanka iyo Nabadgalyada qaaradda Afrika, iyaga oo canbaareeyay go\u2019aankii 12\/13 kii April ee mudada loogu kordhiyay madaxwaynaha iyo baarlamaanka.<\/p>\n<p>Muddadii uu socdey kulankan ayaa waxaa lagu soo qaaday in la xoojiyo awooda ciidamada Amisom si loo hirgaliyo hanaankii doorasho ee la isku raacay 17kii September, Iyada oo qalalaasaha iyo rabshadaha ka socda loo aqoonsaday in ay yihiin kuwo siyaasadeed oo kala qaybiyay ciidamadii qalabka siday ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankan oo walaac looga muujiyey xaaladda Soomaaliya ayaa waxaa laysku raacay in AMISOM dhex dhexaad ka noqoto xaaladda siyaasaded ee hadda taagan oo aanay dhinacna la safan, balse waxaa la sii yay awood ay ku fulin karaan go\u2019aanada uu qaato ergayga midawga Afrika ee loo soo magacaabayo arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii waxaa shirku isku raacay in Amisom ay si dhaw ula socoto xaaladda siyaasadeed iyo tan amni ee ka soo ifbaxaya magaalada muqdisho, iyada la filayo ayay yiraahdeen in natiijada ka soo dhalata baaritaanka Wakiilka sare eae mdawga Afrika ay kulmin doonto dadaalada midawga Afrika, EU da, Igad iyo Qaramada midoobay ee jihaynta mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa kulan xasaasi ah isugu yimid guddiga isku duwidda dalalka ay ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM Ka joogaan Soomaaliya iyagoona ka arrinsanayey xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo go\u2019aamada ay ka qaadanayaan. Shirkan waxaa guddoominayay H.E. Danjire Bankole Adeoye, Wakiilka Midowga Afrika ee Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga (C-PAPS), ayaa waxaa ka soo qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159209,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amisom oo go\u2019aan midaysan ka qaatay dagaalka kasocda Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amisom oo go\u2019aan midaysan ka qaatay dagaalka kasocda Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa kulan xasaasi ah isugu yimid guddiga isku duwidda dalalka ay ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM Ka joogaan Soomaaliya iyagoona ka arrinsanayey xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo go\u2019aamada ay ka qaadanayaan. Shirkan waxaa guddoominayay H.E. Danjire Bankole Adeoye, Wakiilka Midowga Afrika ee Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga (C-PAPS), ayaa waxaa ka soo qeyb [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-29T19:47:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/\",\"name\":\"Amisom oo go\u2019aan midaysan ka qaatay dagaalka kasocda Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-29T19:47:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amisom oo go\u2019aan midaysan ka qaatay dagaalka kasocda Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amisom oo go\u2019aan midaysan ka qaatay dagaalka kasocda Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amisom oo go\u2019aan midaysan ka qaatay dagaalka kasocda Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa kulan xasaasi ah isugu yimid guddiga isku duwidda dalalka ay ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM Ka joogaan Soomaaliya iyagoona ka arrinsanayey xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo go\u2019aamada ay ka qaadanayaan. Shirkan waxaa guddoominayay H.E. Danjire Bankole Adeoye, Wakiilka Midowga Afrika ee Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga (C-PAPS), ayaa waxaa ka soo qeyb [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-29T19:47:44+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/","name":"Amisom oo go\u2019aan midaysan ka qaatay dagaalka kasocda Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg","datePublished":"2021-04-29T19:47:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/51531_20190228T132804Z_1347560577_RC1E90B3B420_RTRMADP_3_SOMALIASECURITY_1552316261880.jpg","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-goaan-midaysan-ka-qaatay-dagaalka-kasocda-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amisom oo go\u2019aan midaysan ka qaatay dagaalka kasocda Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159208"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159210,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159208\/revisions\/159210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159209"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}