{"id":160771,"date":"2021-07-08T13:44:54","date_gmt":"2021-07-08T10:44:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160771"},"modified":"2021-07-08T13:44:54","modified_gmt":"2021-07-08T10:44:54","slug":"la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/","title":{"rendered":"La-taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160772\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage-300x254.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage-696x590.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage-496x420.jpeg 496w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in saaka garoonka diyaaradaha Kismaayo laga celiyey Cabdi Cali Raage oo ah shaqsi si weyn ugu dhow madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Saraakiil sarre oo ka tirsan garoonka Kismaayo ayaa sheegay in Cabdi Cali Raage lagu celiyey amar kasoo baxay madaxda sare ee Jubaland, kadib markii uu diyaarad kasoo raacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Cabdi Cali Raage oo kal hore soo noqday La-taliyaha sarre ee madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa muddooyinkii dambe uu khilaaf xoogan kala dhaxeeyay Axmed Madoobe, kadib markii uu ku dhowaaday madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday.<\/p>\n<p>Waxaa la rumeysan yahay in Raage uu qeyb ka ahaa xubnihii udub dhexaadka u ahaa khilaafkii Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland ee curyaamiyey qabsoomida doorashada.<\/p>\n<p>Ilaa hadda si rasmi ah looma oga sababta Cabdi Cali Raage looga celiyay garoonka diyaaradaha Kismaayo, waxaana xusid mudan in weli ay xiisad kala dhaxeyso madaxda sarre ee Jubbaland.<\/p>\n<p>Magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ku sugan ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta oo asagu gaaray shalay, si loo dar-dar geliyo arrimaha doorashooyinka iyo xal ka gaarista khilaafka mudada dheer ka taagna gobolka Gedo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in saaka garoonka diyaaradaha Kismaayo laga celiyey Cabdi Cali Raage oo ah shaqsi si weyn ugu dhow madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Saraakiil sarre oo ka tirsan garoonka Kismaayo ayaa sheegay in Cabdi Cali Raage lagu celiyey amar kasoo baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160772,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>La-taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"La-taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in saaka garoonka diyaaradaha Kismaayo laga celiyey Cabdi Cali Raage oo ah shaqsi si weyn ugu dhow madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Saraakiil sarre oo ka tirsan garoonka Kismaayo ayaa sheegay in Cabdi Cali Raage lagu celiyey amar kasoo baxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-08T10:44:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"708\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/\",\"name\":\"La-taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-07-08T10:44:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\",\"width\":708,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"La-taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"La-taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"La-taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka Kismaayo - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in saaka garoonka diyaaradaha Kismaayo laga celiyey Cabdi Cali Raage oo ah shaqsi si weyn ugu dhow madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Saraakiil sarre oo ka tirsan garoonka Kismaayo ayaa sheegay in Cabdi Cali Raage lagu celiyey amar kasoo baxay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-08T10:44:54+00:00","og_image":[{"width":708,"height":600,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/","name":"La-taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg","datePublished":"2021-07-08T10:44:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg","width":708,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/la-taliyaha-farmaajo-oo-laga-celiyay-garoonka-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"La-taliyaha Farmaajo oo laga celiyay garoonka Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160771"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160773,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160771\/revisions\/160773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160772"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}