{"id":159614,"date":"2021-05-18T12:23:20","date_gmt":"2021-05-18T09:23:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159614"},"modified":"2021-05-18T12:23:20","modified_gmt":"2021-05-18T09:23:20","slug":"guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo shaqada laga eryay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159617\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688-300x203.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>Aqalka Senetka dalka Kenya ayaa u coddeeyay in xilka laga qaado guddoomiyihii gobolka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud kaddib markii ay u coddeeyeen xil ka qaadistiisa 25 xubnood oo ka tirsan Aqalka.<\/p>\n<p>Barasaabka ismaamulka Wajeer ayaa waxaa horey xil ka qaadis ugu sameeyay golaha wakiilka ee ismaamulka Wajeer.<br \/>\nAqalka Senetka ka hor waxaa xil ka qaadistiisa u codeeyay Golaha wakiilada oo markii danbe go&#8217;aanka ay gaareen u soo gudbiyay Aqalka Senetka oo ugu danbeyntii ku raacay Golaha Wakiilada<\/p>\n<p>Waxaa lagu eedeeyay guddoomiyaha in uu jabiyay sharciga dowladda ismaamulka Wajeer iyo in uu ku tuntay sharciga qandaraas bixinta.<\/p>\n<p>Waxaa uu barasaabkii ismamulka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud noqonayaa barasaabkii ugu horeeyay ee ka soo jeeda gobolka ay Soomaalida degto ee Waqooyi bari Kenya oo xil ka qaadis lagu sameeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqalka Senetka dalka Kenya ayaa u coddeeyay in xilka laga qaado guddoomiyihii gobolka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud kaddib markii ay u coddeeyeen xil ka qaadistiisa 25 xubnood oo ka tirsan Aqalka. Barasaabka ismaamulka Wajeer ayaa waxaa horey xil ka qaadis ugu sameeyay golaha wakiilka ee ismaamulka Wajeer. Aqalka Senetka ka hor waxaa xil ka qaadistiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo shaqada laga eryay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo shaqada laga eryay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aqalka Senetka dalka Kenya ayaa u coddeeyay in xilka laga qaado guddoomiyihii gobolka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud kaddib markii ay u coddeeyeen xil ka qaadistiisa 25 xubnood oo ka tirsan Aqalka. Barasaabka ismaamulka Wajeer ayaa waxaa horey xil ka qaadis ugu sameeyay golaha wakiilka ee ismaamulka Wajeer. Aqalka Senetka ka hor waxaa xil ka qaadistiisa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-18T09:23:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/\",\"name\":\"Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo shaqada laga eryay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-18T09:23:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg\",\"width\":600,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo shaqada laga eryay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo shaqada laga eryay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo shaqada laga eryay - Wardoon","og_description":"Aqalka Senetka dalka Kenya ayaa u coddeeyay in xilka laga qaado guddoomiyihii gobolka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud kaddib markii ay u coddeeyeen xil ka qaadistiisa 25 xubnood oo ka tirsan Aqalka. Barasaabka ismaamulka Wajeer ayaa waxaa horey xil ka qaadis ugu sameeyay golaha wakiilka ee ismaamulka Wajeer. Aqalka Senetka ka hor waxaa xil ka qaadistiisa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-18T09:23:20+00:00","og_image":[{"width":600,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/","name":"Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo shaqada laga eryay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg","datePublished":"2021-05-18T09:23:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021518637568981374180688.jpg","width":600,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-gobolka-wajeer-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo shaqada laga eryay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159614"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159614"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159618,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159614\/revisions\/159618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159617"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}