{"id":160363,"date":"2021-06-16T09:49:30","date_gmt":"2021-06-16T06:49:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160363"},"modified":"2021-06-16T09:49:30","modified_gmt":"2021-06-16T06:49:30","slug":"macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/","title":{"rendered":"Macalinkii xulka qaranka somalia oo lacayriyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160364\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg\" alt=\"\" width=\"617\" height=\"452\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg 617w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12-300x220.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12-573x420.jpeg 573w\" sizes=\"(max-width: 617px) 100vw, 617px\" \/>Xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in shaqada laga ceyriyey macalinkii xulka Qaranka dalka Soomaaliya Cabdiladiif Salef, kaasi xilka tababaranimo haayay wax ka yar seddex isbuuc.<\/p>\n<p>Qoraal ay soo saareen xiriirka ee kubadda Cagta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in tababaruhu yahay mid aan anshax lahayn, isla markaana ku eedeeyay in uusan laheyn xirfad-yaqaannimo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay Macalinkii xulka Qaranka Cabdiladiif Salef in uu si xun ula dhaqmay xiddigaha Qaranka, uuna aflagaadeenayay tan iyo markii uu qabtay xilka tababaranimo.<\/p>\n<p>Cabdiladiif Salef Macalinkii Ocean Stars ayaa ahaa Muwaadin reer Belgium ah asal ahaanna ka soo jeeda Morocco, waxaana xilka tababaranimo uu haayay wax ka yar seddex isbuuc.<\/p>\n<p>Ciyaartooda xulka Qaranka Soomaaliya ee Ocean Stars ayaa ku sugan dalka Jabuuti, iyagoona isku diyaarinaya in 20-ka bishan la Ciyaaraan xulka Qaranka dalka Cumaan kulan ka tirsan is reeb reebka koobka Aduunka ee Jaamacada Carabta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in shaqada laga ceyriyey macalinkii xulka Qaranka dalka Soomaaliya Cabdiladiif Salef, kaasi xilka tababaranimo haayay wax ka yar seddex isbuuc. Qoraal ay soo saareen xiriirka ee kubadda Cagta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in tababaruhu yahay mid aan anshax lahayn, isla markaana ku eedeeyay in uusan laheyn xirfad-yaqaannimo. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3,4],"tags":[],"class_list":["post-160363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Macalinkii xulka qaranka somalia oo lacayriyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Macalinkii xulka qaranka somalia oo lacayriyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in shaqada laga ceyriyey macalinkii xulka Qaranka dalka Soomaaliya Cabdiladiif Salef, kaasi xilka tababaranimo haayay wax ka yar seddex isbuuc. Qoraal ay soo saareen xiriirka ee kubadda Cagta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in tababaruhu yahay mid aan anshax lahayn, isla markaana ku eedeeyay in uusan laheyn xirfad-yaqaannimo. Sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-16T06:49:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"617\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"452\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/\",\"name\":\"Macalinkii xulka qaranka somalia oo lacayriyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-16T06:49:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg\",\"width\":617,\"height\":452},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Macalinkii xulka qaranka somalia oo lacayriyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Macalinkii xulka qaranka somalia oo lacayriyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Macalinkii xulka qaranka somalia oo lacayriyay - Wardoon","og_description":"Xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in shaqada laga ceyriyey macalinkii xulka Qaranka dalka Soomaaliya Cabdiladiif Salef, kaasi xilka tababaranimo haayay wax ka yar seddex isbuuc. Qoraal ay soo saareen xiriirka ee kubadda Cagta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in tababaruhu yahay mid aan anshax lahayn, isla markaana ku eedeeyay in uusan laheyn xirfad-yaqaannimo. Sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-16T06:49:30+00:00","og_image":[{"width":617,"height":452,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/","name":"Macalinkii xulka qaranka somalia oo lacayriyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg","datePublished":"2021-06-16T06:49:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-1-12.jpeg","width":617,"height":452},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalinkii-xulka-qaranka-somalia-oo-lacayriyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Macalinkii xulka qaranka somalia oo lacayriyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160363"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160365,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160363\/revisions\/160365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160364"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}