{"id":159592,"date":"2021-05-16T19:18:51","date_gmt":"2021-05-16T16:18:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159592"},"modified":"2021-05-17T10:34:00","modified_gmt":"2021-05-17T07:34:00","slug":"sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/","title":{"rendered":"Sanator Muuse Suudi:- Rooble adigaa damaanad qaaday Amniga, askarigii la dilay adigaa laguu haystaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dil si arxan darro ah magaalada Muqdisho loogu geystay askari ka tirsanaa ciidankii Badbaado Qaran ee ka hor tagay mudo kororsigii Farmaajo iyo gabar Weriye ah oo maanta ay jir dileen Taliyaha saldhigga booliska ee degmada Xamarweyne iyo askar uu watay.<\/p>\n<p>Senatorka oo fariin u diray ra\u2019iisul wasaare Rooble ayaa ka dalbaday inuu jawaab deg deg ah ka bixiyo labadaas dhacdo ee mid lagu dilay askariga, midna lagu jir dilay Weriyaha.<\/p>\n<p>\u201cWaxan leeyahay ra\u2019iisul wasaareheena, amniyaad balan qaaday, nin askari ah ayaa la dilay oo qashin-qub la dhex dhigay, markii aad amniga balan qaaday kadib, gabar Weriye ah ayuu gacanta ula tegay taliyaha saldhigga Xamarweyne oo qalabkii ka jejebiyey, labadaas dembi ra\u2019iisul wasaare adigaa laguu heystaa,\u201d ayuu yiri Xaaji Muuse Suudi.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hadii uu Rooble tallaabo ka qaado ragii geystay labadaas dembi ee dilka iyo jir dilka kala ah uu noqonayo in ka soo baxay balantii uu ka qaaday shacabka, laakiin hadii uu wax ka qaban waayo uu noqonayo nin gadaashiisa uu Farmaajo wax uga dheelaayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Sanetorka ayaa xasuusiyey ra\u2019iisul wasaaraha in dhamaan dadka Soomaliyeed ay wada adeeceen markii uu balan qaadyada u sameeyey.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa soo haray xoolahaan loogu deeqaayo ciidanka Badbaado Qaran istaagi maayaan, ra\u2019iisul wasaare ciidankii magaalada waan ka saarnay, jidadka waan furnay, howsha waan kaaga dambeynaa, laakiin Farmaajo oo meesha aan ka bixin Geellu joogsa maayo, Iduhu joogsan maayaan, lana seexan maayo,\u201d ayuu yiri Senator Muuse Suudi Yalaxow.<\/p>\n<p>Askariga la dilay ayaa la sheegay inuu qeyb ka qaatay dadaalladii looga hor tegayey mudo kororsigii fashilmay ee Farmaajo, waxaana shalay meydkiisa laga helay goob qashin-qub ah oo u dhaw dugsiga tababarrada booliska Soomaaliya ee Jeneraal Kaahiye.<\/p>\n<p>Sidoo kale askar uu watay Taliyaha saldhigga booliska ee degmada Xamarweyne ayaa maanta Talada Xaawo-taako ee afaafka hore ee madaxtooyada ku jir dishay Weriye Fardowso Maxamuud Sahal oo ka tirsan shaqaalaha Radio Kulmiye, xilli ay ku howlaneed tebinta dibadbaxyo ay dhigayeen waalidiinta askartii la waayey ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea.<\/p>\n<p>Weriye Fardowso ayaa sheegay inay dhaawacyo ka soo gaareen gacanta iyo sinta, kadib markii ay laamiga ku garaaceen askartii uu watay taliyaha saldhigga Xamarweyne, sidoo kale Taliyaha ayey sheegtay inuu gacantiisa uga qaaday talefoonkeedii iyo qalabkii ay ku howlgaleysay ee warbaahinta.<\/p>\n<p>Senator Muuse Suudi ayaa amarka falalkaas ku eedeeyey inuu bixiyey madaxweyne Farmaajo, isagoo ra\u2019iisul wasaare Rooble ka dalbaday inuu ka hor tago aar gudasha uu Farmaajo ka wado gadaashiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=315&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F630980013712453%2Fvideos%2F1361994214181187%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dil si arxan darro ah magaalada Muqdisho loogu geystay askari ka tirsanaa ciidankii Badbaado Qaran ee ka hor tagay mudo kororsigii Farmaajo iyo gabar Weriye ah oo maanta ay jir dileen Taliyaha saldhigga booliska ee degmada Xamarweyne iyo askar uu watay. Senatorka oo fariin u diray ra\u2019iisul wasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159593,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sanator Muuse Suudi:- Rooble adigaa damaanad qaaday Amniga, askarigii la dilay adigaa laguu haystaa&#039;&#039; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sanator Muuse Suudi:- Rooble adigaa damaanad qaaday Amniga, askarigii la dilay adigaa laguu haystaa&#039;&#039; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dil si arxan darro ah magaalada Muqdisho loogu geystay askari ka tirsanaa ciidankii Badbaado Qaran ee ka hor tagay mudo kororsigii Farmaajo iyo gabar Weriye ah oo maanta ay jir dileen Taliyaha saldhigga booliska ee degmada Xamarweyne iyo askar uu watay. Senatorka oo fariin u diray ra\u2019iisul wasaare [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-16T16:18:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-17T07:34:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-38.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"998\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"684\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/\",\"name\":\"Sanator Muuse Suudi:- Rooble adigaa damaanad qaaday Amniga, askarigii la dilay adigaa laguu haystaa'' - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-38.png\",\"datePublished\":\"2021-05-16T16:18:51+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-17T07:34:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-38.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-38.png\",\"width\":998,\"height\":684},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sanator Muuse Suudi:- Rooble adigaa damaanad qaaday Amniga, askarigii la dilay adigaa laguu haystaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sanator Muuse Suudi:- Rooble adigaa damaanad qaaday Amniga, askarigii la dilay adigaa laguu haystaa'' - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sanator Muuse Suudi:- Rooble adigaa damaanad qaaday Amniga, askarigii la dilay adigaa laguu haystaa'' - Wardoon","og_description":"Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dil si arxan darro ah magaalada Muqdisho loogu geystay askari ka tirsanaa ciidankii Badbaado Qaran ee ka hor tagay mudo kororsigii Farmaajo iyo gabar Weriye ah oo maanta ay jir dileen Taliyaha saldhigga booliska ee degmada Xamarweyne iyo askar uu watay. Senatorka oo fariin u diray ra\u2019iisul wasaare [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-16T16:18:51+00:00","article_modified_time":"2021-05-17T07:34:00+00:00","og_image":[{"width":998,"height":684,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-38.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/","name":"Sanator Muuse Suudi:- Rooble adigaa damaanad qaaday Amniga, askarigii la dilay adigaa laguu haystaa'' - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-38.png","datePublished":"2021-05-16T16:18:51+00:00","dateModified":"2021-05-17T07:34:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-38.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-38.png","width":998,"height":684},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanator-muuse-suudi-rooble-adigaa-damaanad-qaaday-amniga-askarigii-la-dilay-adigaa-laguu-haystaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sanator Muuse Suudi:- Rooble adigaa damaanad qaaday Amniga, askarigii la dilay adigaa laguu haystaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159592"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159592"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159595,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159592\/revisions\/159595"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159593"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}