{"id":159310,"date":"2021-05-03T23:12:53","date_gmt":"2021-05-03T20:12:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159310"},"modified":"2021-05-03T23:14:17","modified_gmt":"2021-05-03T20:14:17","slug":"xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xildhiban Fiqi oo sheeko yaableh kaqoray askari sheegay inay qanimaysanayaan idaacadaha Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Waraysiga askari ka tirsan Haramcad oo ka waramyey dhacdadii lagu qaniimaystay xarunta Warbaahinta Mustaqbal waxaa ku dhexjiray arrimo halis ah oo aan ciidan qaran laga filan karin:<br \/>\n1. Wuxuu isticmaalay erayga \u201cQaniimo\u201d oo ah eray ay kooxda shabaabku si xun u adeegsadaan marka ay xalaashanayaan xoolaha dad ay aaminsan yihiin in ay gaalo yihiin..<br \/>\n2. Wuxuu sheegay in askarta hantidaas ku qamaamtay uu qof walba wixii uu qaadan karo u fasaxan yahay oo aysan jirin isla xisaabtan iyo tirakoob lagu sameeyo wixii meeshaas laga qaaday.<\/p>\n<p>3. Wuxuu sheegay ciidankaas weerarada iyo hawlgallada ay samaynayaan in taliska Booliska ee uu hoostago aysan wax war ka heyn.<br \/>\n4. Wuxuu sheegay in ay beegsadaan warbaahinta isticmaasha erayga \u201cMadaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ama madaxweynihii hore\u201d.<br \/>\n5. Wuxuu sheegay in madaxtooyada uu ka yimaado amarka ay uga hawlgalayaan goobaha iyo shaqsiyaadka ay weeraraan.<br \/>\n6. Wuxuu sheegay qaar ka mid ah idaacadaha Muqdisho ka hawlgala in weerarada soo socda ay ku soo wajahan yihiin asagoo sidoo kale magacaabay qaar ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka guryahooda in la qaniimaysto in ay amarkeeda haystaan.<br \/>\nLa yaab waxa leh askari ka tirsan ciidamo qaran inuu isticmaalo asagoon la qasbayn erayo la mid ah kuwa shabaabku sida xun ugu isticmaalaan boobka hantida dadka.<br \/>\nWaxaase in la isweydiiyo mudan ciidamadii amniga dalka in ay ilaaliyaan loo soo tababaray yo in ay ka hortagaan argagixisada in ay noqdaan kuwo erayo dhibaya Farmaajo hawlgaladooda saldhig looga dhigo, amarkana ka qaata xafiiska Villa Somalia.<br \/>\nWiilkan dhallinyarada ah ee waraysiga bixinayey waxaa ka muuqatay degenaan iyo inuu iska rogayey eedo si gaar ah asaga dusha looga tuuray balse wuxuu daaha ka rogay arrimo dadka badankiisu aysan ogeyn laakin in muddo ah dad xog ogaal ahi ay sheegi jireen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7XOeplSRcu8\" width=\"860\" height=\"484\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waraysiga askari ka tirsan Haramcad oo ka waramyey dhacdadii lagu qaniimaystay xarunta Warbaahinta Mustaqbal waxaa ku dhexjiray arrimo halis ah oo aan ciidan qaran laga filan karin: 1. Wuxuu isticmaalay erayga \u201cQaniimo\u201d oo ah eray ay kooxda shabaabku si xun u adeegsadaan marka ay xalaashanayaan xoolaha dad ay aaminsan yihiin in ay gaalo yihiin.. 2. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhiban Fiqi oo sheeko yaableh kaqoray askari sheegay inay qanimaysanayaan idaacadaha Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhiban Fiqi oo sheeko yaableh kaqoray askari sheegay inay qanimaysanayaan idaacadaha Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waraysiga askari ka tirsan Haramcad oo ka waramyey dhacdadii lagu qaniimaystay xarunta Warbaahinta Mustaqbal waxaa ku dhexjiray arrimo halis ah oo aan ciidan qaran laga filan karin: 1. Wuxuu isticmaalay erayga \u201cQaniimo\u201d oo ah eray ay kooxda shabaabku si xun u adeegsadaan marka ay xalaashanayaan xoolaha dad ay aaminsan yihiin in ay gaalo yihiin.. 2. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-03T20:12:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-03T20:14:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/\",\"name\":\"Xildhiban Fiqi oo sheeko yaableh kaqoray askari sheegay inay qanimaysanayaan idaacadaha Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-05-03T20:12:53+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-03T20:14:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhiban Fiqi oo sheeko yaableh kaqoray askari sheegay inay qanimaysanayaan idaacadaha Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhiban Fiqi oo sheeko yaableh kaqoray askari sheegay inay qanimaysanayaan idaacadaha Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhiban Fiqi oo sheeko yaableh kaqoray askari sheegay inay qanimaysanayaan idaacadaha Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waraysiga askari ka tirsan Haramcad oo ka waramyey dhacdadii lagu qaniimaystay xarunta Warbaahinta Mustaqbal waxaa ku dhexjiray arrimo halis ah oo aan ciidan qaran laga filan karin: 1. Wuxuu isticmaalay erayga \u201cQaniimo\u201d oo ah eray ay kooxda shabaabku si xun u adeegsadaan marka ay xalaashanayaan xoolaha dad ay aaminsan yihiin in ay gaalo yihiin.. 2. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-03T20:12:53+00:00","article_modified_time":"2021-05-03T20:14:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/","name":"Xildhiban Fiqi oo sheeko yaableh kaqoray askari sheegay inay qanimaysanayaan idaacadaha Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.jpeg","datePublished":"2021-05-03T20:12:53+00:00","dateModified":"2021-05-03T20:14:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-oo-sheeko-yaableh-kaqoray-askari-sheegay-inay-animaysanayaan-idaacadaha-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhiban Fiqi oo sheeko yaableh kaqoray askari sheegay inay qanimaysanayaan idaacadaha Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159310"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159310"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159313,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159310\/revisions\/159313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159311"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}