{"id":160437,"date":"2021-06-20T19:18:25","date_gmt":"2021-06-20T16:18:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160437"},"modified":"2021-06-20T19:18:25","modified_gmt":"2021-06-20T16:18:25","slug":"mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/","title":{"rendered":"Mid Ka Mid Ah Raggii Afduubtay Xafsa Oo La Xiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160438\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-1024x576.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-1068x601.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Xafsa Maxamed Luqmaan oo ah gabar Soomaaliyeed oo 23 jir ah, oo dhowaan lagu waayey xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa waxaa soo badbaadiyey booliska magaalada Kayole, oo lagu haystay.<\/p>\n<p>Xafsa oo ku nooleyd Xaafada California Estate ee magaalada Nairobi, waxaana sida la xaqiijiyey la afduubtay Maalintii Talaadada aheyd oo ay taariikhda ku beegneyd 15-ka June 2021.<\/p>\n<p>Waxaa laga soo badbaadiyay guri cidlo ah oo ku yaal Matopeni oo ka tirsan xaafadda isku raranta ah ee Kayole ee magaalada Nairobi, halkaas oo lagu khasbay inay gasho Haan loogu talagalay in biyaha lagu keediyo.<\/p>\n<p>Xafsa ayaa laga waayey dukaan ay laheyd oo lagu iibiyo kabaha oo ku yaal xaafadda Islii shan maalmood ka hor, iyada oo afduubayaashu ay ka dalbadeen reerka madax furasho lacageed oo gaareysa 5 million oo lacagta Kenya ah.<\/p>\n<p>Xubnaha qoyska oo la hadlay wargeyska\u00a0<em>The Standard<\/em>\u00a0ayaa sheegay in aysan bixin madax furashada ay ka dalbadeen afduubayaasha.<\/p>\n<p>Baarayaasha waday howlgalka samata-bixinta ayaa sheegay in baaritaano ay ku hayeen kuwa la tuhunsan yahay, waxayna soo xireen nin 24 jir ah oo kiiskan loo haysto.<\/p>\n<p>Ku xigeenka madaxa warfaafinta ee Kayole Rioba Gisiri\u00a0 ayaa sheegay in haweeneyda la helay maanta abaaro 10-kii subaxnimo, wuxuuna sheegay inay ku jirtay xaalad dagan inkastoo qaar ka mid ah faraha ay nabarro ka soo gaareen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan cunno ka helnay gurigii looga tagay oo ay ku hayeen kuwa afduubayaasha ah, laakiin marnaba ma cunin wixii ay afduubayaasha u keeneyn,\u201d ayuu yiri taliyaha Booliska.<\/p>\n<p>Gisiri wuxuu sheegay in afduubayaashu ay uga tageen guriga buug yar oo ay adeegsanayeen xilli ay weydiisanayeen madax furasho, wuxuuna buugaas ku tilmaamay inuu yahay buug xusuus qor ah oo soo jiitay dareenka deriska.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in markii ay deriska isku dayeen inay eegaan waxa ku qoran buugga inay mar qura maqleyn dhawaqa Xafsa oo dalbaneyso in caawimaad deg deg ah loo sameeyo taasoo keentay in deriska ay la xiriiraan booliska.<\/p>\n<p>Booliska oo sameenayey howlgal wadajir ah ayaa booqday guriga farriinta laga soo gaarsiiyey, balse waxay tageyn dembiilayaashii oo ka maqan meesha iyo gabadha la afduubtay oo weli ku xiran guriga, inkasta oo mid ka mid ah ragga afduubka lagu tuhmayo dib laga soo qabtay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Booliska oo Xafsa kasoo badbaadiyey guriga lagu afduubtay ayaa geeyey saldhigga Booliska ee Kayole halkaas oo ay ku duubtay hadaladeeda.<\/p>\n<p>Kahor intaan la waayin, duubista kaamirooyinka ilaalada ee dukaankeeda ayaa muujisay inay dukaanka soo gashay 4:44 pm ee Talaadadii iyada oo ay la socotay haweeney kale oo magaceeda lagu sheegay Hafsa Abdulwahaab.<\/p>\n<p>Booliska ayaa wada baaritaan ku aadan qaabka loo afduubtay Gabadhaan, waxayna sheegeyn inay dhawaan saxaafadda la wadaagi doonaan macluumaad dheeri ah oo ku saabsan afduubka Xafsa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160438\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-1024x576.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-1068x601.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/kenya-1-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160439\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg 624w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen-300x207.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen-100x70.jpeg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen-218x150.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen-609x420.jpeg 609w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafsa Maxamed Luqmaan oo ah gabar Soomaaliyeed oo 23 jir ah, oo dhowaan lagu waayey xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa waxaa soo badbaadiyey booliska magaalada Kayole, oo lagu haystay. Xafsa oo ku nooleyd Xaafada California Estate ee magaalada Nairobi, waxaana sida la xaqiijiyey la afduubtay Maalintii Talaadada aheyd oo ay taariikhda ku beegneyd 15-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160439,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160437","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mid Ka Mid Ah Raggii Afduubtay Xafsa Oo La Xiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mid Ka Mid Ah Raggii Afduubtay Xafsa Oo La Xiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafsa Maxamed Luqmaan oo ah gabar Soomaaliyeed oo 23 jir ah, oo dhowaan lagu waayey xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa waxaa soo badbaadiyey booliska magaalada Kayole, oo lagu haystay. Xafsa oo ku nooleyd Xaafada California Estate ee magaalada Nairobi, waxaana sida la xaqiijiyey la afduubtay Maalintii Talaadada aheyd oo ay taariikhda ku beegneyd 15-ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-20T16:18:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/\",\"name\":\"Mid Ka Mid Ah Raggii Afduubtay Xafsa Oo La Xiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-20T16:18:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg\",\"width\":624,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mid Ka Mid Ah Raggii Afduubtay Xafsa Oo La Xiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mid Ka Mid Ah Raggii Afduubtay Xafsa Oo La Xiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mid Ka Mid Ah Raggii Afduubtay Xafsa Oo La Xiray - Wardoon","og_description":"Xafsa Maxamed Luqmaan oo ah gabar Soomaaliyeed oo 23 jir ah, oo dhowaan lagu waayey xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa waxaa soo badbaadiyey booliska magaalada Kayole, oo lagu haystay. Xafsa oo ku nooleyd Xaafada California Estate ee magaalada Nairobi, waxaana sida la xaqiijiyey la afduubtay Maalintii Talaadada aheyd oo ay taariikhda ku beegneyd 15-ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-20T16:18:25+00:00","og_image":[{"width":624,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/","name":"Mid Ka Mid Ah Raggii Afduubtay Xafsa Oo La Xiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg","datePublished":"2021-06-20T16:18:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/keen.jpeg","width":624,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-ka-mid-ah-raggii-afduubtay-xafsa-oo-la-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mid Ka Mid Ah Raggii Afduubtay Xafsa Oo La Xiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160437"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160437"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160440,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160437\/revisions\/160440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160439"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}