{"id":160669,"date":"2021-07-03T12:53:05","date_gmt":"2021-07-03T09:53:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160669"},"modified":"2021-07-03T12:53:05","modified_gmt":"2021-07-03T09:53:05","slug":"hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/","title":{"rendered":"Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay Mekelle"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160670\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Hogaamiyaha kooxda TPLF ayaa dib ugu laabtay caasimada gobolka Tigreega ee Itoobiya ee Mekelle, kadib 8 bilood oo uu dagaal kula jiray ciidamada Federalka, sida ay wararka sheegayaan.<\/p>\n<p>Dr. Debretsion Gebremichael ayaa shalay soo gaadhay magaalada Mekelle , maalmo kadib markii ay ciidamada Federalku ka baxeen magaalada iyo inta badan gobolka.<\/p>\n<p>Waa gudoomiyaha kooxda TPLF wuxuuna madaxwayne ka ahaa dawlad deegaanka Tigreega oo uu hogaamiye ka ahaa xisbigiisa kahor intaan meesha laga saarin.<\/p>\n<p>Isaga iyo asxaabtiisuba waxay ka baxeen magaalo madaxda gobolka waxyar uun ka hor inta aysan ciidammada federaalku la wareegin dabayaaqadii Nofeembar 2020.<\/p>\n<p>Khudbadiisa oo ay baahisay Tigray Media House, Debretsion wuxuu ku sheegay inuu ka adkaaday &#8220;cadowga&#8221;. Wuxuu sheegay in dagaalka uusan wali dhamaan.<\/p>\n<p>Muuqaal dhex wareegayay baraha bulshada, Debretsion ayaa lagu arkay isagoo xiran astaanta halgamayaasha TPLF oo u muuqday inuu caatoobay. Ugu yaraan laba hogaamiye oo kale oo sare oo katirsan kooxda TPLF ayaa sidoo kale la arkayay iyagoo la socda Debretsion.<\/p>\n<p>Maalintii Isniinta ahayd ayay ciidamada qaranka Itoobiya isaga baxeen magaalada Mekelle iyo aagaga kale ee gobolka, kadib dagaal culus oo dhexmaray labada dhinac. Dawladdu waxay sidoo kale ku dhawaaqday &#8220;xabbad-joojin bani&#8217;aadamnimo&#8221; oo hal dhinac ah.<\/p>\n<p>abhada oo isku magacaawda ciidamada difaaca ee Tigreega ayaa hada maamusha inta badan gobolka waxaana ciidamada Eritrea lagu soo waramayaa inay ka baxeen magaalooyinka waaweyn.<\/p>\n<p>Isgaarsiinta iyo koronto la&#8217;aanta gobolka ka jirta awgeed, macluumaadka ka laga helaya aad ayuu xadidan yahay.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha bani&#8217;aadamnimada ayaa ka digay dhibaatooyinka ka dhalan kara dagaalka haddii aanan la kordhin gargaarka oo aan s dhakhse leh loola gaarin.<\/p>\n<p>In ka badan 350,000 oo qof ayaa wajahaya xaalado macluul, iyadoo qiyaastii 5 milyan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.<\/p>\n<p>Raiisel wasaare kuxigeenka Itoobiya, ahna wasiirka arimaha dibada, Demeke Mekonnen ayaa sheegay in dowladiisu ay diyaar u tahay inay wadahadal la gasho kooxda TPLF oo ay bilo kahor ku dhawaaqday inay tahay &#8220;urur argagixiso&#8221;<\/p>\n<p>Xiisadda udhaxeysa dowladda Federaalka iyo gobolka Tigreega ee ay hogaamiso kooxda TPLF ayaa bilaabatay kadib markii raiisul wasaare Abiy uu xukunka qabtay bishii April 2018.<\/p>\n<p>TPLF oo mar awood badneed oo maamuli jirtay dowlada in kabadan 27 sannadood, waxaa booska ka saaray Abiy Axmed.<\/p>\n<p>Abiy ayaa go&#8217;aansaday in xisbigii isbahaysiga qoomiyadaha ee EPRDF uu noqdo hal xisbi oo la yirahdo Barwaaqo, hase yeeshee TPLF ayaa gaashaanka u daruurtay go&#8217;aankaasi iyadoo diidday inay ka qeyb noqoto.<\/p>\n<p>Xiisadda ayaa cirka isku shareertay ka dib markii doorashooyinkii la rabay in la qabto bishii Ogosto 2020 dib loo dhigey sababo la xiriira cudurka fayraska corona.<\/p>\n<p>Kooxda TPLF ayaa kasoo horjeesatay talaabadan waxayna go&#8217;aansatay inay abaabusho doorasha gaar u ah oo hal dhinac taas oo ay ku guuleysatay 100%. balse Dowladda Federaalka ayaa doorashadaasi ku tilmaamtay mid &#8220;sharci darro ah&#8221;, taas oo horseedday qalalaasaha haatan jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha kooxda TPLF ayaa dib ugu laabtay caasimada gobolka Tigreega ee Itoobiya ee Mekelle, kadib 8 bilood oo uu dagaal kula jiray ciidamada Federalka, sida ay wararka sheegayaan. Dr. Debretsion Gebremichael ayaa shalay soo gaadhay magaalada Mekelle , maalmo kadib markii ay ciidamada Federalku ka baxeen magaalada iyo inta badan gobolka. Waa gudoomiyaha kooxda TPLF [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay Mekelle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay Mekelle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogaamiyaha kooxda TPLF ayaa dib ugu laabtay caasimada gobolka Tigreega ee Itoobiya ee Mekelle, kadib 8 bilood oo uu dagaal kula jiray ciidamada Federalka, sida ay wararka sheegayaan. Dr. Debretsion Gebremichael ayaa shalay soo gaadhay magaalada Mekelle , maalmo kadib markii ay ciidamada Federalku ka baxeen magaalada iyo inta badan gobolka. Waa gudoomiyaha kooxda TPLF [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-03T09:53:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/\",\"name\":\"Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay Mekelle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-03T09:53:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay Mekelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay Mekelle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay Mekelle - Wardoon","og_description":"Hogaamiyaha kooxda TPLF ayaa dib ugu laabtay caasimada gobolka Tigreega ee Itoobiya ee Mekelle, kadib 8 bilood oo uu dagaal kula jiray ciidamada Federalka, sida ay wararka sheegayaan. Dr. Debretsion Gebremichael ayaa shalay soo gaadhay magaalada Mekelle , maalmo kadib markii ay ciidamada Federalku ka baxeen magaalada iyo inta badan gobolka. Waa gudoomiyaha kooxda TPLF [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-03T09:53:05+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/","name":"Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay Mekelle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg","datePublished":"2021-07-03T09:53:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/119209194_5692c384-1887-4532-a4b6-bda68c127fb4.jpg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-tplf-oo-dib-ugu-soo-laabtay-mekelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay Mekelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160669"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160671,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160669\/revisions\/160671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160670"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}