{"id":160690,"date":"2021-07-05T12:10:36","date_gmt":"2021-07-05T09:10:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160690"},"modified":"2021-07-05T12:10:36","modified_gmt":"2021-07-05T09:10:36","slug":"abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/","title":{"rendered":"Abwaan Shaacir ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay DF u magacaawday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160691\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"753\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg 945w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir-300x239.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir-768x612.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir-696x555.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir-527x420.jpeg 527w\" sizes=\"(max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/><\/p>\n<p>Abwaan Yuusuf Shaacir oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa maanta warbaahinta la hadlay, isagoo soo dhaweeyay xil ay u magacaawday dowladda Soomaaliya, waxuuna Abwaanku dhawaan ka soo dhex muuqday guddi ka shaqeyn doona dib u soo nooleynta Af-Soomaaliga.<\/p>\n<p>Guddigaas waxaa dhawaan ku dhawaaqday wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, waxuuna sheegay in markii la magacaabayey uu la soo xariiray masuul ka tirsan wasaaradda, kaas oo u sharaxay sababta guddigaas loogu darayo Abwaan Shaacir.<\/p>\n<p>\u201cNinkii ila soo xariiray waxa uu igu yiri, waxaan kugu dooranay in wixii caqabado ka hor yimaada guddiga aad wax ka xaliso, tusaale eray gobollada dhexe si looga yaqaano, in la yiraahdo Somaliland eraygaas side looga yaqaanaa? Yuusuf Shaacirbaa Hargeysa joogee aan weydiino, ee la isoo dhaho war Yuusufow eraygaas side u taqaan?\u201d ayuu yiri Abwaan Yuusuf Shaacir.<\/p>\n<p>Abwaanka ayaa sheegay in masuulka ka tirsan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ee lasoo xariiray uu u sheegay in wax mushaar ah aysan sii doonin, balse markii shaqo jirto kharashka ku bixi doona shirarka iyo isu imaatinka guddiga ay ka bixin doonto wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cAf-Soomaaligu waa wax umadda oo dhan ka dhaxeeya, marka hadii arrinta aysan siyaasad ku jirin oo ay tahay in laga shaqeynayo dhaqan, oo anigoo halkeyga jooga la I soo dhahaayo war Abwaan waxaan naga caawi, wax dhib ah malahan,\u201d ayuu yiri Abwaan Shaacir oo Hargeysa jooga.<\/p>\n<p>Sidoo kale Abwaanku waxa uu sheegay in jaaniskaas ay Somaliland baneysay, maadaama sida uu sheegay 10-kii sano ee u dambeysay ay xukuumadda ka dalbanayeen in la sameeyo xarun dhaqanka iyo Af-Soomaaliga lagu soo nooleeyo.<\/p>\n<p>\u201cHalkaan waxay noqotay meel dhaqanka, afka iyo taariikhda aan laga qiimeyn, hadii la daneynayo dadkeeda ayaa la qiimeyn lahaa Hadraawi, Cabdi Qeys, Dacar, Aadan Tarabi, Muuse Cali Faruur iyo in ka badan ayaa joogta, weli ma aanaa arkin meel ay isugu imaanayaan ama ay ka hadlayaan, hadii ay Somaliland ka jirto meel dhaqan ka shaqeysa, waa mid ay sameysteen dad madax banana oo iyagu sidey doonaan ka yeela,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Abwaan Shaacir ayaa sidoo kale sheegay in uusan fileyn in magacaabidiisa ay xasaasiyad ka qaadi doonto xukuumadda Muuse Biixi, \u201cMadaxweynaha Somaliland maalin dhaweeto waxa uu yiri Xamar waxaan is heynaa maamulka iyo siyaasiyiinta, laakiin shacabka isma heyno, marka waxyaabaha arrimaha bulshada ah, ee afku ka mid yahay, hadii aan cidi siyaasadeyn inay mushkilad tahay anigu ma qabo,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Abwaan Shaacir.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QwCu2JJMf1U\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abwaan Yuusuf Shaacir oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa maanta warbaahinta la hadlay, isagoo soo dhaweeyay xil ay u magacaawday dowladda Soomaaliya, waxuuna Abwaanku dhawaan ka soo dhex muuqday guddi ka shaqeyn doona dib u soo nooleynta Af-Soomaaliga. Guddigaas waxaa dhawaan ku dhawaaqday wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, waxuuna sheegay in markii la magacaabayey uu la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160691,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160690","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abwaan Shaacir ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay DF u magacaawday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abwaan Shaacir ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay DF u magacaawday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Abwaan Yuusuf Shaacir oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa maanta warbaahinta la hadlay, isagoo soo dhaweeyay xil ay u magacaawday dowladda Soomaaliya, waxuuna Abwaanku dhawaan ka soo dhex muuqday guddi ka shaqeyn doona dib u soo nooleynta Af-Soomaaliga. Guddigaas waxaa dhawaan ku dhawaaqday wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, waxuuna sheegay in markii la magacaabayey uu la soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-05T09:10:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"945\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"753\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/\",\"name\":\"Abwaan Shaacir ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay DF u magacaawday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-07-05T09:10:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg\",\"width\":945,\"height\":753},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abwaan Shaacir ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay DF u magacaawday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abwaan Shaacir ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay DF u magacaawday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abwaan Shaacir ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay DF u magacaawday - Wardoon","og_description":"Abwaan Yuusuf Shaacir oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa maanta warbaahinta la hadlay, isagoo soo dhaweeyay xil ay u magacaawday dowladda Soomaaliya, waxuuna Abwaanku dhawaan ka soo dhex muuqday guddi ka shaqeyn doona dib u soo nooleynta Af-Soomaaliga. Guddigaas waxaa dhawaan ku dhawaaqday wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, waxuuna sheegay in markii la magacaabayey uu la soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-05T09:10:36+00:00","og_image":[{"width":945,"height":753,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/","name":"Abwaan Shaacir ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay DF u magacaawday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg","datePublished":"2021-07-05T09:10:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Yuusuf-Shaacir.jpeg","width":945,"height":753},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-shaacir-ku-nool-hargeysa-oo-aqbalay-xil-ay-df-u-magacaawday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abwaan Shaacir ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay DF u magacaawday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160690"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160690"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160692,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160690\/revisions\/160692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160691"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}