{"id":159587,"date":"2021-05-16T18:12:43","date_gmt":"2021-05-16T15:12:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159587"},"modified":"2021-05-16T18:15:04","modified_gmt":"2021-05-16T15:15:04","slug":"askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/","title":{"rendered":"Askari ka tirsanaa ciidanka bad-baado qaran oo laqaarijiyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159589\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Mid ka mid ah askartii ciidamada dowladda ee ku biiray ciidanka bad-baado qaran ee kasoo horjeeday muddo kororsiga madaxweynaha ayaa saacadihii lasoo dhaafay meydkiisa laga helay agagaarka Iskuul Buluusiya ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Marxuumka oo si arxan darro ah loo dilay ayaa waxaa meydkiisa lasoo dhigay, isaga oo xiran dharka ciidanka god qashin ah oo ku yaalla agagaarka Iskuul Buluusiya.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah ehellada marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jiray Maxamed Muqtaar (Maxamed Deeqow) ayaa sheegay inay waayeen wiilkooda, kadibna loo soo sheegay in meydkiisa uu yaallo nawaaxiga xerada Generaal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Deeqow ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada nabad sugida, gaar ahaan Unuga Duufaan, waxaana wararka ay sheegayaa in dhawaan looga yeeray taliska hay\u2019adda NISA, si uu dib ugu laabto shaqadiisa, maadaama xal laga gaaray xiisadii ka taagneyd Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cGeeridu kala xanuun badan walaalkay aa aduunka ugu jecla mohamed muktar mohamed Mahamed Muqtar ilaahay hakuu naxariisto. Gacan kaa xaqdaran aa ku dishay qabriga ilaahay hakuu waasiciyo kitaabkaaga gacanta midig ilaahay hakaa siiyo, \u201dayuu yiri Cabdiraxmaan Muqtaar Maxamed oo ay walaalo yihiin marxuumka.<\/p>\n<p>Ma jiro weli wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aadan falkan dilka ah ee loo geystay marxuum Maxamed Muqtaar Maxamed Deeqow.<\/p>\n<p>Si kastaba dhacdadan ayaa kusoo aadeyso, iyada oo horey ay mucaaradka uga digeen in la beegsado askarta iyo saraakiisha ka horyimid muddo kordhintii labada sano aheyd ee loo sameeyey madaxweyne Farmaajo, taas oo mar dambe uu ka noqday golaha shacabka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159588\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186503283_10159008155309342_2323412489311925249_n.jpg\" alt=\"\" width=\"487\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186503283_10159008155309342_2323412489311925249_n.jpg 487w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186503283_10159008155309342_2323412489311925249_n-152x300.jpg 152w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186503283_10159008155309342_2323412489311925249_n-213x420.jpg 213w\" sizes=\"(max-width: 487px) 100vw, 487px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid ka mid ah askartii ciidamada dowladda ee ku biiray ciidanka bad-baado qaran ee kasoo horjeeday muddo kororsiga madaxweynaha ayaa saacadihii lasoo dhaafay meydkiisa laga helay agagaarka Iskuul Buluusiya ee Muqdisho. Marxuumka oo si arxan darro ah loo dilay ayaa waxaa meydkiisa lasoo dhigay, isaga oo xiran dharka ciidanka god qashin ah oo ku yaalla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159589,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159587","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askari ka tirsanaa ciidanka bad-baado qaran oo laqaarijiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askari ka tirsanaa ciidanka bad-baado qaran oo laqaarijiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mid ka mid ah askartii ciidamada dowladda ee ku biiray ciidanka bad-baado qaran ee kasoo horjeeday muddo kororsiga madaxweynaha ayaa saacadihii lasoo dhaafay meydkiisa laga helay agagaarka Iskuul Buluusiya ee Muqdisho. Marxuumka oo si arxan darro ah loo dilay ayaa waxaa meydkiisa lasoo dhigay, isaga oo xiran dharka ciidanka god qashin ah oo ku yaalla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-16T15:12:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-16T15:15:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/\",\"name\":\"Askari ka tirsanaa ciidanka bad-baado qaran oo laqaarijiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-16T15:12:43+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-16T15:15:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askari ka tirsanaa ciidanka bad-baado qaran oo laqaarijiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askari ka tirsanaa ciidanka bad-baado qaran oo laqaarijiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askari ka tirsanaa ciidanka bad-baado qaran oo laqaarijiyay - Wardoon","og_description":"Mid ka mid ah askartii ciidamada dowladda ee ku biiray ciidanka bad-baado qaran ee kasoo horjeeday muddo kororsiga madaxweynaha ayaa saacadihii lasoo dhaafay meydkiisa laga helay agagaarka Iskuul Buluusiya ee Muqdisho. Marxuumka oo si arxan darro ah loo dilay ayaa waxaa meydkiisa lasoo dhigay, isaga oo xiran dharka ciidanka god qashin ah oo ku yaalla [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-16T15:12:43+00:00","article_modified_time":"2021-05-16T15:15:04+00:00","og_image":[{"width":720,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/","name":"Askari ka tirsanaa ciidanka bad-baado qaran oo laqaarijiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg","datePublished":"2021-05-16T15:12:43+00:00","dateModified":"2021-05-16T15:15:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/186560001_1205537436515738_633338711611301041_n.jpg","width":720,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsanaa-ciidanka-bad-baado-qaran-oo-laqaarijiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askari ka tirsanaa ciidanka bad-baado qaran oo laqaarijiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159587"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159587"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159591,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159587\/revisions\/159591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159589"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}