{"id":159625,"date":"2021-05-19T11:19:25","date_gmt":"2021-05-19T08:19:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159625"},"modified":"2021-05-19T11:19:25","modified_gmt":"2021-05-19T08:19:25","slug":"dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159626\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/BREAKING-NEWS.gif\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"445\" \/><\/p>\n<p>Wararka laga helayo caasimada dowlad goboleedka HirShabelle ee Jowhar ayaa ku warramaya in goor dhow dagaal culus uu ka qarxay banaanka magaaladaasi, kaas oo la\u2019isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inuu dagaalkan u dhexeeyo ciidamada dowladda, kuwa HirShabelle oo dhinac iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda magac-baxday Macawisley ee ka dagaalanta deegaano hoostaga maamulkaasi.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad fara badan oo ka tirsan kooxda Macawiisley ay saacadihii lasoo dhaafay buux dhaafiyeen deegaano dhaca duleedka magaalada Jowhar, kuwaas oo ka yimid dhinaca xiga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Booliiska maamulka HirShabelle iyaguna ay bilaabeen inay ka hortagaan dhaq-dhaqaaqa ay wado kooxdaasi, waxaana kadib sidaas ku qarxay dagaalka u dhexeeya labada dhinac.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana dadka deegaanka ay cabsi xoogleh ka muujinayaan inuu saameyn ballaaran ku yeesho dagaalkaasi, maadaama lagu kor dirirayo.<\/p>\n<p>Weli ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxaya saraakiisha ciidamada dowladda iyo HirShabelle oo ku aadan dagaalka ka socda magaalada Jowhar oo xarun u ah gobolka Sh\/ Dhexe.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa daba socda xarig loo geystay taliyihii maleeshiyaadka Macwiisley oo lagu magacaabo Yuusuf Macalin oo loo yaqaano (Dufaarow) iyo afar ka mid ah askartiisa, kuwaas oo xabsiga la dhigay kadib markii la\u2019isku qabtay lacago ay ka qaadayeen gaadiidka.<\/p>\n<p>Si kastaba Jowhar ayaa waxa ay horey ula daala-dhaceysay xaalad ka dhalatay fataahad wabiga Shabelle uu ka geystay magaaladaasi iyo sidoo kale deegaanada hoos yimaada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo caasimada dowlad goboleedka HirShabelle ee Jowhar ayaa ku warramaya in goor dhow dagaal culus uu ka qarxay banaanka magaaladaasi, kaas oo la\u2019isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inuu dagaalkan u dhexeeyo ciidamada dowladda, kuwa HirShabelle oo dhinac iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda magac-baxday Macawisley ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo caasimada dowlad goboleedka HirShabelle ee Jowhar ayaa ku warramaya in goor dhow dagaal culus uu ka qarxay banaanka magaaladaasi, kaas oo la\u2019isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inuu dagaalkan u dhexeeyo ciidamada dowladda, kuwa HirShabelle oo dhinac iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda magac-baxday Macawisley ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-19T08:19:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/BREAKING-NEWS.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/\",\"name\":\"Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/BREAKING-NEWS.gif\",\"datePublished\":\"2021-05-19T08:19:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/BREAKING-NEWS.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/BREAKING-NEWS.gif\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo caasimada dowlad goboleedka HirShabelle ee Jowhar ayaa ku warramaya in goor dhow dagaal culus uu ka qarxay banaanka magaaladaasi, kaas oo la\u2019isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inuu dagaalkan u dhexeeyo ciidamada dowladda, kuwa HirShabelle oo dhinac iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda magac-baxday Macawisley ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-19T08:19:25+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/BREAKING-NEWS.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/","name":"Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/BREAKING-NEWS.gif","datePublished":"2021-05-19T08:19:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/BREAKING-NEWS.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/BREAKING-NEWS.gif","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159625"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159627,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159625\/revisions\/159627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159626"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}