{"id":160081,"date":"2021-06-02T19:44:34","date_gmt":"2021-06-02T16:44:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160081"},"modified":"2021-06-02T19:45:53","modified_gmt":"2021-06-02T16:45:53","slug":"xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo \u2018isku day dil ka bad-baaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png\" alt=\"\" width=\"885\" height=\"531\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png 885w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51-300x180.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51-768x461.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51-696x418.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51-700x420.png 700w\" sizes=\"(max-width: 885px) 100vw, 885px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan DF ayaa galabta vrasaas ku furay gaadiid uu la socday Madaxweynihii hore ee Somalia Xassan Shiikh Maxamuud xili ay marayeen degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir<\/p>\n<p>Sida Wararku sheegayaan ciidamada dowlada ee ku sugan Kontrolka Maxkamada gobolka Banaadir ayaa rasaas culus riday xili ay goobta ka gudbayeen gaadiidka gelbinayey Madaxweyne Xassan Shiikh oo halkaas marayey, kuwaasoo ka yimid dhinaca xeebta Liido.<\/p>\n<p>Rasaas ayaa argagax gelisay shacabka degan degmooyinka Xamar jajab iyo Xamar-weyne.<\/p>\n<p>Ilaalada la socotay gaadiidkan ayey wararku sheegayaan ineysan ka jawaabin rasaasta ka dib markii uu sidaas amar ku siiyey Xassan Shiikh, lamana sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay rasaastaas.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee amniga gudaha, Cabdirisaaq Maxamed oo sidoo kale ah mudane ka tirsan baarlamaanka, oo kamid ahaa mas\u2019uuliyiintii la socotay kolonyadii la xabadeeyay ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay arrintaas.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq ayaa isku-day dil ku tilmaamay rasaastii ay ku fureen ciidamada dowladda Kolonyo Gawaari ah oo la socotay Xasan Sheekh, xili ay marayeen agagaarka xarunta Maxkamadda gobolka Benaadir ee degmada Xamar Weyne.<\/p>\n<p>Waxa uu ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ka dalbaday in dhacdadaas uu ku sheegay isku-deyga dil ee ka dhanka ahaa madaxweynihii hore ku sameeyo baaris deg-deg ah.<\/p>\n<p>\u201cRooble waa inuu baara isku-deyga dil ee ka dhanka ah madaxweynihii hore Xasan Sheekh. Taasi oo dhacday 40-daqiiqo ka hor. Aniga qudheyda waxaan la safrayay madaxweynaha oo aan wehliyo taliyihii hore ee NISA Sanbaloolshe. Waa daan-daansi aan la aqbali karin oo ka dhan ah madaxweynaha,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan DF ayaa galabta vrasaas ku furay gaadiid uu la socday Madaxweynihii hore ee Somalia Xassan Shiikh Maxamuud xili ay marayeen degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir Sida Wararku sheegayaan ciidamada dowlada ee ku sugan Kontrolka Maxkamada gobolka Banaadir ayaa rasaas culus riday xili ay goobta ka gudbayeen gaadiidka gelbinayey Madaxweyne Xassan Shiikh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo \u2018isku day dil ka bad-baaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo \u2018isku day dil ka bad-baaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo ka tirsan DF ayaa galabta vrasaas ku furay gaadiid uu la socday Madaxweynihii hore ee Somalia Xassan Shiikh Maxamuud xili ay marayeen degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir Sida Wararku sheegayaan ciidamada dowlada ee ku sugan Kontrolka Maxkamada gobolka Banaadir ayaa rasaas culus riday xili ay goobta ka gudbayeen gaadiidka gelbinayey Madaxweyne Xassan Shiikh [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-02T16:44:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-06-02T16:45:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"885\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"531\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo \u2018isku day dil ka bad-baaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png\",\"datePublished\":\"2021-06-02T16:44:34+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-02T16:45:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png\",\"width\":885,\"height\":531},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo \u2018isku day dil ka bad-baaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo \u2018isku day dil ka bad-baaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo \u2018isku day dil ka bad-baaday - Wardoon","og_description":"Ciidamo ka tirsan DF ayaa galabta vrasaas ku furay gaadiid uu la socday Madaxweynihii hore ee Somalia Xassan Shiikh Maxamuud xili ay marayeen degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir Sida Wararku sheegayaan ciidamada dowlada ee ku sugan Kontrolka Maxkamada gobolka Banaadir ayaa rasaas culus riday xili ay goobta ka gudbayeen gaadiidka gelbinayey Madaxweyne Xassan Shiikh [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-02T16:44:34+00:00","article_modified_time":"2021-06-02T16:45:53+00:00","og_image":[{"width":885,"height":531,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/","name":"Xasan Sheekh oo \u2018isku day dil ka bad-baaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png","datePublished":"2021-06-02T16:44:34+00:00","dateModified":"2021-06-02T16:45:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture-51.png","width":885,"height":531},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-isku-dayga-dil-ka-bad-baaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo \u2018isku day dil ka bad-baaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160081"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160081"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160084,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160081\/revisions\/160084"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159926"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}