{"id":159606,"date":"2021-05-18T12:00:24","date_gmt":"2021-05-18T09:00:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159606"},"modified":"2021-05-18T12:14:45","modified_gmt":"2021-05-18T09:14:45","slug":"maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maxkamadda ciidamada oo go\u2019aan kagaartay dilkii DHAGAJUUN"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159607\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa go\u2019aan rasmi ah kasoo saartay kiiska dilkii loo geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, Marxuum Cabdixakiin C\/raxmaan Ciise (Dhagajuun).<\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada ayaa maanta oo Tallaado ah ku dhowaaqday xukunka lagu ridday eedeysanayaasha kiiskan oo loo heystay illaa 6 askari oo uu ku jiro taliyihii hore ee sladhigga Booliska degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir, Shuceyb Cabdi Maxamed.<\/p>\n<p>Sidoo kale maxkamadeynta raggaan ayaa soo martay heerar kala duwan, waxaana horey xeer ilaalinta maxkamadda u sheegtay in dilka Dhagajuun uu ahaa mid si ula kac ah loo geystay, kuna ogaadeen baarista la sameeyay iyo warbixinada guddiga loo saaray dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida, Xasan Cali Nuur oo ku dhowaaqay go\u2019aanka maxkamadda ayaa sheegay in taliyihii hore ee booliska degmada Howlwadaag Gaashaanle Shceyb Cabdi Maxamed lagu ridday xukun 5-sanno oo xabsi ciidan ah, halka sidoo kale Dable Boolis Bishaar Axmed Cabdi lagu xukumay 5 sano, kaas oo haatan baxsad ah, ayna ku raad joogaan saraakiisha laamaha ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiyaha maxkamadda ayaa sheegay in min labo sano xabsi ciidan ah lagu xukumay eedeysanayaasha kala ah Jamaal Isaaq Cali, Dhiblaawe Ibraahim Yuusuf, Faarax Sabriye Afrax iyo Kulmi Kaariye Cali, kuwaasi oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Ahhriso Magacyada eedeesanayaasha iyo xukumada lagu riday<\/strong><\/p>\n<p>1-Gasahaanle Shuceyb Cabdi Maxamed ayaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ciidan<\/p>\n<p>2- Dable Bishaar Axmed Cabdi oo baxsad ah ayaa lagu xukumay 5-sano oo xabsi ah<\/p>\n<p>3-Jamaal Isxaaq Cali ayaa lagu xukumay labo sano oo xabsi ciidan ah<\/p>\n<p>4-Dhiblaawe Ibraahim Yuusuf ayaa isna lagu xukumay labo sano oo xabsi ciidan<\/p>\n<p>5-Kulmiye Kaariye Cali ayaa maxkamada ku xukuntay labo sano oo xabsi ciidan ah<\/p>\n<p>6-Faaraxd Sabriye Afrax ayaa sidoo kale lagu xukumay labo sano oo xabsi ah.<\/p>\n<p>Waxa kale oo xabsiga usii dheer in ay bixiyaan magta (Diyada) marxuum Cabdixakiin Cabdiraxmaan Ciise Dhega-juun, Ibraahim Abuukar Cismaan &amp; Liibaan Xasan Liibaan oo rasaasta lagu furay uu dhaawac kasoo gaaray.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Marxuum Cabdixakiin Dhagajuun ayaa xilli habeen ah, gaar ahaan 21-kii Janaayo ee sanadkan 2021 lagu dilay isgoyska Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho, saacado kadib markii uu kasoo laabtay dalka Turkiga oo caafimaad loogu qaaday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Xo143XPZ_Ow\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa go\u2019aan rasmi ah kasoo saartay kiiska dilkii loo geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, Marxuum Cabdixakiin C\/raxmaan Ciise (Dhagajuun). Maxkamadda ciidamada ayaa maanta oo Tallaado ah ku dhowaaqday xukunka lagu ridday eedeysanayaasha kiiskan oo loo heystay illaa 6 askari oo uu ku jiro taliyihii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maxkamadda ciidamada oo go\u2019aan kagaartay dilkii DHAGAJUUN - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maxkamadda ciidamada oo go\u2019aan kagaartay dilkii DHAGAJUUN - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa go\u2019aan rasmi ah kasoo saartay kiiska dilkii loo geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, Marxuum Cabdixakiin C\/raxmaan Ciise (Dhagajuun). Maxkamadda ciidamada ayaa maanta oo Tallaado ah ku dhowaaqday xukunka lagu ridday eedeysanayaasha kiiskan oo loo heystay illaa 6 askari oo uu ku jiro taliyihii hore [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-18T09:00:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-18T09:14:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maxkamadda ciidamada oo go\u2019aan kagaartay dilkii DHAGAJUUN - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-18T09:00:24+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-18T09:14:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maxkamadda ciidamada oo go\u2019aan kagaartay dilkii DHAGAJUUN\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maxkamadda ciidamada oo go\u2019aan kagaartay dilkii DHAGAJUUN - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maxkamadda ciidamada oo go\u2019aan kagaartay dilkii DHAGAJUUN - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa go\u2019aan rasmi ah kasoo saartay kiiska dilkii loo geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, Marxuum Cabdixakiin C\/raxmaan Ciise (Dhagajuun). Maxkamadda ciidamada ayaa maanta oo Tallaado ah ku dhowaaqday xukunka lagu ridday eedeysanayaasha kiiskan oo loo heystay illaa 6 askari oo uu ku jiro taliyihii hore [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-18T09:00:24+00:00","article_modified_time":"2021-05-18T09:14:45+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/","name":"DAAWO:-Maxkamadda ciidamada oo go\u2019aan kagaartay dilkii DHAGAJUUN - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg","datePublished":"2021-05-18T09:00:24+00:00","dateModified":"2021-05-18T09:14:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Dhagajuun.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-goaan-kagaartay-dilkii-dhagajuun\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maxkamadda ciidamada oo go\u2019aan kagaartay dilkii DHAGAJUUN"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159606"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159606"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159615,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159606\/revisions\/159615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159607"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}