{"id":160696,"date":"2021-07-05T20:21:32","date_gmt":"2021-07-05T17:21:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160696"},"modified":"2021-07-05T20:21:32","modified_gmt":"2021-07-05T17:21:32","slug":"daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Burcad hubeesan oo Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay rag ku eedeysan inay dhac ka geysanayeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, sidoo kalena faahfaahin ka bixiyey wiil yar oo jir-dil uu u geystay Adeerkiis u geeriyooday 3-dii bishan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka dhan ah tuugada moobeellada ka furata dadka shacabka ay ciidamada ammaanku ku soo qabteen ragku eedeysan dhacaas iyo hubkii ay wateen.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sheegay in seddax ka mid ah ragaas lagu soo qabtay howlgal ka dhacay degmada Kaaraan, xilli ay ku howlanaayeen dhaca dadka shacabka ah ee degmadaas ku nool, waxaana la soo bandhigay hubkii ay ku dhacayeen iyo agabkii ay furteen.<\/p>\n<p>Halka laba eedeysane oo kale, lagu soo kala qabtay degmooyinka Yaaqshiid iyo Cabdicasiis, kuwaas oo gacanta lagu dhigay iyagoo ku howlan dhaca shacabka degmooyinkaas, sida uu sheegay afhayeenka booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka kale afhayeenka ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska Muscab Maxamed Xasan oo ahaa wiil 4-sano jir ah oo 3-dii bishaan u geeriyooday jir-dil uu u geystay Adeerkiis hooyadii qabay oo lagu magacaabo Xasankaafi Cabdi Jaamac.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sheegay in baaritaan weli socda ay ku ogaadeen in Muscab uu Adeerkii u geystay jir-dil xoog leh, kaas oo sababay inuu Naqasku ku dhego, isla markaana uu geeriyoodo.<\/p>\n<p>\u201cBaritanka kiiska wiilkaas oo meel gabagabo ah mareya waxaan ku ogaanay inuu u dhintay naqaska oo ku dhegay, maadaama uu wiilkaas Adeeerkiis u geystay jir-dil xoog leh oo fiilo uu ku garaacay, baaritaanku markii uu soo dhamaado wixii kasoo baxa waan idinla wadaagi doonaa,\u201d ayuu yiri Sadiiq Aadan Cali.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/t9LIKBOoV-w\" width=\"923\" height=\"519\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160697\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-6.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-6.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-6-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-6-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-6-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160698\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-5.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-5.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-5-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-5-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-5-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160699\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-4.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-4-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-4-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-4-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160700\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-3.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-3-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-3-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-3-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160701\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-2.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-2-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-2-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-2-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160702\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay rag ku eedeysan inay dhac ka geysanayeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, sidoo kalena faahfaahin ka bixiyey wiil yar oo jir-dil uu u geystay Adeerkiis u geeriyooday 3-dii bishan. &nbsp; Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in saacadihii la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160702,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160696","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Burcad hubeesan oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Burcad hubeesan oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay rag ku eedeysan inay dhac ka geysanayeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, sidoo kalena faahfaahin ka bixiyey wiil yar oo jir-dil uu u geystay Adeerkiis u geeriyooday 3-dii bishan. &nbsp; Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in saacadihii la soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-05T17:21:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Burcad hubeesan oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-07-05T17:21:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":1000},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Burcad hubeesan oo Muqdisho lagu qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Burcad hubeesan oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Burcad hubeesan oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon","og_description":"Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay rag ku eedeysan inay dhac ka geysanayeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, sidoo kalena faahfaahin ka bixiyey wiil yar oo jir-dil uu u geystay Adeerkiis u geeriyooday 3-dii bishan. &nbsp; Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in saacadihii la soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-05T17:21:32+00:00","og_image":[{"width":750,"height":1000,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","name":"DAAWO:-Burcad hubeesan oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg","datePublished":"2021-07-05T17:21:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/cad-1.jpeg","width":750,"height":1000},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-burcad-hubeesan-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Burcad hubeesan oo Muqdisho lagu qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160696"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160696"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160703,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160696\/revisions\/160703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160702"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}