{"id":159622,"date":"2021-05-19T11:14:35","date_gmt":"2021-05-19T08:14:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159622"},"modified":"2021-05-19T11:14:35","modified_gmt":"2021-05-19T08:14:35","slug":"kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/","title":{"rendered":"Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159623\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png\" alt=\"\" width=\"849\" height=\"475\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png 849w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda-300x168.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda-768x430.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda-696x389.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda-751x420.png 751w\" sizes=\"(max-width: 849px) 100vw, 849px\" \/>Warbaahinta Kenya ayaa werineysa in Soomaaliya iyo Kenya ay gaareen heshiis ay Qatar ka shaqeysay oo ay si siman ugu wadaagayaan dakhliga kasoo xarooda shidaalka iyo gaaska laga soo saaro dhul badeedka Soomaaliya ee Kenya ay muranka gelisay.<\/p>\n<p>Wargeyska The Star ayaa qoray inuu arkay warqadaha heshiiska oo dhigaya saami wadaag ah 50:50, kaasi oo la filayo in dhowaan lagu saxiixo Doha, sida uu sheegay.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadal heshiiskan la sheegay, hase yeeshee waxay horey u beenisay in madaxweyne Farmaajo uu kulan ku saabsan arrinta badda Doha kula yeelanayo Uhuru Kenyatta. Waxay sidoo kale sheegtay in kiiska badda iyo xiriirka lasoo celiyey ee Kenya aysan isku xirneyn.<\/p>\n<p>Qatar ayaa saami ku leh shirkadda shidaalka ee Talyaaniga ee Eni, oo shidaal sahmin ka sameyneysa xirmooyin ku yaalla dhulka muranka ay gelisay Kenya, heshiiskaas oo ay la gashay dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Shirkadda Qatar Petroleum ayaa sidoo kale heshiis la gashay shirkadda shidaalka ee Faransiiska ee Total, taasi oo ayada oo ay wehliso Eni ay leeyihiin 25% xirmooyinka shidaalka ee L11A, L11B iyo L12, kuwaas oo aan ka tirsaneyn dhul-badeedka ay muranka gelisay Kenya.<\/p>\n<p>Xirmooyinka shidaal ee Eni ay ka iibisay Qatar ayaa la rumeysan yahay in cabirkooda uu dhan yahay 15,000 oo isku wareeg feet ah. Qatar ayaa qorsheysay inay shidaal sahmin ka sameyso dhulkaas sanadkii tegay, hase yeeshee ka laabatay qorshahaas ayada oo aan shaacin sababta.<\/p>\n<p>Qatar ayaa laba toddobaad kahor ku guuleysatay inay dib usoo celiso xiriirkii diblomaasi ee Soomaaliya iyo Kenya. Si kastaba, diblomaasi Qatari ah oo ku usgan Nairobi, islamarkaana codsaday inaan la magacaabin, ayaa The Star u sheegay in Qatar aysan sidaas u sameyn si ay u ilaashato danaheeda shidaalka ee dhul-badeedka.<\/p>\n<p>\u201cWaa run in Qatar Petroleum ay 2019-kii iibsatay saddex xirmo oo shidaal laga sahminayo kuna yaalla badweyne Indian Ocean, kana tirsan Kenya. Si kastaba, xirmooyinkaas kama mid ahan dhul-badeedka ay ku loolamayaan kenya iyo Sooomaaliya,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in Qatar ay xiriir ganacsi la leedahay labada dal, islamarkaana khilaaf kasta oo dhex-mara aanu u wanaagsaneyn.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.the-star.co.ke\/opinion\/columnists\/2021-02-19-no-urgency-to-start-somalia-maritime-delimitation-case\/\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta Kenya ayaa werineysa in Soomaaliya iyo Kenya ay gaareen heshiis ay Qatar ka shaqeysay oo ay si siman ugu wadaagayaan dakhliga kasoo xarooda shidaalka iyo gaaska laga soo saaro dhul badeedka Soomaaliya ee Kenya ay muranka gelisay. Wargeyska The Star ayaa qoray inuu arkay warqadaha heshiiska oo dhigaya saami wadaag ah 50:50, kaasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159623,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbaahinta Kenya ayaa werineysa in Soomaaliya iyo Kenya ay gaareen heshiis ay Qatar ka shaqeysay oo ay si siman ugu wadaagayaan dakhliga kasoo xarooda shidaalka iyo gaaska laga soo saaro dhul badeedka Soomaaliya ee Kenya ay muranka gelisay. Wargeyska The Star ayaa qoray inuu arkay warqadaha heshiiska oo dhigaya saami wadaag ah 50:50, kaasi oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-19T08:14:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"849\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"475\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/\",\"name\":\"Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png\",\"datePublished\":\"2021-05-19T08:14:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png\",\"width\":849,\"height\":475},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal - Wardoon","og_description":"Warbaahinta Kenya ayaa werineysa in Soomaaliya iyo Kenya ay gaareen heshiis ay Qatar ka shaqeysay oo ay si siman ugu wadaagayaan dakhliga kasoo xarooda shidaalka iyo gaaska laga soo saaro dhul badeedka Soomaaliya ee Kenya ay muranka gelisay. Wargeyska The Star ayaa qoray inuu arkay warqadaha heshiiska oo dhigaya saami wadaag ah 50:50, kaasi oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-19T08:14:35+00:00","og_image":[{"width":849,"height":475,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/","name":"Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png","datePublished":"2021-05-19T08:14:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Badda.png","width":849,"height":475},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-iyo-soomaaliya-oo-kala-qeybsanaya-baloogyada-shidaalka-ee-labada-dal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159622"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159624,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159622\/revisions\/159624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159623"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}