{"id":159789,"date":"2021-05-23T22:48:40","date_gmt":"2021-05-23T19:48:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159789"},"modified":"2021-05-23T22:48:40","modified_gmt":"2021-05-23T19:48:40","slug":"somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/","title":{"rendered":"Somaliland oo kaqaylisay war ay sheegtay dowlada Soomaaliya +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159790\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddida tacliinta sarre ee Somaliland, ayaa ku gacan saydhay, liiska jaamacado ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay aqoonsantahay oo ay ku jiraan 5 jaamacadood oo Somaliland ku yaala.<\/p>\n<p>Guddida tacliinta sarre oo maanta magaalada Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in ayna Somaliland waxba ka khusaynin qiimaynta ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay ku samaysay jamacado ay ku jiraan kuwo Somaliland ku yaala.<\/p>\n<p>Guddida ayaa sheegtay in anay jirin jaamacado Somaliland ku yaala oo dowlada Soomaaliya ay qiimayn ku samaysay.<\/p>\n<p>\u201cWar kaa waxanu sheegayna in aanu sal iyo raad toona lahayn oo jaamacado ay yimaadena anay jirin wax ay qiimeeyena anay jirin\u201d guddoomiyaha guddida Salbeena Dirir Cabdi ayaa sida yidhi.<\/p>\n<p>\u201cKama duwana warkii ay odhan jireen hawada, badda iyo dhulka Somaliland anaga xukuna, Jamacadaha Somaliland koomishanka halkan jooga ayaa xukuma\u201d.<\/p>\n<p>\u201c5 ta jaamacadood iyo anaguba markaanu eegnay, waa xog meelaha laga urursaday oo anay waxba ka jirin\u201d yuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Guddida ayaa sheegtay in qiimaynta ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay ku samaysay jamacado Somaliland ku yaala anay waxba ka badali doonin jaamacadaha.<\/p>\n<p>Jawaabta guddida tacliinta sarre ee Somaliland ayaa timid kadib markii ay wasaarada waxbarashada ee Soomaaliya, soo bandhigtay jaamacado ay sheegtay in ay ka gudbeen qiimayn ay samaysay oo 5 jamacadood oo Somaliland ku yaala ku jiran.<\/p>\n<p>Jaamacadaha Somaliland ku yaala ee ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay ka gudbeen qiimayn ay samaysay, sidana ay ku aqoonsatay.<\/p>\n<p>Jamacada Nugaal, Laascaanood, Jaamacada Baddar, Hargaysa, Jaamacada Gollis, Hargaysa, Jaamacada Camuud, Borama, iyo Jaamacada Ello, Borama.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddida tacliinta sarre ee Somaliland, ayaa ku gacan saydhay, liiska jaamacado ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay aqoonsantahay oo ay ku jiraan 5 jaamacadood oo Somaliland ku yaala. Guddida tacliinta sarre oo maanta magaalada Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in ayna Somaliland waxba ka khusaynin qiimaynta ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay ku samaysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159789","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo kaqaylisay war ay sheegtay dowlada Soomaaliya +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo kaqaylisay war ay sheegtay dowlada Soomaaliya +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddida tacliinta sarre ee Somaliland, ayaa ku gacan saydhay, liiska jaamacado ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay aqoonsantahay oo ay ku jiraan 5 jaamacadood oo Somaliland ku yaala. Guddida tacliinta sarre oo maanta magaalada Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in ayna Somaliland waxba ka khusaynin qiimaynta ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay ku samaysay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-23T19:48:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/\",\"name\":\"Somaliland oo kaqaylisay war ay sheegtay dowlada Soomaaliya +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-23T19:48:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo kaqaylisay war ay sheegtay dowlada Soomaaliya +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo kaqaylisay war ay sheegtay dowlada Soomaaliya +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo kaqaylisay war ay sheegtay dowlada Soomaaliya +VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddida tacliinta sarre ee Somaliland, ayaa ku gacan saydhay, liiska jaamacado ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay aqoonsantahay oo ay ku jiraan 5 jaamacadood oo Somaliland ku yaala. Guddida tacliinta sarre oo maanta magaalada Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in ayna Somaliland waxba ka khusaynin qiimaynta ay dowlada Soomaaliya sheegtay in ay ku samaysay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-23T19:48:40+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/","name":"Somaliland oo kaqaylisay war ay sheegtay dowlada Soomaaliya +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg","datePublished":"2021-05-23T19:48:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021523637573628176762110.jpg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-war-ay-sheegtay-dowlada-soomaaliya-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo kaqaylisay war ay sheegtay dowlada Soomaaliya +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159789"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159789"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159791,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159789\/revisions\/159791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159790"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}