{"id":160529,"date":"2021-06-26T12:35:02","date_gmt":"2021-06-26T09:35:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160529"},"modified":"2021-06-26T12:35:02","modified_gmt":"2021-06-26T09:35:02","slug":"daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Biixi 60 Milyan ayuu naga xanibay intii Farmaajo joogay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160530\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"434\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549-300x197.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549-639x420.jpg 639w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in $60 milyan oo banka adduun ku Somaliland usoo mariyay dowlada Soomaaliya, dowlada Soomaaliya ku maqanyihiin.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay diiday in ay lacagtan qadato madama oo dowlada Soomaaliya laso dhexmariyey.<\/p>\n<p>&#8220;Waxay soo gaadheen in ay ku dacwoodaan sanduqi dhaqalaha Somaliland hala joojiyo oo ay yidhahdan anaga hanala soo mariyo&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa maanta xaniban lacag ku dhow ama kabadan $60 milyan, oo 4 tii sano ee dowlada Farmaajo joogtey uu banka adduunku u qoondeeyay Somaliland&#8221; ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland diiday in ay lacagtan qaadato madama oo dowlada Soomaaliya laso dhex mariyey.<\/p>\n<p>&#8220;Banka adduunka waxanu ku nidhi anaga qolada waxba nagama dhexeeyaan, lacagina nooma soo mari karto&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>&#8220;Hadana waxanu u sheegayna banka adduunka ninkii wax nala damca ama nacaawinayaa toos buu noosinayaa&#8221;.<\/p>\n<p>&#8220;Wixi Xamar soo mara anaga waa naga xaaraan halkoda haku haystaan inta iyo in kabadan ba&#8221; ayuu hadalkisa ku daray.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyey manaasibada 61 guurada kasoo wareegtay markii Somaliland xornimada ka qaadatay Ingiriiska.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/apJXbS0Zgc4\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in $60 milyan oo banka adduun ku Somaliland usoo mariyay dowlada Soomaaliya, dowlada Soomaaliya ku maqanyihiin. Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay diiday in ay lacagtan qadato madama oo dowlada Soomaaliya laso dhexmariyey. &#8220;Waxay soo gaadheen in ay ku dacwoodaan sanduqi dhaqalaha Somaliland hala joojiyo oo ay yidhahdan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Biixi 60 Milyan ayuu naga xanibay intii Farmaajo joogay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Biixi 60 Milyan ayuu naga xanibay intii Farmaajo joogay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in $60 milyan oo banka adduun ku Somaliland usoo mariyay dowlada Soomaaliya, dowlada Soomaaliya ku maqanyihiin. Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay diiday in ay lacagtan qadato madama oo dowlada Soomaaliya laso dhexmariyey. &#8220;Waxay soo gaadheen in ay ku dacwoodaan sanduqi dhaqalaha Somaliland hala joojiyo oo ay yidhahdan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-26T09:35:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"434\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Biixi 60 Milyan ayuu naga xanibay intii Farmaajo joogay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-26T09:35:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg\",\"width\":660,\"height\":434},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Biixi 60 Milyan ayuu naga xanibay intii Farmaajo joogay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Biixi 60 Milyan ayuu naga xanibay intii Farmaajo joogay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Biixi 60 Milyan ayuu naga xanibay intii Farmaajo joogay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in $60 milyan oo banka adduun ku Somaliland usoo mariyay dowlada Soomaaliya, dowlada Soomaaliya ku maqanyihiin. Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay diiday in ay lacagtan qadato madama oo dowlada Soomaaliya laso dhexmariyey. &#8220;Waxay soo gaadheen in ay ku dacwoodaan sanduqi dhaqalaha Somaliland hala joojiyo oo ay yidhahdan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-26T09:35:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":434,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/","name":"DAAWO:-Biixi 60 Milyan ayuu naga xanibay intii Farmaajo joogay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg","datePublished":"2021-06-26T09:35:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021626637602716705641549.jpg","width":660,"height":434},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-biixi-60-milyan-ayuu-naga-xanibay-intii-farmaajo-joogay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Biixi 60 Milyan ayuu naga xanibay intii Farmaajo joogay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160529"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160529"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160532,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160529\/revisions\/160532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160530"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}