{"id":160640,"date":"2021-07-02T12:14:31","date_gmt":"2021-07-02T09:14:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160640"},"modified":"2021-07-02T12:14:31","modified_gmt":"2021-07-02T09:14:31","slug":"maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/","title":{"rendered":"Maamul kamaxdanan Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Gudaha Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160641\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"513\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg 770w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n<p>Xisbiyada Oromada ugu tunka wayn ee OLF iyo OFC ayaa ku dhawaaqay dhisitaanka Maamul cusub oo ku meel gaar ah, kaasi oo ay u qoondeeyen in muddo Seddex sano ah uu ka arrimin doona Deeganka Oromada.<\/p>\n<p>Wararka aan helayno ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaald kacsanaan ah oo dhanka siyaasadda ah ay ka jirto guud ahaan Itoobiya, waxaana Mas\u2019uuliyiinta hor kacaya qorshahaas ay carrabka ku dhufteen in ay jiraan caqabado haysta shacabka Oromada, waxaana sheegen in dagaalo gudaha iyo dibadda ah ay ku fureen Ciidamada Axmarada, Milatariga iyo kuwa Eritrea, taasi oo keentay in shacabka Oramada ay wajahaan tacadi, xadhig, dil iyo dhibaatoyin kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ay tilmqaameen in degaanka aysan soo gaarin adeegyada Dowladda, waxaana Maamulkan ay dhiseen ay soo bandhigeen shuruucdaha lagu maamulayo iyo qaab dhismeedka Maamulka Cusub, wuxuuna noqonayaa Golle 337 qof ka kooban, oo ay ku bahooben xisbiyada OLF, OFC, bulshada rayidka ah, culimada, dhalinyarada,haweenka iyo oday dhaqamedkooda Gada.<\/p>\n<p>Dhanka kalena warar aan helnay ayaa sheegaya in Ciidanka Xoraynta Oromia ay gudaha u galeen qaar ka mid ah magaalooyinka Degaanka Oromia, waxaana horay gacanta ugu hayay Magaalooyinkaasi Ciidanka Dowlada, inkastoo hadda sida wararku sheegayaan la waregeen Ciidanka Xoraynta Oromia.<\/p>\n<p>Sawirro laga soo qaaday Ciidanka ayaa Muujinaya iyagoo Magaalada gudaha u galay sidoo kalena si weyn loogo soo dhaweynayo, waxaana ay sheegeen in ay gaari doonaan Magaalooyin kale oo dhowr ah oo horay Ciidanka Dowladda federaalka Itoobiya ay gacanta ku hayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiyada Oromada ugu tunka wayn ee OLF iyo OFC ayaa ku dhawaaqay dhisitaanka Maamul cusub oo ku meel gaar ah, kaasi oo ay u qoondeeyen in muddo Seddex sano ah uu ka arrimin doona Deeganka Oromada. Wararka aan helayno ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaald kacsanaan ah oo dhanka siyaasadda ah ay ka jirto guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160641,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160640","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamul kamaxdanan Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Gudaha Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamul kamaxdanan Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Gudaha Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xisbiyada Oromada ugu tunka wayn ee OLF iyo OFC ayaa ku dhawaaqay dhisitaanka Maamul cusub oo ku meel gaar ah, kaasi oo ay u qoondeeyen in muddo Seddex sano ah uu ka arrimin doona Deeganka Oromada. Wararka aan helayno ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaald kacsanaan ah oo dhanka siyaasadda ah ay ka jirto guud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-02T09:14:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/\",\"name\":\"Maamul kamaxdanan Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Gudaha Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-07-02T09:14:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg\",\"width\":770,\"height\":513},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamul kamaxdanan Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Gudaha Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamul kamaxdanan Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Gudaha Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamul kamaxdanan Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Gudaha Itoobiya - Wardoon","og_description":"Xisbiyada Oromada ugu tunka wayn ee OLF iyo OFC ayaa ku dhawaaqay dhisitaanka Maamul cusub oo ku meel gaar ah, kaasi oo ay u qoondeeyen in muddo Seddex sano ah uu ka arrimin doona Deeganka Oromada. Wararka aan helayno ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaald kacsanaan ah oo dhanka siyaasadda ah ay ka jirto guud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-02T09:14:31+00:00","og_image":[{"width":770,"height":513,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/","name":"Maamul kamaxdanan Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Gudaha Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg","datePublished":"2021-07-02T09:14:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/9311ad3cb9144c588c9fbece42271992_18.jpeg","width":770,"height":513},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-kamaxdanan-itoobiya-oo-looga-dhawaaqay-gudaha-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamul kamaxdanan Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Gudaha Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160640"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160640"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160642,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160640\/revisions\/160642"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160641"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}