{"id":160626,"date":"2021-07-01T12:09:28","date_gmt":"2021-07-01T09:09:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160626"},"modified":"2021-07-01T12:11:32","modified_gmt":"2021-07-01T09:11:32","slug":"abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Abiy Axmed oo ka hadlay sababta ay uga soobaxeen Mekelle"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160628\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1160\" height=\"774\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg 1160w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1-1068x713.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1-629x420.jpeg 629w\" sizes=\"(max-width: 1160px) 100vw, 1160px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay ka baxeen magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray, isaga oo sheegay in sababta ay tahay in magaaladaas aysan hadda kadib aheyn \u201cmuhiimadda dagaalka\u201d.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cMarkii aan galnay Mekelle toddoba ama sideed bil kahor, waxaan u sameynay sababtoo ah waxay aheyd muhiimadda iyo xudunta dagaalka,\u201d ayuu Abiy u sheegay warbaahinta dowladda, oo muuqaalkiisa baahisay Arbacadii.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cWaxay aheyd xarunta dowladda. Xarunta kheyraadka la ogyahay iyo kuwa aan la ogeyn. Hase yeeshee waqtigii aan ka baxnay ma jiraan wax muhiim ah oo ay leedahay marka laga reeebo 80,000 oo qof oo shacab ah iyo kuwa shacabka bililiqeysta\u2026waxay lumisay mhiimaddeeda,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p class=\"p1\">Hase yeeshee afhayeenka TPLF Getachew Reda ayaa hadallada Abiy ku tilmaamay been, wuxuuna sheegay in ciidamada Ethiopia lagu qasbay inay magaalada ka baxaan.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cXaqiiqda ah inuu sheegay inay ka baxeen Mekelle, waa been cad. Waxaan uga adkaanay cayaartoyda. Waa ay guul-darreysteen,\u201d ayuu Getachew u sheegay\u00a0<em>Reuters.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/em><\/p>\n<p class=\"p2\">Afhayeen u hadlay dowladda Redwan Hussein ayaa Talaadadii sheegay in ciidanka federaalka ay dib u geli karaan magaalada Mekelle.\u00a0<span class=\"s1\">\u201cHaddii loo baahdo si fudud ayaan ku geli karnaa Mekelle, wax ka yar saddex toddobaad gudahood,\u201d ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Waxa uu sidoo kale sheegay in ciidamada Eritrea oo horey loogu eedeeyey inay xadgudubyo ka gaysteen gobolka ay hadda ka baxeen.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Hase yeeshee Getachew ayaa sheegay in taasi aysan sax aheyn, isaga oo intaas ku daray in ciidamada Eritrea ay isku urursanayaan qeybaha waqooyi ee Tigray, si ay \u201cnaftooda u difaacaan.\u201d<\/p>\n<p class=\"p3\">Xoogagga Tigrayga ayaa Talaadadii qabsaday dhul kale oo ka tirsan gobolkaas, maalin kadib markii ay la wareegen gacan ku haynta magaalada caasimadda ah ee Mekelle, halkaas oo ay ka carareen ciidankii iyo maamulkii taageersanaa Abiy Ahmed.<\/p>\n<p class=\"p3\">Mucaaradka ayaa qabsaday magaalada Shire oo 140 km waqooyi-galbeed ka xigta magaalada Mekelle, sida ay ku warameen ilo-wareedyo amni oo ka tirsan QM, oo la hadlay wakaaladda wararka\u00a0<em>AFP.\u00a0<\/em><\/p>\n<p class=\"p3\">Warka ku saabsan qabsashada Shire ayaa horseeday dabaal-degyo ay waddooyinka ku sameynayaan shacabka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgeylan89%2Fvideos%2F477245723377539%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay ka baxeen magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray, isaga oo sheegay in sababta ay tahay in magaaladaas aysan hadda kadib aheyn \u201cmuhiimadda dagaalka\u201d. \u201cMarkii aan galnay Mekelle toddoba ama sideed bil kahor, waxaan u sameynay sababtoo ah waxay aheyd muhiimadda iyo xudunta dagaalka,\u201d ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160628,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Abiy Axmed oo ka hadlay sababta ay uga soobaxeen Mekelle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Abiy Axmed oo ka hadlay sababta ay uga soobaxeen Mekelle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay ka baxeen magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray, isaga oo sheegay in sababta ay tahay in magaaladaas aysan hadda kadib aheyn \u201cmuhiimadda dagaalka\u201d. \u201cMarkii aan galnay Mekelle toddoba ama sideed bil kahor, waxaan u sameynay sababtoo ah waxay aheyd muhiimadda iyo xudunta dagaalka,\u201d ayuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-01T09:09:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-07-01T09:11:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1160\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"774\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/\",\"name\":\"DAAWO:-Abiy Axmed oo ka hadlay sababta ay uga soobaxeen Mekelle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-07-01T09:09:28+00:00\",\"dateModified\":\"2021-07-01T09:11:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg\",\"width\":1160,\"height\":774},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Abiy Axmed oo ka hadlay sababta ay uga soobaxeen Mekelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Abiy Axmed oo ka hadlay sababta ay uga soobaxeen Mekelle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Abiy Axmed oo ka hadlay sababta ay uga soobaxeen Mekelle - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay ka baxeen magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray, isaga oo sheegay in sababta ay tahay in magaaladaas aysan hadda kadib aheyn \u201cmuhiimadda dagaalka\u201d. \u201cMarkii aan galnay Mekelle toddoba ama sideed bil kahor, waxaan u sameynay sababtoo ah waxay aheyd muhiimadda iyo xudunta dagaalka,\u201d ayuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-01T09:09:28+00:00","article_modified_time":"2021-07-01T09:11:32+00:00","og_image":[{"width":1160,"height":774,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/","name":"DAAWO:-Abiy Axmed oo ka hadlay sababta ay uga soobaxeen Mekelle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg","datePublished":"2021-07-01T09:09:28+00:00","dateModified":"2021-07-01T09:11:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Abiy-1.jpeg","width":1160,"height":774},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-ka-hadlay-sababta-ay-uagsoobaxeen-mekelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Abiy Axmed oo ka hadlay sababta ay uga soobaxeen Mekelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160626"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160626"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160630,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160626\/revisions\/160630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160628"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}