{"id":160171,"date":"2021-06-06T22:07:23","date_gmt":"2021-06-06T19:07:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160171"},"modified":"2021-06-06T22:07:23","modified_gmt":"2021-06-06T19:07:23","slug":"nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Nin dhawaan xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160141\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\" alt=\"\" width=\"583\" height=\"583\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg 583w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 583px) 100vw, 583px\" \/><\/p>\n<p>Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa hadda gacanta ku haya eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021,\u201d ayaa lagu yiri qoraalkan oo uu soo saaray Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali.<\/p>\n<p>Qoraalka Afhayeenka ayaa intaas ku sii daray, \u201cEedeysanaha oo aan horay u baahinay in lagu magacaabo Bashiir Cali Jaamac, laakiin, aan ogaanay in magaciisa runta ah uu yahay Bashiir Cabdi Xasan, eedeysanuhu wuxuu wajahidoonaa Cadaalada, hadii alle idmo.\u201d<\/p>\n<p>Booliska ma aysan shaacin halka laga soo qabtay eedeysanaha, sida loo soo qabtay iyo goorta lasoo qabtay intaba.<\/p>\n<p>Bashiir Cabdi ayaa Macallin iskuul ka ahaa iskuulka Hanti-wadaag ee degmada Warta-Nabadda.<\/p>\n<p>Ehelada marxuumada ayaa waxay sheegeen in argagax leh uu u dilay marxuumada, isagoo madaxa iyo qeybaha kore jirkeeda bir ugu garaacay taasoo keentay in dadku ay ka argagaxaan markii la arkay marxuumada oo gacmaha ka xerxeran oo meyd ah.<\/p>\n<p>Qoyska gabadha ayaa waxay sidoo kale sheegeen in bilihii u danbeeyay aysan lamaanahaasi xiriirkooda fiicneyn wax wada hadalna uusan ka dhaxeyn, taasoo labada qoys ay xal u waayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. \u201cCiidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa hadda gacanta ku haya eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021,\u201d ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160171","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin dhawaan xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin dhawaan xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. \u201cCiidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa hadda gacanta ku haya eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021,\u201d ayaa lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-06T19:07:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Nin dhawaan xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-06T19:07:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg\",\"width\":583,\"height\":583},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin dhawaan xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin dhawaan xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin dhawaan xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. \u201cCiidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa hadda gacanta ku haya eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021,\u201d ayaa lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-06T19:07:23+00:00","og_image":[{"width":583,"height":583,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/","name":"Nin dhawaan xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg","datePublished":"2021-06-06T19:07:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalin.jpg","width":583,"height":583},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dhawaan-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin dhawaan xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160171"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160171"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160172,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160171\/revisions\/160172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}