{"id":160647,"date":"2021-07-02T12:40:28","date_gmt":"2021-07-02T09:40:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160647"},"modified":"2021-07-02T12:40:28","modified_gmt":"2021-07-02T09:40:28","slug":"buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/","title":{"rendered":"Buundadii isku xiraysay itoobiya iyo Tigray oo lajaray +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160648\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1-300x150.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Buundo dul marta Wabiga Tekeze, oo ahayd marin muhiim u ah in cunno gargaar ah la gaarsiiyo qaybo badan oo ka mid ah gobolka Tigray ayaa la burburiyay.<\/p>\n<p>Mr Roger Sandberg oo ka socda dhaqaatiirta caafimaadka ee caalamiga ah, oo ku sugnaa buundada seddex saacadood ka dib markii la qarxiyay subaxnimadii Khamiista, ayaa sheegay in shaqaalaha gargaarka ay la halgamayaan sidii ay u gaarsiin lahaayeen waxyaabaha aasaasiga ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool Tigray-ga.<\/p>\n<p>Guddiga Badbaadinta Caalamiga IRC) ayaa sidoo kale xaqiijiyay burburka buundada. Waxayna sheegtay in gaarsiinta gargaarka cuntada ay ka sii dhib badnaan doonto sidii hore,<\/p>\n<p>IRC waxay sheegtay inay aad uga xun tahay burburka waxayna intaas ku dartay inay sii wadi doonto baaqyada ay u jeedinayso dawlada Itoobiya ee ku aadan gargaarka bina\u2019aadanimo ee aan xadidnayn ee ay la wadaagto gobolka Tigray.<\/p>\n<p>Afhayeenka Barnaamijka Cuntada Adduunka Peter Smerdon ayaa u sheegay warbaahinta \u201cBurburka buundada waxay yeelan doontaa saameyn, laakiin waxaan hadda qiimeyneynaa inta ay le\u2019eg tahay saameynta iyo haddii ay jirto waddo kale oo aan adeegsan karno oo aan ku keeni karno kaydka cuntada ee yaala bakhaaradeena Gondor magaalada Shire. \u201d<\/p>\n<p>Hase yeeshee ma jirto cid si madaxbanaan u xaqiijin karto cida weerarka geysatay.<br \/>\nSi kastaba, ilo wareedyo laga helay Mekelle ayaa sheegaya in burburka buundada muhiimka ah ay timid markii Ciidamada Difaaca ee Tigreega ay kusii siqayaan dhanka wabiga si ay u baacsadaan xoogaga daacada u ah dowlada ee aan wali ka bixin Tigreega.<\/p>\n<p>Dadka ku dhaqan galbeedka iyo bartamaha Tigreega ayaa ah kuwa ugu badan ee ay saameeyeen dagaalada waxaana burburka buundada ay saameyn ku yeelan doontaa tobanaan kun oo dad ah oo qarka u saaran in ay u dhintaan gaajo.<\/p>\n<p>\u201cBurburka buundada waxay ahayd isku day quus ah oo ENDF gaar ahaana ciidamada Amxaarada si loo wiiqo ciidamada Tigreega ee kusii siqaya\u201d. Ayuu yiri Girmay Assefa, oo ah siyaasi u dhashay qowmiyada Tigreyga.<\/p>\n<p>Afhayeenka gobolka Amxaarada, Gizachew Muluneh, ayaa AP u sheegay in baaritaan lagu sameyn doono burburka buundada.<\/p>\n<p>Col. Getinet Adane Afhayeenka Milatariga Itoobiya ayaa sheegay in ay hayaan macluumaadka ku saabsan burburka buundada balse ay ku soo bandhigi doonaan dhowaan shir jaraa\u2019id.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160648\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1-300x150.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160649\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/1562587731.jpg\" alt=\"\" width=\"698\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/1562587731.jpg 698w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/1562587731-300x193.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/1562587731-696x449.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/1562587731-651x420.jpg 651w\" sizes=\"(max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160651\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ibr-1484057.jpg\" alt=\"\" width=\"1050\" height=\"697\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ibr-1484057.jpg 1050w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ibr-1484057-300x199.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ibr-1484057-1024x680.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ibr-1484057-768x510.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ibr-1484057-696x462.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/ibr-1484057-633x420.jpg 633w\" sizes=\"(max-width: 1050px) 100vw, 1050px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buundo dul marta Wabiga Tekeze, oo ahayd marin muhiim u ah in cunno gargaar ah la gaarsiiyo qaybo badan oo ka mid ah gobolka Tigray ayaa la burburiyay. Mr Roger Sandberg oo ka socda dhaqaatiirta caafimaadka ee caalamiga ah, oo ku sugnaa buundada seddex saacadood ka dib markii la qarxiyay subaxnimadii Khamiista, ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160648,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Buundadii isku xiraysay itoobiya iyo Tigray oo lajaray +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Buundadii isku xiraysay itoobiya iyo Tigray oo lajaray +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buundo dul marta Wabiga Tekeze, oo ahayd marin muhiim u ah in cunno gargaar ah la gaarsiiyo qaybo badan oo ka mid ah gobolka Tigray ayaa la burburiyay. Mr Roger Sandberg oo ka socda dhaqaatiirta caafimaadka ee caalamiga ah, oo ku sugnaa buundada seddex saacadood ka dib markii la qarxiyay subaxnimadii Khamiista, ayaa sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-02T09:40:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/\",\"name\":\"Buundadii isku xiraysay itoobiya iyo Tigray oo lajaray +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-02T09:40:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Buundadii isku xiraysay itoobiya iyo Tigray oo lajaray +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Buundadii isku xiraysay itoobiya iyo Tigray oo lajaray +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Buundadii isku xiraysay itoobiya iyo Tigray oo lajaray +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Buundo dul marta Wabiga Tekeze, oo ahayd marin muhiim u ah in cunno gargaar ah la gaarsiiyo qaybo badan oo ka mid ah gobolka Tigray ayaa la burburiyay. Mr Roger Sandberg oo ka socda dhaqaatiirta caafimaadka ee caalamiga ah, oo ku sugnaa buundada seddex saacadood ka dib markii la qarxiyay subaxnimadii Khamiista, ayaa sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-02T09:40:28+00:00","og_image":[{"width":696,"height":348,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/","name":"Buundadii isku xiraysay itoobiya iyo Tigray oo lajaray +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg","datePublished":"2021-07-02T09:40:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/bridge-696x348-1.jpg","width":696,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buundadii-isku-xiraysay-itoobiya-iyo-tigray-oo-lajaray-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Buundadii isku xiraysay itoobiya iyo Tigray oo lajaray +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160647"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160652,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160647\/revisions\/160652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160648"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}