{"id":160173,"date":"2021-06-06T22:10:34","date_gmt":"2021-06-06T19:10:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160173"},"modified":"2021-06-06T22:10:34","modified_gmt":"2021-06-06T19:10:34","slug":"wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/","title":{"rendered":"Wasiir ka tirsan DFS oo dalbatay  in la baaro doorashadii ka dhacday Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160174\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade-1536x1023.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade-1068x711.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay doorashada golaha deegaanka iyo wakiilada Somaliland ee dhacay 31-kii May, kuwaas oo shalay lasoo geba-gebeeyey shaacinta natiijooyinkooda.<\/p>\n<p>Wasiirka haweenka ee xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegtay in la baarayo sababta 82 kursi oo Baarlamanka Somaliland loo tartamay hal dumar ah looga waayay, sidoo kale 221 kursi oo golayaasha deegaanka ah ay haweenka uga heleyn keliya saddex xildhibaan deegaan oo kaliya.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Haweenka, waxay si dhow ula socotay doorashadii qof iyo codka aheyd ee ka qabsoontay Somaliland 31 bishii May, taas oo ku dhacday jawi nabad geliyo ah, Murashaxiinta golaha baarlamaanka Somaliland, waxaa kamid ahaa gabdho lahaa hami siyaasadeed oo doonayay in ay kamid noqdaan golaha wakiilada oo ka kooban 82 kursi, nasiib daro dhammaan kuraasta waxaa ku guuleystay rag oo qof dumar ah kuma soo bixin tartanka ayaa lagu yiri,\u201d ayey wasiirka ku tiri qoraal ay soo saartay.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraal ay si gaar ah usoo dhigtay barteeda shaqsiga ee facebook ayey qeexid cusub ugu sameysay doorashada ayada oo tiri \u201cDoorashada qof iyo codka ah ee Somaliland, 82 kursi oo Barlamanka loo tartamay hal dumar ah kama soo bixin . Sidoo kale 221kursi oo golayaasha deegaanka ah haweenku keliya waxay heleen sadex xildhiban deegaan.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasaaradda Haweenka Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in arrintaas baaritaan lagu sameeyo sababta ay ku dhacday in xitaa hal qof oo dumar ah ku guuleysanin in ay kamid noqoto baarlamaanka Somaliland oo ka kooban 82 xildhibaan.<\/p>\n<p>Doorashada ka dhacday deegaanada Soomaaliland ayaa waxaa ku tartamay xisbiyada Kulmiye, UCID iyo Wadani, iyadoona doorashada sanadkaan ku jirin wax haweyn ah, waxaana durba dhaliilay siyaasiyiin iyo xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay madaxda Soomaaliland oo ku aadan arinta ay ka dhalatay hadal haynta badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay doorashada golaha deegaanka iyo wakiilada Somaliland ee dhacay 31-kii May, kuwaas oo shalay lasoo geba-gebeeyey shaacinta natiijooyinkooda. Wasiirka haweenka ee xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegtay in la baarayo sababta 82 kursi oo Baarlamanka Somaliland loo tartamay hal dumar ah looga waayay, sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160174,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir ka tirsan DFS oo dalbatay in la baaro doorashadii ka dhacday Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir ka tirsan DFS oo dalbatay in la baaro doorashadii ka dhacday Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay doorashada golaha deegaanka iyo wakiilada Somaliland ee dhacay 31-kii May, kuwaas oo shalay lasoo geba-gebeeyey shaacinta natiijooyinkooda. Wasiirka haweenka ee xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegtay in la baarayo sababta 82 kursi oo Baarlamanka Somaliland loo tartamay hal dumar ah looga waayay, sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-06T19:10:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/\",\"name\":\"Wasiir ka tirsan DFS oo dalbatay in la baaro doorashadii ka dhacday Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-06T19:10:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir ka tirsan DFS oo dalbatay in la baaro doorashadii ka dhacday Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir ka tirsan DFS oo dalbatay in la baaro doorashadii ka dhacday Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir ka tirsan DFS oo dalbatay in la baaro doorashadii ka dhacday Somaliland - Wardoon","og_description":"Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay doorashada golaha deegaanka iyo wakiilada Somaliland ee dhacay 31-kii May, kuwaas oo shalay lasoo geba-gebeeyey shaacinta natiijooyinkooda. Wasiirka haweenka ee xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegtay in la baarayo sababta 82 kursi oo Baarlamanka Somaliland loo tartamay hal dumar ah looga waayay, sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-06T19:10:34+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/","name":"Wasiir ka tirsan DFS oo dalbatay in la baaro doorashadii ka dhacday Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg","datePublished":"2021-06-06T19:10:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Xaniifa-Xaabsade.jpg","width":2048,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ka-tirsan-dfs-oo-dalbatay-in-la-baaro-doorashadii-ka-dhacday-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir ka tirsan DFS oo dalbatay in la baaro doorashadii ka dhacday Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160173"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160175,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160173\/revisions\/160175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160174"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}