{"id":160483,"date":"2021-06-23T11:18:51","date_gmt":"2021-06-23T08:18:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160483"},"modified":"2021-06-23T11:18:51","modified_gmt":"2021-06-23T08:18:51","slug":"qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Qoorqoor iyo Gacal oo isku haysta cida kusoobaxaysa aqalka sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160484\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg\" alt=\"\" width=\"669\" height=\"446\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg 669w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 669px) 100vw, 669px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye &amp; Gudoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa isku khilaafay hanaanka soo xulista Xildhibaanada Aqalka sare ee Deegaannada Galnudug laga soo dooran doono.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa waxaa mid walba doonayaa soo saarista shaqsiyaad ay siyaasad ahaan isku dhow yihiin taasi oo sababtay inay isku mari waayaan cidda ka tartami doonta barlamaanka Galmudug si loo kala saaro.<\/p>\n<p>Xog hoose oo warbaahintu heshay ayaa sheegaysa in guddoomiye Gacal iyo xildhibaano reer Galmudug ah ay isku aragti ku noqdeen in aqalka sare tartankiisu noqdo mid furan isla markaana aan loo xirin cid gaar ah halka madaxweynuhu doonayo in shaqsiyaad gaar ah loo asteeyo inay ku matalaan Galmudug Aqalka sare.<\/p>\n<p>Deegaamada Galmudug ayaa waxxaa ka imaan doona 8 xubnood oo katirsan xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana inta badan markale u taagan xubno katirsan aqalkii 1aad ee mudadu ka dhammaatay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wx1HcFT_4gc\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye &amp; Gudoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa isku khilaafay hanaanka soo xulista Xildhibaanada Aqalka sare ee Deegaannada Galnudug laga soo dooran doono. Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa waxaa mid walba doonayaa soo saarista shaqsiyaad ay siyaasad ahaan isku dhow yihiin taasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160484,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160483","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoorqoor iyo Gacal oo isku haysta cida kusoobaxaysa aqalka sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoorqoor iyo Gacal oo isku haysta cida kusoobaxaysa aqalka sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye &amp; Gudoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa isku khilaafay hanaanka soo xulista Xildhibaanada Aqalka sare ee Deegaannada Galnudug laga soo dooran doono. Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa waxaa mid walba doonayaa soo saarista shaqsiyaad ay siyaasad ahaan isku dhow yihiin taasi oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-23T08:18:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"669\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"446\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/\",\"name\":\"Qoorqoor iyo Gacal oo isku haysta cida kusoobaxaysa aqalka sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-23T08:18:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg\",\"width\":669,\"height\":446},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoorqoor iyo Gacal oo isku haysta cida kusoobaxaysa aqalka sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoorqoor iyo Gacal oo isku haysta cida kusoobaxaysa aqalka sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoorqoor iyo Gacal oo isku haysta cida kusoobaxaysa aqalka sare - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye &amp; Gudoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa isku khilaafay hanaanka soo xulista Xildhibaanada Aqalka sare ee Deegaannada Galnudug laga soo dooran doono. Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa waxaa mid walba doonayaa soo saarista shaqsiyaad ay siyaasad ahaan isku dhow yihiin taasi oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-23T08:18:51+00:00","og_image":[{"width":669,"height":446,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/","name":"Qoorqoor iyo Gacal oo isku haysta cida kusoobaxaysa aqalka sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg","datePublished":"2021-06-23T08:18:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gacal.jpeg","width":669,"height":446},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-gacal-oo-isku-haysta-cida-kusoobaxaysa-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoorqoor iyo Gacal oo isku haysta cida kusoobaxaysa aqalka sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160483"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160485,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160483\/revisions\/160485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160484"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}