{"id":159960,"date":"2021-05-30T11:19:02","date_gmt":"2021-05-30T08:19:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159960"},"modified":"2021-05-30T11:19:02","modified_gmt":"2021-05-30T08:19:02","slug":"al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo lacag baad ah kadalbaday dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159963\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Ilo wareedyo muhiim ah oo qarinay magacyadooda iyo goobaha ay ka shaqeeyaan ayaa sheegaya inay jiraan kooxo lala xariirinayo dagaalamayaasha Al-shabaab oo lacag ka dalbaday shirkadaha qaatay qandaraaska dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo hadda billow ah.<\/p>\n<p>Kooxdan sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa dalbaday lacago boqolaal kun oo dollar ah oo ay sheegeen in ay tahay canshuurta dhismaha wadadaan, iyagoo sheegay haddii la siin waayo in ay ka geysan doonaan weeraro lagu beegsan doono shaqaalaha iyo shirkadaha ku howlan dhismaha wadada.<\/p>\n<p>\u201cDhowr jeer ayay soo wactameen waxeyna dalbadeen lacag aan yareyn iyagoo dadka ugu yeeraya meel ka mid ah Shabeellada Hoose si loo xaqiiqsado inay iyagii yihiin, waxaana laga codasaday in qolada howsha waddo isku laabato jawaabna la soo siiyo,\u201d ayuu yiri mas\u2019uul aan magaciisa qarinay oo xog ogaal ka ah arrimaha ku saabsan mashruucaan lagu dhisayo wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan kuwa ammaanka oo aan la hadalnay ayaa sheegay in aysan wali soo gaarin xogtan, balse ay tahay wax dhici kara markii loo eego dhibaatadii laga maray dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.<\/p>\n<p>Dhismaha wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo billaabatay todobaadyo kahor ayaa mareysa meel billow ah inkastoo ay ku socoto dardar xoogleh.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa hore isu hor-taagay dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyadoo markii dambe lagu dhisay xoog inkastoo dad badan ay ku dhinteen weeraro ay fuliyeen Al-Shabaab oo lagu beegsaday shaqaalihii dhisayey.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159961\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/1-1-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/1-1-1-1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/1-1-1-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/1-1-1-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159962\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b1-11.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b1-11.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b1-11-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b1-11-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b1-11-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b1-11-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159963\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b3-3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159964\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-39.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-39.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-39-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-39-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-39-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/b-39-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159965\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilo wareedyo muhiim ah oo qarinay magacyadooda iyo goobaha ay ka shaqeeyaan ayaa sheegaya inay jiraan kooxo lala xariirinayo dagaalamayaasha Al-shabaab oo lacag ka dalbaday shirkadaha qaatay qandaraaska dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo hadda billow ah. Kooxdan sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa dalbaday lacago boqolaal kun oo dollar ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159965,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo lacag baad ah kadalbaday dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo lacag baad ah kadalbaday dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilo wareedyo muhiim ah oo qarinay magacyadooda iyo goobaha ay ka shaqeeyaan ayaa sheegaya inay jiraan kooxo lala xariirinayo dagaalamayaasha Al-shabaab oo lacag ka dalbaday shirkadaha qaatay qandaraaska dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo hadda billow ah. Kooxdan sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa dalbaday lacago boqolaal kun oo dollar ah oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-30T08:19:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo lacag baad ah kadalbaday dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-30T08:19:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo lacag baad ah kadalbaday dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo lacag baad ah kadalbaday dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo lacag baad ah kadalbaday dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ilo wareedyo muhiim ah oo qarinay magacyadooda iyo goobaha ay ka shaqeeyaan ayaa sheegaya inay jiraan kooxo lala xariirinayo dagaalamayaasha Al-shabaab oo lacag ka dalbaday shirkadaha qaatay qandaraaska dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo hadda billow ah. Kooxdan sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa dalbaday lacago boqolaal kun oo dollar ah oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-30T08:19:02+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/","name":"Al-Shabaab oo lacag baad ah kadalbaday dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg","datePublished":"2021-05-30T08:19:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waddada-Afgooye-2.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-lacag-baad-ah-kadalbaday-dhismaha-jidka-xiriiriya-muqdisho-iyo-jowharsawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo lacag baad ah kadalbaday dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159960"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159966,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159960\/revisions\/159966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159965"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}