{"id":159938,"date":"2021-05-29T12:48:20","date_gmt":"2021-05-29T09:48:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159938"},"modified":"2021-05-29T13:04:01","modified_gmt":"2021-05-29T10:04:01","slug":"qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/","title":{"rendered":"Qoor Qoor oo Joojiyay dhismaha Golaha Deegaanka Balanbale"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159917\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png\" alt=\"\" width=\"715\" height=\"468\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png 715w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48-300x196.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48-696x456.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48-642x420.png 642w\" sizes=\"(max-width: 715px) 100vw, 715px\" \/><\/p>\n<p>Dowlad goboleedka Galmudug ayaa joojisay dhismaha gollaha deegaanka qaar kamid ah Degmooyin hoostaga maamulkaasi, kadib markii dhawaan heshiis laga gaaray doorashada federaalka uu muran xoogan ka taagnaa.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaarada arimaha guddaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu xaqiijiyay in la joojiyay abaabulka qabashada doorashooyinka Golaha Deegaanka ee magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo Balanbale.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle oo Warbaahinta la hadlay ayaa dhankiisa sheegay in la joojiyay dhismaha gollaha deegaanka shan degmo maadaama uu xusay in lagu galayo doorashada heer federaal ee labada aqal.<\/p>\n<p>\u201cLabo doorasho iskuma dul-qaban karno, muddo 90-cishe waxaa la laalay dhaq-dhaqaaqyada Doorashooyinka Golaha Deegaanka, Wasaaradda arrimaha Gudaha oo howshaas ku howlaneen waa in awooddeeda ay gelisaa doorashooyinka qaranka, Wufuudda imaaneysa &amp; xaqiijinta Amniga\u201d Ayuu yiri Wasiir Falagle.<\/p>\n<p>Galmudug ayaa mudooyinkan ku howlnaeed dhismaha golle deegaan ay yeeshaan degmooyinka hoostaga maamulkaasi, waxaana hakinta dhismaha gollaha deegaanka kusoo aadaya xili uu khilaaf ka dhashay qaabkii loo dhisay qaar kamid ah golahah deegaanka Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159945\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/War-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1331\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/War-6.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/War-6-243x300.jpg 243w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/War-6-831x1024.jpg 831w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/War-6-768x946.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/War-6-324x400.jpg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/War-6-696x858.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/War-6-1068x1316.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/War-6-341x420.jpg 341w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Galmudug ayaa joojisay dhismaha gollaha deegaanka qaar kamid ah Degmooyin hoostaga maamulkaasi, kadib markii dhawaan heshiis laga gaaray doorashada federaalka uu muran xoogan ka taagnaa. Qoraal kasoo baxay Wasaarada arimaha guddaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu xaqiijiyay in la joojiyay abaabulka qabashada doorashooyinka Golaha Deegaanka ee magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo Balanbale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159917,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor Qoor oo Joojiyay dhismaha Golaha Deegaanka Balanbale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor Qoor oo Joojiyay dhismaha Golaha Deegaanka Balanbale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad goboleedka Galmudug ayaa joojisay dhismaha gollaha deegaanka qaar kamid ah Degmooyin hoostaga maamulkaasi, kadib markii dhawaan heshiis laga gaaray doorashada federaalka uu muran xoogan ka taagnaa. Qoraal kasoo baxay Wasaarada arimaha guddaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu xaqiijiyay in la joojiyay abaabulka qabashada doorashooyinka Golaha Deegaanka ee magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo Balanbale. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-29T09:48:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-29T10:04:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"715\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"468\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/\",\"name\":\"Qoor Qoor oo Joojiyay dhismaha Golaha Deegaanka Balanbale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png\",\"datePublished\":\"2021-05-29T09:48:20+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-29T10:04:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png\",\"width\":715,\"height\":468},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor Qoor oo Joojiyay dhismaha Golaha Deegaanka Balanbale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor Qoor oo Joojiyay dhismaha Golaha Deegaanka Balanbale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor Qoor oo Joojiyay dhismaha Golaha Deegaanka Balanbale - Wardoon","og_description":"Dowlad goboleedka Galmudug ayaa joojisay dhismaha gollaha deegaanka qaar kamid ah Degmooyin hoostaga maamulkaasi, kadib markii dhawaan heshiis laga gaaray doorashada federaalka uu muran xoogan ka taagnaa. Qoraal kasoo baxay Wasaarada arimaha guddaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu xaqiijiyay in la joojiyay abaabulka qabashada doorashooyinka Golaha Deegaanka ee magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo Balanbale. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-29T09:48:20+00:00","article_modified_time":"2021-05-29T10:04:01+00:00","og_image":[{"width":715,"height":468,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/","name":"Qoor Qoor oo Joojiyay dhismaha Golaha Deegaanka Balanbale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png","datePublished":"2021-05-29T09:48:20+00:00","dateModified":"2021-05-29T10:04:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-48.png","width":715,"height":468},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-joojiyay-dhismaha-golaha-deegaanka-balanbale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor Qoor oo Joojiyay dhismaha Golaha Deegaanka Balanbale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159938"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159938"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159946,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159938\/revisions\/159946"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159917"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}