{"id":160616,"date":"2021-06-29T20:09:13","date_gmt":"2021-06-29T17:09:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160616"},"modified":"2021-06-29T20:09:13","modified_gmt":"2021-06-29T17:09:13","slug":"akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Akhriso Jadwalka cusub ee doorashooyinka soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wadatashiga ee Doorashada Soomaaliya oo labadii maalin ee ugu dambeysay kulan uga socday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah usoo saaray jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, maadaama jadwalkii hore uu fashilmay.<\/p>\n<p>Golaha Wadatashiga ee doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in guddiyada doorashada loo furi doono tababarka isla markaasna ay dooran doonaan hoggaanka 30 June illaa 05 July 2021.<\/p>\n<p>Golaha Wadatashiga ayaa jadwalka cusub ee doorashooyinka ku sheegay in doorashada xubnaha aqalka sare la qaban doono 25-ka July 2021.<\/p>\n<p>Sidoo kale, jadwalka ayaa lagu sheegay in soo xulista iyo diyaarinta ergooyinka doorashada xildhibaanada aqalka hoose la qaban doono 15 July illaa 10-ka August 2021, iyadoo doorshada xildhibaanada bBaarlamaanka la qaban doono 10 August \u2013 10 September 2021.<\/p>\n<p>Dhaarinta Xildhibaanada labada aqal iyo doorashada laba guddoon ayaa lagu sheegay jadwalka cusub in la qaban dooo 20-ka September 2021.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Golaha Wadatashi ee Doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha Soomaaliya la qaban doono 10 October 2021.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160617\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1536\" height=\"1536\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1-1024x1024.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1-768x768.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1-696x696.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1-1068x1068.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 1536px) 100vw, 1536px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wadatashiga ee Doorashada Soomaaliya oo labadii maalin ee ugu dambeysay kulan uga socday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah usoo saaray jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, maadaama jadwalkii hore uu fashilmay. Golaha Wadatashiga ee doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in guddiyada doorashada loo furi doono tababarka isla markaasna ay dooran doonaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Jadwalka cusub ee doorashooyinka soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Jadwalka cusub ee doorashooyinka soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wadatashiga ee Doorashada Soomaaliya oo labadii maalin ee ugu dambeysay kulan uga socday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah usoo saaray jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, maadaama jadwalkii hore uu fashilmay. Golaha Wadatashiga ee doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in guddiyada doorashada loo furi doono tababarka isla markaasna ay dooran doonaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-29T17:09:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1536\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1536\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/\",\"name\":\"Akhriso Jadwalka cusub ee doorashooyinka soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-29T17:09:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg\",\"width\":1536,\"height\":1536},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Jadwalka cusub ee doorashooyinka soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Jadwalka cusub ee doorashooyinka soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Jadwalka cusub ee doorashooyinka soomaaliya - Wardoon","og_description":"Golaha Wadatashiga ee Doorashada Soomaaliya oo labadii maalin ee ugu dambeysay kulan uga socday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah usoo saaray jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, maadaama jadwalkii hore uu fashilmay. Golaha Wadatashiga ee doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in guddiyada doorashada loo furi doono tababarka isla markaasna ay dooran doonaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-29T17:09:13+00:00","og_image":[{"width":1536,"height":1536,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/","name":"Akhriso Jadwalka cusub ee doorashooyinka soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg","datePublished":"2021-06-29T17:09:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/E5Der-xXwAMPO6X-1536x1536-1.jpeg","width":1536,"height":1536},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-cusub-ee-doorashooyinka-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Jadwalka cusub ee doorashooyinka soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160616"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160616"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160618,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160616\/revisions\/160618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160617"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}