{"id":159471,"date":"2021-05-13T10:57:08","date_gmt":"2021-05-13T07:57:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159471"},"modified":"2021-05-13T10:57:08","modified_gmt":"2021-05-13T07:57:08","slug":"df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"DF oo diidan inuu dalka soo galo ergeyga Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan guddoomiyaha Midowga Afrika ku war-gelisay in Soomaaliya aan looga baahneyn Ergeyga uu 7-dii bishan May usoo magacaabay ayaa hadda u diidan in uu dalka soo galo, sida ay ilo xog ogaal ah xaqiijiyeen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa horay ugu gacan seyray dalabkii dowladda Soomaaliya ee ahaa in laga laabto ergeyga cusub oo ah madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama oo ay ku eedeysay inuu xiriir dhow la leeyahay Kenya.<\/p>\n<p>dowladda Soomaaliya ay qaadatay go\u2019aan ah in ergeygaas uusan soo gelin dalka, haddii Midowga Afrika aanu ka laaban magacaabistiisa.<\/p>\n<p>Warqad uu Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq u diray Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo ku taariikheysan 9-kii bishan May, ayey dawladda Soomaaliya ku cadeysay in aysan taageero siin doonin John Mahama oo ah madaxweynihii hore ee dalka Ghana, saaxiib dhowna la ah Kenyaanka sida ay ku doodeen mas\u2019uuliyiinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Soomaaliya waxay ku dooday in haatan hannaanka heshiis lagu wada yahay uu bilaabay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, isla markaana 20-ka bishan May loo balansan yahay shir guud oo lagu dhameynayo madmadow hor taagan in la qabto doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Warqadda uu wasiirku u diray Midowga Afrika waxaa kaloo lagu sheegay in magacaabistan ay jahawareer iyo siyaasadayn gelin karto howsha doorashada ee uu haatan guda galay Ra\u2019iisul Wasaare Rooble.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan guddoomiyaha Midowga Afrika ku war-gelisay in Soomaaliya aan looga baahneyn Ergeyga uu 7-dii bishan May usoo magacaabay ayaa hadda u diidan in uu dalka soo galo, sida ay ilo xog ogaal ah xaqiijiyeen. Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa horay ugu gacan seyray dalabkii dowladda Soomaaliya ee ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159471","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF oo diidan inuu dalka soo galo ergeyga Midowga Afrika - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF oo diidan inuu dalka soo galo ergeyga Midowga Afrika - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan guddoomiyaha Midowga Afrika ku war-gelisay in Soomaaliya aan looga baahneyn Ergeyga uu 7-dii bishan May usoo magacaabay ayaa hadda u diidan in uu dalka soo galo, sida ay ilo xog ogaal ah xaqiijiyeen. Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa horay ugu gacan seyray dalabkii dowladda Soomaaliya ee ahaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-13T07:57:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/\",\"name\":\"DF oo diidan inuu dalka soo galo ergeyga Midowga Afrika - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-05-13T07:57:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama.jpeg\",\"width\":1928,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF oo diidan inuu dalka soo galo ergeyga Midowga Afrika\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF oo diidan inuu dalka soo galo ergeyga Midowga Afrika - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF oo diidan inuu dalka soo galo ergeyga Midowga Afrika - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan guddoomiyaha Midowga Afrika ku war-gelisay in Soomaaliya aan looga baahneyn Ergeyga uu 7-dii bishan May usoo magacaabay ayaa hadda u diidan in uu dalka soo galo, sida ay ilo xog ogaal ah xaqiijiyeen. Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa horay ugu gacan seyray dalabkii dowladda Soomaaliya ee ahaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-13T07:57:08+00:00","og_image":[{"width":1928,"height":1364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/","name":"DF oo diidan inuu dalka soo galo ergeyga Midowga Afrika - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama.jpeg","datePublished":"2021-05-13T07:57:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama.jpeg","width":1928,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-diidan-inuu-dalka-soo-galo-ergeyga-midowga-afrika\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF oo diidan inuu dalka soo galo ergeyga Midowga Afrika"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159471"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159471"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159474,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159471\/revisions\/159474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159472"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}