{"id":160132,"date":"2021-06-04T11:34:31","date_gmt":"2021-06-04T08:34:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160132"},"modified":"2021-06-04T11:34:31","modified_gmt":"2021-06-04T08:34:31","slug":"doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/","title":{"rendered":"Doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ah Somaliland oo lagu dhawaqay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160133\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001-300x182.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxa lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka Borama iyo Burco, sidoo kalena waxa lagu dhawaaqay natiijada golaha baarlamaanka ee gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka degmada Borama xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ayaa ka helay tiro xildhibaano ah oo 5 iyo 5 ah halka xisbiga UCID uu helay 3 xildhibaan.<\/p>\n<p>Natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka degmada Burco xisbiga Waddani ayaa hogaaminaya oo helay 5 xildhibaan halka xisbiyada UCID iyo Kulmiye ka heleen tiro xildhibaano ah oo 4 iyo 4 ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha wakiilada ee gobolka Sanaag oo lagu dhawaqay waxa hogaaminaya xisbiga Waddani oo helay 5 xildhibaan, Kulmiye ayaa kusoo xiga oo helay 4 xildhiban, halka xisbiga UCID uu ka helay 3 xildhibaan.<\/p>\n<p>Waxa ilaa hada aan natiijada doorashada golayaasha lagu dhawaaqin oo siwayn loo sugayaa magaalooyinka Hargaysa, Berbera iyo Gabilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka Borama iyo Burco, sidoo kalena waxa lagu dhawaaqay natiijada golaha baarlamaanka ee gobolka Sanaag. Natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka degmada Borama xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ayaa ka helay tiro xildhibaano ah oo 5 iyo 5 ah halka xisbiga UCID uu helay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160133,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160132","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ah Somaliland oo lagu dhawaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ah Somaliland oo lagu dhawaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka Borama iyo Burco, sidoo kalena waxa lagu dhawaaqay natiijada golaha baarlamaanka ee gobolka Sanaag. Natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka degmada Borama xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ayaa ka helay tiro xildhibaano ah oo 5 iyo 5 ah halka xisbiga UCID uu helay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-04T08:34:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/\",\"name\":\"Doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ah Somaliland oo lagu dhawaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-04T08:34:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg\",\"width\":660,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ah Somaliland oo lagu dhawaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ah Somaliland oo lagu dhawaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ah Somaliland oo lagu dhawaqay - Wardoon","og_description":"Waxa lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka Borama iyo Burco, sidoo kalena waxa lagu dhawaaqay natiijada golaha baarlamaanka ee gobolka Sanaag. Natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka degmada Borama xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ayaa ka helay tiro xildhibaano ah oo 5 iyo 5 ah halka xisbiga UCID uu helay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-04T08:34:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/","name":"Doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ah Somaliland oo lagu dhawaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg","datePublished":"2021-06-04T08:34:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/202164637583699849255001.jpg","width":660,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashooyinka-wakiilada-iyo-deegaanka-ah-somaliland-oo-lagu-dhawaqay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ah Somaliland oo lagu dhawaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160132"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160132"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160134,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160132\/revisions\/160134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160133"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}