{"id":160386,"date":"2021-06-18T12:05:36","date_gmt":"2021-06-18T09:05:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160386"},"modified":"2021-06-18T12:05:36","modified_gmt":"2021-06-18T09:05:36","slug":"gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/","title":{"rendered":"Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo xaalada ay ku sugan yihiin gabdho Soomaali ah oo maalmihii ugu dambeeyey laga afduubtay xaafada islii ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Xildhibaanka laga soo doorto Garisa, Aden Barre Ducaale, oo ka mid ah siyaasiyiinta billaabay in ay la kulmaan laamaha amniga, wuxuu sheegay in ay warka ku hayaan in seddax gabdhood la waayay \u2013 Labo reer Islii ah iyo mid degganeyd xaafad lagu magacaabo kayole.<\/p>\n<p>\u201cBulshada Soomalida ahaan, waxaan waa shay nagu cusub. Walaac badan ayuu na geliyay labadii maalmood ee aan soo dhaafnay\u201d, ayuu yiri Aden Ducaale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Muuqaal argagax leh oo lagu bahiyay baraha bulshada oo ay ka soo muuqatay mid ka mid ah gabdhahaas, waxay sheegtay in kooxda haysata ay doonayaan illaa $50-kun oo dollar oo madax-furasho ah.<\/p>\n<p>Gabadha ka soo muuqatay fiidiyowga waxaa wejigeeda ku yaalla dhaawacyo xun. Da\u2019deedana waxaa lagu sheegay 23 sano, sida uu qoray wargeyska Standard ee Kenya.<\/p>\n<p>Wargeyskaas oo soo xigtay dumaashigeeda oo lagu magacaabay Cumar Ibraahim, wuxuu qoray: \u201cDadkii afduubtay waxay farriin noo soo qoreen Arbacadii (oo shalay ahayd), waxayna sheegeen in madax-furashada ay doonayaan\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka walwaleynaa in ay dhibaato u geystaan\u201d, ayuu hadalka ku sii daray, isagoo xusay ineysan heli karin lacagta faraha badan ee ay dalbanayaan afduubayaasha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160387\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160388\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDHO.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDHO.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDHO-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo xaalada ay ku sugan yihiin gabdho Soomaali ah oo maalmihii ugu dambeeyey laga afduubtay xaafada islii ee magaalada Nairobi. Xildhibaanka laga soo doorto Garisa, Aden Barre Ducaale, oo ka mid ah siyaasiyiinta billaabay in ay la kulmaan laamaha amniga, wuxuu sheegay in ay warka ku hayaan in seddax gabdhood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160387,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo xaalada ay ku sugan yihiin gabdho Soomaali ah oo maalmihii ugu dambeeyey laga afduubtay xaafada islii ee magaalada Nairobi. Xildhibaanka laga soo doorto Garisa, Aden Barre Ducaale, oo ka mid ah siyaasiyiinta billaabay in ay la kulmaan laamaha amniga, wuxuu sheegay in ay warka ku hayaan in seddax gabdhood [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-18T09:05:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/\",\"name\":\"Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-18T09:05:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya - Wardoon","og_description":"Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo xaalada ay ku sugan yihiin gabdho Soomaali ah oo maalmihii ugu dambeeyey laga afduubtay xaafada islii ee magaalada Nairobi. Xildhibaanka laga soo doorto Garisa, Aden Barre Ducaale, oo ka mid ah siyaasiyiinta billaabay in ay la kulmaan laamaha amniga, wuxuu sheegay in ay warka ku hayaan in seddax gabdhood [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-18T09:05:36+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/","name":"Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg","datePublished":"2021-06-18T09:05:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/GABDH.jpeg","width":1024,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabdho-soomaali-ah-oo-afduub-loogu-heysto-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160386"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160386"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160389,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160386\/revisions\/160389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160387"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}