{"id":160140,"date":"2021-06-05T11:17:11","date_gmt":"2021-06-05T08:17:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160140"},"modified":"2021-06-05T11:17:11","modified_gmt":"2021-06-05T08:17:11","slug":"daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Macalin Iskuul oo Xaaskiisa dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160141\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\" alt=\"\" width=\"583\" height=\"583\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg 583w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 583px) 100vw, 583px\" \/><\/p>\n<p>Macalin wax ka dhiga iskuul kuyaala magaalada Muqdisho ayaa xaaskiisa ku dilay xaafad katirsan degmada Wardhiigley, kadib markii la sheegay in lamaanahaasi soo kala dhax galay khilaaf .<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay Macalinka dilka geestay oo magaciisa lagu soo koobay Bashiir oo wax ka dhigayay iskuulka Hanti Wadaag, ayaa dilka xaaskiisa oo lagu magacaabayay Salaado Faarax Cali u adeegsaday bir uu madaxa uga dhuftay kadibna goobta ka baxsaday.<\/p>\n<p>Macalin iyo xaaskiisa ayaa la sheegay in mudo is qabeen wax caruur ahna aysan isku dhalin, waxaana lamaanahan soo kala dhax galay khilaaf la sheegay in xalkiisa marar badan loo fadhiistay balse lagu guul dareestay in xal laga gaaro.<\/p>\n<p>Ciidamada booliiska gobolka Banaadir ayaana baadi goob ugu jira macalinka dilka u geestay xaaskiisa oo baxsaday, macalinka dilka geestay ayaana caan ka ahaa degmada Warta Nabada uu degnaa sidoo kale macalin ka ahaa.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa waxaa si weyn uga argagaxay dadkii ka agdhawaa halka uu dilku ka dhacay iyo ehelada gabadha la dilay, waxa ayna dhacdadan naxtinta leh qeyb ka noqoneysaa dhacdooyin laga argagaxo oo mudooyinkan kusoo batay Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qp4-8MZgoRI\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macalin wax ka dhiga iskuul kuyaala magaalada Muqdisho ayaa xaaskiisa ku dilay xaafad katirsan degmada Wardhiigley, kadib markii la sheegay in lamaanahaasi soo kala dhax galay khilaaf . Sida aan wararka ku helnay Macalinka dilka geestay oo magaciisa lagu soo koobay Bashiir oo wax ka dhigayay iskuulka Hanti Wadaag, ayaa dilka xaaskiisa oo lagu magacaabayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Macalin Iskuul oo Xaaskiisa dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Macalin Iskuul oo Xaaskiisa dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Macalin wax ka dhiga iskuul kuyaala magaalada Muqdisho ayaa xaaskiisa ku dilay xaafad katirsan degmada Wardhiigley, kadib markii la sheegay in lamaanahaasi soo kala dhax galay khilaaf . Sida aan wararka ku helnay Macalinka dilka geestay oo magaciisa lagu soo koobay Bashiir oo wax ka dhigayay iskuulka Hanti Wadaag, ayaa dilka xaaskiisa oo lagu magacaabayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-05T08:17:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Macalin Iskuul oo Xaaskiisa dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-05T08:17:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\",\"width\":583,\"height\":583},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Macalin Iskuul oo Xaaskiisa dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Macalin Iskuul oo Xaaskiisa dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Macalin Iskuul oo Xaaskiisa dilay - Wardoon","og_description":"Macalin wax ka dhiga iskuul kuyaala magaalada Muqdisho ayaa xaaskiisa ku dilay xaafad katirsan degmada Wardhiigley, kadib markii la sheegay in lamaanahaasi soo kala dhax galay khilaaf . Sida aan wararka ku helnay Macalinka dilka geestay oo magaciisa lagu soo koobay Bashiir oo wax ka dhigayay iskuulka Hanti Wadaag, ayaa dilka xaaskiisa oo lagu magacaabayay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-05T08:17:11+00:00","og_image":[{"width":583,"height":583,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/","name":"DAAWO:-Macalin Iskuul oo Xaaskiisa dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg","datePublished":"2021-06-05T08:17:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg","width":583,"height":583},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-iskuul-oo-xaaskiisa-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Macalin Iskuul oo Xaaskiisa dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160140"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160142,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160140\/revisions\/160142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}