{"id":159943,"date":"2021-05-29T13:02:38","date_gmt":"2021-05-29T10:02:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159943"},"modified":"2021-05-29T13:02:38","modified_gmt":"2021-05-29T10:02:38","slug":"sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/","title":{"rendered":"Sharma Boy Oo Maanta Loogudbiyay Xabsiga Weyn"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159930\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"599\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg 717w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n-300x251.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n-696x581.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n-503x420.jpeg 503w\" sizes=\"(max-width: 717px) 100vw, 717px\" \/>Fannaanka Sharmaake Cabdinaasir Maxamed oo loo yaqaano Sharma Boy oo shalay lagu xiray Saldhig ku yaalla Maagaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta loo dhaadhiciyey xabsiga weyn ee Garoowe.<\/p>\n<p>Waaxda dembi baarista CID-da ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa fanaanka Sharma Boy Su\u2019aalo kala duwan ka weydiisay Shilkii gaari ee shalay ka dhacay deegaanka Buura-wadal ee Gobolka Sool, kaasi oo geystay khasaaro kala duwan.<\/p>\n<p>Sharmaake Cabdinaasir ayaa loo heystaa shilkaas dhacay oo ay ku geeriyootay Gabar saarneyd gaariga shilka galay oo uu waday Sharma Boy, waxaana shilku dhacay xili ay socdaal ku marayeen deegaanka Buura-wadal.<\/p>\n<p>Sidoo kale Shilka ayaa waxaa ku dhaawacmay laba qof kale oo gaariga saarnaa, kuwaasi oo la sheegay in dhaawacyadooda ay yihiin kuwo fudud, waxaana Maanta fanaanka loo dhaadhiciyey xabsiga weyn ee Garoowe.<\/p>\n<p>Sharmaake Cabdinaasir Maxamed ayaa maalmo kahor gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland, isagoo shalay galay shil gaari oo khasaaro geystay, iyadoona Booliska Maamulka ay sheegeen inuu socdo baaritaano ku aadan shilkaas dhacay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fannaanka Sharmaake Cabdinaasir Maxamed oo loo yaqaano Sharma Boy oo shalay lagu xiray Saldhig ku yaalla Maagaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta loo dhaadhiciyey xabsiga weyn ee Garoowe. Waaxda dembi baarista CID-da ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa fanaanka Sharma Boy Su\u2019aalo kala duwan ka weydiisay Shilkii gaari ee shalay ka dhacay deegaanka Buura-wadal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159930,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sharma Boy Oo Maanta Loogudbiyay Xabsiga Weyn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sharma Boy Oo Maanta Loogudbiyay Xabsiga Weyn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fannaanka Sharmaake Cabdinaasir Maxamed oo loo yaqaano Sharma Boy oo shalay lagu xiray Saldhig ku yaalla Maagaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta loo dhaadhiciyey xabsiga weyn ee Garoowe. Waaxda dembi baarista CID-da ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa fanaanka Sharma Boy Su\u2019aalo kala duwan ka weydiisay Shilkii gaari ee shalay ka dhacay deegaanka Buura-wadal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-29T10:02:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"717\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"599\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/\",\"name\":\"Sharma Boy Oo Maanta Loogudbiyay Xabsiga Weyn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-05-29T10:02:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg\",\"width\":717,\"height\":599},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sharma Boy Oo Maanta Loogudbiyay Xabsiga Weyn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sharma Boy Oo Maanta Loogudbiyay Xabsiga Weyn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sharma Boy Oo Maanta Loogudbiyay Xabsiga Weyn - Wardoon","og_description":"Fannaanka Sharmaake Cabdinaasir Maxamed oo loo yaqaano Sharma Boy oo shalay lagu xiray Saldhig ku yaalla Maagaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta loo dhaadhiciyey xabsiga weyn ee Garoowe. Waaxda dembi baarista CID-da ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa fanaanka Sharma Boy Su\u2019aalo kala duwan ka weydiisay Shilkii gaari ee shalay ka dhacay deegaanka Buura-wadal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-29T10:02:38+00:00","og_image":[{"width":717,"height":599,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/","name":"Sharma Boy Oo Maanta Loogudbiyay Xabsiga Weyn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg","datePublished":"2021-05-29T10:02:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/188745681_297188308792403_6998268606808280724_n.jpeg","width":717,"height":599},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharma-boy-oo-maanta-loogudbiyay-xabsiga-weyn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sharma Boy Oo Maanta Loogudbiyay Xabsiga Weyn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159943"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159943"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159944,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159943\/revisions\/159944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159930"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}