{"id":159698,"date":"2021-05-21T11:42:50","date_gmt":"2021-05-21T08:42:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159698"},"modified":"2021-05-21T11:42:50","modified_gmt":"2021-05-21T08:42:50","slug":"ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/","title":{"rendered":"Ergaygii gaarka ahaa ee Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia oo iscasilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159699\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1928\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg 1928w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-300x212.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-1024x724.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-768x543.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-1536x1087.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-100x70.jpeg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-696x492.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-1068x756.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-594x420.jpeg 594w\" sizes=\"(max-width: 1928px) 100vw, 1928px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama ayaa warqad uu u qoray guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika uga laabtay aqabalaaddiisii aheyd inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee xal u helidda is-mari waaga doorashada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mahama ayaa warqaddiisa ku sheegay in muhiimadda siyaasadeed ee sare ee shaqada loo igmaday ay u baahan tahay in ergeyga uu helo taageerada buuxda iyo wada-shaqeynta dhammaan saamileyda siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka uu qaatay Mahama ayaa yimid kadib markii dowladda federaalka ay kasoo horjeesatay magacaabistiisa ayada oo sheegtay inuu xiriir dhow la leeyahay dowladda Kenya, oo ay kala dhaxeyso xiisad siyaasadeed.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka ayaa sidoo kale warqad ay u qortay Midowga Afrika ku sheegtay in kulanka uu ra\u2019iisul wasaare Rooble isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada ee ka dhacaya Muqdisho uu ka dhiggan yahay inaan loo baahneyn ergeyga Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Mahama ayaa warqadda uu u qoray Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat waxa uu ku sheegay in taageero la\u2019aanta dowladda federaalka Soomaaliya ay halis gelin karto hanaanka oo idil, islamarkaana waxyeeleyn karto rajada dunida ay dhan ay ka qabto inuu nabad kusoo dabaalo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mahama ayaa sheegay inay ka go\u2019an tahay inuu taageero aragtida Midowga Afrika ee ku aadan Afrika oo is-dhexgasha, barwaaqo iyo nabad ah, oo Soomaaliya-na ay ku jirto.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Wardoon.net u sheegay in inkasta oo Midowga Afrika uu u diyaarsanaa inuusan ka laaban magacaabista Mahama, haddana Mahama uu garowsaday inuusan Soomaaliya ka shaqeyn karin, ayada oo aysan aqbalsaneyn dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Ma cadda, tallaabada xigta ee uu Midowga Afrika qaadi doono, waxaana suurta-gal ah inuu sugo shirka ka furmaya Muqdisho, oo haddii heshiis lagu gaaro aanu soo magacaabin ergey kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama ayaa warqad uu u qoray guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika uga laabtay aqabalaaddiisii aheyd inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee xal u helidda is-mari waaga doorashada Soomaaliya. Mahama ayaa warqaddiisa ku sheegay in muhiimadda siyaasadeed ee sare ee shaqada loo igmaday ay u baahan tahay in ergeyga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159698","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ergaygii gaarka ahaa ee Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia oo iscasilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ergaygii gaarka ahaa ee Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia oo iscasilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama ayaa warqad uu u qoray guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika uga laabtay aqabalaaddiisii aheyd inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee xal u helidda is-mari waaga doorashada Soomaaliya. Mahama ayaa warqaddiisa ku sheegay in muhiimadda siyaasadeed ee sare ee shaqada loo igmaday ay u baahan tahay in ergeyga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-21T08:42:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/\",\"name\":\"Ergaygii gaarka ahaa ee Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia oo iscasilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-05-21T08:42:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\",\"width\":1928,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ergaygii gaarka ahaa ee Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia oo iscasilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ergaygii gaarka ahaa ee Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia oo iscasilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ergaygii gaarka ahaa ee Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia oo iscasilay - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama ayaa warqad uu u qoray guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika uga laabtay aqabalaaddiisii aheyd inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee xal u helidda is-mari waaga doorashada Soomaaliya. Mahama ayaa warqaddiisa ku sheegay in muhiimadda siyaasadeed ee sare ee shaqada loo igmaday ay u baahan tahay in ergeyga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-21T08:42:50+00:00","og_image":[{"width":1928,"height":1364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/","name":"Ergaygii gaarka ahaa ee Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia oo iscasilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg","datePublished":"2021-05-21T08:42:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg","width":1928,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ergaygii-gaarka-ahaa-ee-midowga-afrika-u-soo-magacaabay-somalia-oo-iscasilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ergaygii gaarka ahaa ee Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia oo iscasilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159698"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159698"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159700,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159698\/revisions\/159700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159699"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}