{"id":159530,"date":"2021-05-14T14:47:18","date_gmt":"2021-05-14T11:47:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159530"},"modified":"2021-05-14T14:47:18","modified_gmt":"2021-05-14T11:47:18","slug":"taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/","title":{"rendered":"Taliye kuxigeenka Booliska  Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo + Ujeedka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159531\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1-300x179.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1-696x416.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1-703x420.jpg 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda Jen. Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif).<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ayaa waxaa Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug, Mas\u2019uuliyiinta degmada iyo Saraakiil kale.<\/p>\n<p>Ujeedka Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Kaniif ee Gaalkacyo ayaa waxaa uu yahay xal ka gaarista qalalaaso ka dhashay dilkii dhawaan halkaas loogu gaystay Sheekh Cali Axmed Faarax (Sheekh Cali Dheere) oo la tilmaamay inuu ahaa Samafale.<\/p>\n<p>Sidoo kale inta uu Taliye ku-xigeenka ku sugan yahay Magaalada ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaatan doonaa Saraakiisha Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug iyo Mas\u2019uuliyiinta degmada.<\/p>\n<p>Si kastaba rag katirsan ciidanka ayaa maalmo kahor Gaalkacyo ku dilay Sheekh Cali Axmed Faarax, kadib markii ay afduubteen, waxaana Galmudug ay sheegtay inay wadaan baaritaano ku aadan falkaaa dhacay, iyagoo u Guddi u saaray baarista dhacdada.<br \/>\nshalayna waxaa magaalada Galkacyo kadhayay banaan baxyo arintaan looga cabanayay .<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lFXYAQ1M54g\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda Jen. Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif). Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ayaa waxaa Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug, Mas\u2019uuliyiinta degmada iyo Saraakiil kale. Ujeedka Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Kaniif ee Gaalkacyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159531,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159530","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliye kuxigeenka Booliska Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo + Ujeedka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliye kuxigeenka Booliska Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo + Ujeedka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda Jen. Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif). Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ayaa waxaa Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug, Mas\u2019uuliyiinta degmada iyo Saraakiil kale. Ujeedka Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Kaniif ee Gaalkacyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-14T11:47:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/\",\"name\":\"Taliye kuxigeenka Booliska Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo + Ujeedka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-14T11:47:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliye kuxigeenka Booliska Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo + Ujeedka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliye kuxigeenka Booliska Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo + Ujeedka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliye kuxigeenka Booliska Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo + Ujeedka - Wardoon","og_description":"Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda Jen. Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif). Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ayaa waxaa Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug, Mas\u2019uuliyiinta degmada iyo Saraakiil kale. Ujeedka Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Kaniif ee Gaalkacyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-14T11:47:18+00:00","og_image":[{"width":720,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/","name":"Taliye kuxigeenka Booliska Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo + Ujeedka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg","datePublished":"2021-05-14T11:47:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/FB_IMG_1620980338898-720x430-1.jpg","width":720,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-kuxigeenka-booliska-oo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-ujeedka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliye kuxigeenka Booliska Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo + Ujeedka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159530"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159532,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159530\/revisions\/159532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159531"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}