{"id":159957,"date":"2021-05-30T11:14:03","date_gmt":"2021-05-30T08:14:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159957"},"modified":"2021-05-30T11:14:03","modified_gmt":"2021-05-30T08:14:03","slug":"cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/","title":{"rendered":"Cabdi Xaashi oo kusiijeeda Pakistan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159958\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi ayaa wada-hadal saacado badan qaatay oo dhinaca Taleefoonka ah la yeeshay dhiggiisa dalka Pakistan, Sadiq Sanjrani.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka wada-hadlay arrimo dhowr ah oo quseeyo labada dal, gaar ahaan is-kaashiga dhinacyada baarlamaanka, si ay u yeeshaan wada shaqeyn toos ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale labada dhinac ayaa kulankooda kusoo hadal qaaday sidii kor loogu sii qaadi lahaa xoojinta xirirrka ay haatan leeyihiin wadamada Soomaaliya iyo Pakistan.<\/p>\n<p>Intii uu socday wada-hadalka ayaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Pakistan, Sadiq wuxuu casuumaad rasmi ah fudiyey dhiggiisa Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi, si ay labada baarlamaanka isku dhaafsadaan wufuud, iyaga ka wada-hadlaya xiriirkooda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa dhankiisa aqbalay casuumada loo fidiyey, wuxuuna dhowaan booqasho rasmi ah ku tegi doono gudaha dalka Pakistan, isaga oo intaasi ku daray in ay muhiim tahay xoojinta xiriirka labada baarlamaan, iyada oo laga duulaayo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Pakistan.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa timid, kadib kulan Jimcihii ku dhex-maray magaalada Islaamabaad ee caasimada dalka Pakistan Danjiraha safaarada Soomaaliya ee dalkaasi, Marwo Khadiija Maxamed Al-maqzuumi iyo gudoomiyaha Aqalka Sare ee Pakistan, Mr Sadiq Sanjrani.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Pakistan ayaa waxaa ka dhexeeya xiriir qoto dheer, iyada oo labada dal ay horey u yeesheen kulamo gooni gooni ah oo lagu xoojinayo iskaashiga ay leeyihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi ayaa wada-hadal saacado badan qaatay oo dhinaca Taleefoonka ah la yeeshay dhiggiisa dalka Pakistan, Sadiq Sanjrani. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada-hadlay arrimo dhowr ah oo quseeyo labada dal, gaar ahaan is-kaashiga dhinacyada baarlamaanka, si ay u yeeshaan wada shaqeyn toos ah. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159958,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Xaashi oo kusiijeeda Pakistan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Xaashi oo kusiijeeda Pakistan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi ayaa wada-hadal saacado badan qaatay oo dhinaca Taleefoonka ah la yeeshay dhiggiisa dalka Pakistan, Sadiq Sanjrani. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada-hadlay arrimo dhowr ah oo quseeyo labada dal, gaar ahaan is-kaashiga dhinacyada baarlamaanka, si ay u yeeshaan wada shaqeyn toos ah. Sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-30T08:14:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/\",\"name\":\"Cabdi Xaashi oo kusiijeeda Pakistan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-30T08:14:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Xaashi oo kusiijeeda Pakistan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Xaashi oo kusiijeeda Pakistan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Xaashi oo kusiijeeda Pakistan - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi ayaa wada-hadal saacado badan qaatay oo dhinaca Taleefoonka ah la yeeshay dhiggiisa dalka Pakistan, Sadiq Sanjrani. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada-hadlay arrimo dhowr ah oo quseeyo labada dal, gaar ahaan is-kaashiga dhinacyada baarlamaanka, si ay u yeeshaan wada shaqeyn toos ah. Sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-30T08:14:03+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/","name":"Cabdi Xaashi oo kusiijeeda Pakistan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg","datePublished":"2021-05-30T08:14:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/cabdi-xaashi.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-kusiijeeda-pakistan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Xaashi oo kusiijeeda Pakistan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159957"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159957"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159959,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159957\/revisions\/159959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159958"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}