{"id":160434,"date":"2021-06-20T19:11:13","date_gmt":"2021-06-20T16:11:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160434"},"modified":"2021-06-20T19:11:13","modified_gmt":"2021-06-20T16:11:13","slug":"soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis yaableh"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160435\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya-300x160.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta oo axad ah magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ganacsi oo la isku dhaafsanayo kalluunka iyo Qaadka.<\/p>\n<p>Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Cabdillaahi Bidhan Warsame oo ay wehliyaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Duraan Axmed Faarax, safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qeyb galay saxiixa heshiiska ganacsi ee labada dal kaas oo kor u qaadi doona xiriirka ganacsi.<\/p>\n<p>Shixnaddii ugu horreysay oo dhan 20,000 tan oo kalluun ah oo Soomaaliya ay leedahay ayaa maanta loo diray dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay heshiiskaan ganacsi oo ay la galeen Ethiopia inuu abuuri doono mashaariic horumarineed, ilo dhaqaale iyo ganacsi badeecaddeed.<\/p>\n<p>Wasiirka kalluumaysiga Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan, ayaa sheegay heshiiskaan inuu ganacsatada Soomaaliyeed ee kalluuunka ka caawinayo in ay si sharci ah dalka Ethiopia ugu dhoofin karaan wax soosaarkooda.<\/p>\n<p>\u201cHowshani waa bilow. Dad badan ayaa laga yaabaa in ay maqlaan Qaadka Kenya maxaa loo joojiyay? Qaadka Kenya waxaa loo joojiyay, dowladda Kenya waxay naga diiday in aan annaga wax u dhoofino dalkooda. Gacmuhu waxay ku fiican yihiin in ay wax isweydaarsadaan,\u201d ayuu yiri wasiir Bidhaan.<\/p>\n<p>Safiirka Ethipia u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay heshiiskaan inuu isku dheellitirayo ganacsiga labada dal uuna mustaqbalka dhow horseedayo in ay shacabka labada dal ku liibaanaan.<\/p>\n<div align=\"justify\">\u201cWaxaan maanta taariikhda markii ugu horaysay daahfurnay ganacsiga kheyraadka badda ah, kaasoo tusaale u ah in labada dal ay aad u xiisanaynaan in xiriirka lasii kordhiyo,\u201dayuu yiri safiirka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Toddobaadkii hore, wasiirro ka tirsan dowladda federaalka iyo koox ganacsato Itoobiyaan iyo Turki ah ayaa socod ku soo maray degmada qadiimiga ah ee Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe, iyagoo soo indha indheeyay maalgashi iyo fursado ganacsi oo kalluunka laga heli karo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Pl1YMxAOt24\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta oo axad ah magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ganacsi oo la isku dhaafsanayo kalluunka iyo Qaadka. Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Cabdillaahi Bidhan Warsame oo ay wehliyaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Duraan Axmed Faarax, safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160434","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis yaableh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis yaableh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta oo axad ah magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ganacsi oo la isku dhaafsanayo kalluunka iyo Qaadka. Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Cabdillaahi Bidhan Warsame oo ay wehliyaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Duraan Axmed Faarax, safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa ka soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-20T16:11:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"352\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/\",\"name\":\"Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis yaableh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-20T16:11:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg\",\"width\":660,\"height\":352},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis yaableh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis yaableh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis yaableh - Wardoon","og_description":"Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta oo axad ah magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ganacsi oo la isku dhaafsanayo kalluunka iyo Qaadka. Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Cabdillaahi Bidhan Warsame oo ay wehliyaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Duraan Axmed Faarax, safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa ka soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-20T16:11:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":352,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/","name":"Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis yaableh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg","datePublished":"2021-06-20T16:11:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/somaliya.jpeg","width":660,"height":352},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-ethiopia-oo-kala-saxiixday-heshiis-yaableh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis yaableh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160434"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160434"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160436,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160434\/revisions\/160436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160435"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}