{"id":160643,"date":"2021-07-02T12:22:51","date_gmt":"2021-07-02T09:22:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160643"},"modified":"2021-07-02T14:29:32","modified_gmt":"2021-07-02T11:29:32","slug":"maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/","title":{"rendered":"DAAWO:_Maraykanka oo sheegay in ciidan Soomaali ah ay kadagaalameen Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160645\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"610\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec.jpg 850w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec-300x215.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec-768x551.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec-696x499.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec-585x420.jpg 585w\" sizes=\"(max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/>Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ay gudaha u galeen Itoobiya, taas oo ay horay u beenisay xukuumadda Federaalka.<\/p>\n<p>Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa weydiisay Robert F. Godec, oo ah sii hayaha ku xigeenka xoghayaha Waaxda Arrimaha Afrika ee Mareykanka, waxa ka jira ku lug lahaanshaha la sheegay in ciidamo Soomaali ah ee dagaalka Tigray.<\/p>\n<p>Godec oo su&#8217;aashaas ka jawaabayay ayaa yiri &#8220;Waxaan ka war qabnaa in ciidamo Soomaali ah ay joogeen Itoobiya, laakiin hadda ma xaqiijin karo inay dagaal ka qeyb qaateen iyo in kale, balse waan xaqiijineynaa arrintaas,&#8221; ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ilhaan ayaa mar kale weydiisay Godec sababta ay ciidamada Soomaaliya u joogeen Itoobiya, wuxuuna ku jawaabay, &#8220;Waxaan rumeys nahay inay ciidamadaas ay yihiin kuwo Soomaaliya ay tababar ugu dirtay Eritrea kadib heshiis dhexmaray labada dowladood.&#8221;<br \/>\nWarbixin dhowaan ka soo baxday Hay&#8217;adda Xuquuqda Addanaha u qaabilsan Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in ciidamo ka socday Soomaaliya oo tababar ku qaadanayay saldhig militari oo ku yaalla Eritrea in ay suuragal tahay inay ka qeyb qaateen dagaalka ka socda gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobey waxay sheegtay in ay soo gareen warar sheegayo in ciidamada Soomaaliya lagu arkay magaalada Qaddiimiga ah ee Aksum ee Tigray iyaga oo ka barbar dagaallamaya ciidamada Eritrea.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan helnay macluumaad iyo warar ku saabsn in ciidamada Soomaaliya laga soo daabulay saldhig militari oo ay tababar ku qaateen oo ku yaalla Eritrea si ay ugu biiraan dagaalka Tigray, waxaana la socday ciidamo Eritrea ah.&#8221;<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100009804884378%2Fvideos%2F848410012724636%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160644\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160645\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"610\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec.jpg 850w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec-300x215.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec-768x551.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec-696x499.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/godec-585x420.jpg 585w\" sizes=\"(max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ay gudaha u galeen Itoobiya, taas oo ay horay u beenisay xukuumadda Federaalka. Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa weydiisay Robert F. Godec, oo ah sii hayaha ku xigeenka xoghayaha Waaxda Arrimaha Afrika ee Mareykanka, waxa ka jira ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160644,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160643","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:_Maraykanka oo sheegay in ciidan Soomaali ah ay kadagaalameen Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:_Maraykanka oo sheegay in ciidan Soomaali ah ay kadagaalameen Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ay gudaha u galeen Itoobiya, taas oo ay horay u beenisay xukuumadda Federaalka. Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa weydiisay Robert F. Godec, oo ah sii hayaha ku xigeenka xoghayaha Waaxda Arrimaha Afrika ee Mareykanka, waxa ka jira ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-02T09:22:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-07-02T11:29:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/\",\"name\":\"DAAWO:_Maraykanka oo sheegay in ciidan Soomaali ah ay kadagaalameen Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-02T09:22:51+00:00\",\"dateModified\":\"2021-07-02T11:29:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:_Maraykanka oo sheegay in ciidan Soomaali ah ay kadagaalameen Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:_Maraykanka oo sheegay in ciidan Soomaali ah ay kadagaalameen Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:_Maraykanka oo sheegay in ciidan Soomaali ah ay kadagaalameen Itoobiya - Wardoon","og_description":"Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ay gudaha u galeen Itoobiya, taas oo ay horay u beenisay xukuumadda Federaalka. Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa weydiisay Robert F. Godec, oo ah sii hayaha ku xigeenka xoghayaha Waaxda Arrimaha Afrika ee Mareykanka, waxa ka jira ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-02T09:22:51+00:00","article_modified_time":"2021-07-02T11:29:32+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/","name":"DAAWO:_Maraykanka oo sheegay in ciidan Soomaali ah ay kadagaalameen Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg","datePublished":"2021-07-02T09:22:51+00:00","dateModified":"2021-07-02T11:29:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119179819_f844a0ee-b77c-49c6-b228-81f943cb7707.jpg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciidan-soomaali-ah-ay-kadagaalameen-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:_Maraykanka oo sheegay in ciidan Soomaali ah ay kadagaalameen Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160643"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160643"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160654,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160643\/revisions\/160654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160644"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}