{"id":160143,"date":"2021-06-05T11:22:06","date_gmt":"2021-06-05T08:22:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160143"},"modified":"2021-06-05T11:22:06","modified_gmt":"2021-06-05T08:22:06","slug":"rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/","title":{"rendered":"Rabshado lagu diidan yahay Natiijada Doorashada oo kadhacay Somaliland +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160145\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in saaka dadweyne careysan ay xirteen wadada isku xirta magaalooyinka Hargeysa iyo Gibiley ee maamulkaasi, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinkaasi oo ay ku xireen taayaro.<\/p>\n<p>Dadweynahan ayaa isku soo baxay, kadib markii uu doorasha golaha deegaanka ee Gibiley uu kusoo bixi waayey musharraxa Ucid ee ka sharraxnaa degmadaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale dibad-baxayaasha oo isugu yimid deegaanka Arabsiyo ayaa sheegay in la masuq-maasuqay doorashooyinka Isniintii lasoo dhaafay ka dhacay maamulkaasi.<\/p>\n<p>Dibad-baxayaasha oo isugu jiro rag iyo dumar ayaa sidoo kale hakiyey isku socodka labada magaallo, waxaana arrintan ay saameyn ku yeelatay dhaq-dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya in goor dambe ay halkaasi gaareen ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Somaliland oo ku guuleystay inay kala dareeriyaan dadkaasi.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan degan, balse goobta ay rabshadaha ka dhaceen ayaa waxaa ka muuqda burbur iyo gubasho laamiga ah, maadaama taayaro wa weyn lagu gubay.<\/p>\n<p>Doorashadan oo ah kuwa xasaasi ah ayaa waxaa ku loolamaya xisbiyada Kulmiye, Wadani iyo Ucid, iyada oo la shaaciyey natooyinka magaalooyinka qaar.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa waxaa todobaadkii hore ka dhacay doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka, iyada oo codadkooda ay dhiibteen dad u kor u dhaafaya illaa hal milyan oo qof.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160144\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160145\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/3-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160146\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/4-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/4-1-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/4-1-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/4-1-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in saaka dadweyne careysan ay xirteen wadada isku xirta magaalooyinka Hargeysa iyo Gibiley ee maamulkaasi, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinkaasi oo ay ku xireen taayaro. Dadweynahan ayaa isku soo baxay, kadib markii uu doorasha golaha deegaanka ee Gibiley uu kusoo bixi waayey musharraxa Ucid ee ka sharraxnaa degmadaasi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160144,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160143","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rabshado lagu diidan yahay Natiijada Doorashada oo kadhacay Somaliland +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rabshado lagu diidan yahay Natiijada Doorashada oo kadhacay Somaliland +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in saaka dadweyne careysan ay xirteen wadada isku xirta magaalooyinka Hargeysa iyo Gibiley ee maamulkaasi, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinkaasi oo ay ku xireen taayaro. Dadweynahan ayaa isku soo baxay, kadib markii uu doorasha golaha deegaanka ee Gibiley uu kusoo bixi waayey musharraxa Ucid ee ka sharraxnaa degmadaasi. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-05T08:22:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/\",\"name\":\"Rabshado lagu diidan yahay Natiijada Doorashada oo kadhacay Somaliland +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-05T08:22:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rabshado lagu diidan yahay Natiijada Doorashada oo kadhacay Somaliland +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rabshado lagu diidan yahay Natiijada Doorashada oo kadhacay Somaliland +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rabshado lagu diidan yahay Natiijada Doorashada oo kadhacay Somaliland +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in saaka dadweyne careysan ay xirteen wadada isku xirta magaalooyinka Hargeysa iyo Gibiley ee maamulkaasi, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinkaasi oo ay ku xireen taayaro. Dadweynahan ayaa isku soo baxay, kadib markii uu doorasha golaha deegaanka ee Gibiley uu kusoo bixi waayey musharraxa Ucid ee ka sharraxnaa degmadaasi. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-05T08:22:06+00:00","og_image":[{"width":720,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/","name":"Rabshado lagu diidan yahay Natiijada Doorashada oo kadhacay Somaliland +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg","datePublished":"2021-06-05T08:22:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-1.jpg","width":720,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rabshado-lagu-diidan-yahay-natiijada-doorashada-oo-kadhacay-somaliland-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rabshado lagu diidan yahay Natiijada Doorashada oo kadhacay Somaliland +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160143"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160143"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160147,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160143\/revisions\/160147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160144"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}