{"id":160228,"date":"2021-06-09T18:36:31","date_gmt":"2021-06-09T15:36:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160228"},"modified":"2021-06-09T18:36:31","modified_gmt":"2021-06-09T15:36:31","slug":"daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Farmaajo waxrajo ah malahan in marlabaad ladoorto"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160229\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"683\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png 948w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14-300x216.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14-768x553.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14-696x501.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14-583x420.png 583w\" sizes=\"(max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/><\/p>\n<p>Taliyihii hore ee Hey\u2019adda Nabad-sugida NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiia dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka shaqeeyey inay dhexdooda isku soo jeestaan xubnihii mucaaradka ahaa ee sida wadajirka ah uga soo horjeeday nidaamkii Farmaajo.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe oo la hadlay Telefashinka Universal ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka ay noqdeyn jabhado aakhiritaankii dhexdooda isku soo jeestay, isagoo madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey inuu aamusnaan ku kala qeybinayo mucaaradka.<\/p>\n<p>\u201cYaxaaska marka uu webigu biyo beelo dhulkuu galaa wuu is-duugaa markuu roob yimaadana waa soo baxyaa. Hadda Farmaajo waa is-maskiininayaa waa is-duugayaa wuxuu isku dayayaa in uu iska dhigo nin maxmiyad iyo maskiin ah ragga ay iska soo horjeedaana ay is-tusiyaan waxa isku soo haray in ay ayaga tahay oo ay ayaga isku soo jeestaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uusan heysan fursad labaad oo uu mar kale ku noqdo madaxweynaha Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in haddii uu Farmaajo mar kale kusoo noqdo xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ay taas ka dhignaan doonto sii socoshada colaad sokeeye.<\/p>\n<p>\u201cFarmaajo wax fursad ah uu leeyahay in dib loo doorto ma jirto. Haddii la doortana macnaheedu waa [sii socoshada dagaal sokeeye, kala qeybsanaanta]; yacnii ballaayo sii socota ayaa qoorta lala geli doonaa mooyee xal maka imaanayo,\u201d ayuu mar kale yiri.<\/p>\n<p>Hadalka Taliyihii hore ayaa imaanayo xilli uu soo if baxay khilaaf u dhaxeeyo xubnaha midowga musharixiinta kadib markii xafiiska Ra\u2019isulwasaaraha uu go\u2019aan ka gaaray liiska xubnaha laga saarayo guddiyada doorashada ee tabashada ka jirtay taasoo keentay in xubnaha qaar ee musharixiinta ay soo dhaweeyaan halka qaarna ay cambaareeyeen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jVSn_4azqxg\" width=\"1253\" height=\"705\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii hore ee Hey\u2019adda Nabad-sugida NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiia dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka shaqeeyey inay dhexdooda isku soo jeestaan xubnihii mucaaradka ahaa ee sida wadajirka ah uga soo horjeeday nidaamkii Farmaajo. Sanbaloolshe oo la hadlay Telefashinka Universal ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka ay noqdeyn jabhado aakhiritaankii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160229,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Farmaajo waxrajo ah malahan in marlabaad ladoorto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Farmaajo waxrajo ah malahan in marlabaad ladoorto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii hore ee Hey\u2019adda Nabad-sugida NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiia dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka shaqeeyey inay dhexdooda isku soo jeestaan xubnihii mucaaradka ahaa ee sida wadajirka ah uga soo horjeeday nidaamkii Farmaajo. Sanbaloolshe oo la hadlay Telefashinka Universal ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka ay noqdeyn jabhado aakhiritaankii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-09T15:36:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"948\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/\",\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo waxrajo ah malahan in marlabaad ladoorto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png\",\"datePublished\":\"2021-06-09T15:36:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png\",\"width\":948,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo waxrajo ah malahan in marlabaad ladoorto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Farmaajo waxrajo ah malahan in marlabaad ladoorto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Farmaajo waxrajo ah malahan in marlabaad ladoorto - Wardoon","og_description":"Taliyihii hore ee Hey\u2019adda Nabad-sugida NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiia dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka shaqeeyey inay dhexdooda isku soo jeestaan xubnihii mucaaradka ahaa ee sida wadajirka ah uga soo horjeeday nidaamkii Farmaajo. Sanbaloolshe oo la hadlay Telefashinka Universal ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka ay noqdeyn jabhado aakhiritaankii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-09T15:36:31+00:00","og_image":[{"width":948,"height":683,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/","name":"DAAWO:-Farmaajo waxrajo ah malahan in marlabaad ladoorto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png","datePublished":"2021-06-09T15:36:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-14.png","width":948,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxrajo-ah-malahan-in-marlabaad-ladoorto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Farmaajo waxrajo ah malahan in marlabaad ladoorto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160228"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160230,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160228\/revisions\/160230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160229"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}