{"id":160063,"date":"2021-06-01T21:45:16","date_gmt":"2021-06-01T18:45:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160063"},"modified":"2021-06-01T21:48:43","modified_gmt":"2021-06-01T18:48:43","slug":"rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/","title":{"rendered":"Rooble oo magacaabay xilal cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159911\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192761699_4017548281615503_2555378093464135399_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1666\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192761699_4017548281615503_2555378093464135399_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192761699_4017548281615503_2555378093464135399_n-300x244.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192761699_4017548281615503_2555378093464135399_n-1024x833.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192761699_4017548281615503_2555378093464135399_n-768x625.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192761699_4017548281615503_2555378093464135399_n-1536x1250.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192761699_4017548281615503_2555378093464135399_n-696x566.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192761699_4017548281615503_2555378093464135399_n-1068x869.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192761699_4017548281615503_2555378093464135399_n-516x420.jpg 516w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa agaasimayaal loogu magacaabay Wasaaradaha Gaanshaandhigga iyo Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Rooble ayaa agaasimaha guud ee Wasaaradda gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya u magacaabay Xasan Maxamed Saciid Samatar, waxaana xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Cali Fanax oo si ku meel gaar ah u hayey kadib markii wasiirka Gaanshaandhigga uu xilkii agaasimaha guud ka qaaday Axmed Cabdi Kooshin.<\/p>\n<p>Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga ayaa Soomaaliya safiir uga soo noqday wadamo badan, sidoo kalana wuxuu mar u tartamay madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada loo magacaabay Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim, waxaana xilka laga qaaday Cabdullahi Xaashi Cali .<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay xafiiska Rooble ayaa lagu yiri \u201cWareegto uu soo saaray Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga loogu magacaabay Xasan Maxamed Saciid Samatar, halka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka &amp; Daryeelka Bulshada loo magacaabay Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim.\u201d<\/p>\n<p>Magacaabista uu sameeyey Rooble ayaa imaaneyso kadib markii dhawaan Ra\u2019iisul wasaaraha uu awooddii ay xilal ku magacaabi lahaayeen ka qaaday wasiirada Xukuumaddiisa.<\/p>\n<p>\u201cIyada oo la tix-gelinayo marxladda uu dalku ku jiro lana dardargelinayo habsami u socodka iyo iska warqabka laamaha Dowladda, si loo fududeeyo wadashaqeyntooda, ayaa waxaa la farayaa dhammaan Wasaaradaha iyo hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda oo ay warqaddaani sida tooska ugu socoto In aan la gaari karin lana shaacin karin go\u2019aan cusub oo aan oggolaasho looga helin xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri waraaq 26-kii May kasoo baxday Xafiiska Rooble.<\/p>\n<p>Rooble ayaa warqaddiisa ku caddeeyay in go\u2019aankaan uu fududeynayo wada-shaqeynta &amp; isla xisaabtanka Laamaha Dowladda si Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya uu ula socdo howlaha la qabanayo.<\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aankani wuxuu fududeynayaa wada-shaqeynta iyo isla-xisaabtanka laamaha Dowladda iyo in aan la qaadan xilligan go,aano ku yeelan kara dalka saameyn Siyaasadeed, amni, maamul iyo mid dhaqaale, wuxuuna xaqiijinayaa in aanu dhicin xad gudub ku saleysan ku takrifal awoodeed\u201d ayaa sidoo kale lagu yiri waraaqda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa agaasimayaal loogu magacaabay Wasaaradaha Gaanshaandhigga iyo Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya. Rooble ayaa agaasimaha guud ee Wasaaradda gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya u magacaabay Xasan Maxamed Saciid Samatar, waxaana xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Cali Fanax oo si ku meel gaar ah u hayey kadib markii wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo magacaabay xilal cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo magacaabay xilal cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa agaasimayaal loogu magacaabay Wasaaradaha Gaanshaandhigga iyo Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya. Rooble ayaa agaasimaha guud ee Wasaaradda gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya u magacaabay Xasan Maxamed Saciid Samatar, waxaana xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Cali Fanax oo si ku meel gaar ah u hayey kadib markii wasiirka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-01T18:45:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-06-01T18:48:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Rooble-3.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/\",\"name\":\"Rooble oo magacaabay xilal cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Rooble-3.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-01T18:45:16+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-01T18:48:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Rooble-3.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Rooble-3.jpeg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo magacaabay xilal cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo magacaabay xilal cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo magacaabay xilal cusub - Wardoon","og_description":"Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa agaasimayaal loogu magacaabay Wasaaradaha Gaanshaandhigga iyo Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya. Rooble ayaa agaasimaha guud ee Wasaaradda gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya u magacaabay Xasan Maxamed Saciid Samatar, waxaana xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Cali Fanax oo si ku meel gaar ah u hayey kadib markii wasiirka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-01T18:45:16+00:00","article_modified_time":"2021-06-01T18:48:43+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Rooble-3.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/","name":"Rooble oo magacaabay xilal cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Rooble-3.jpeg","datePublished":"2021-06-01T18:45:16+00:00","dateModified":"2021-06-01T18:48:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Rooble-3.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Rooble-3.jpeg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-xilal-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo magacaabay xilal cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160063"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160063"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160064,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160063\/revisions\/160064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159995"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}