{"id":160788,"date":"2021-07-09T11:51:44","date_gmt":"2021-07-09T08:51:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160788"},"modified":"2021-07-09T11:51:44","modified_gmt":"2021-07-09T08:51:44","slug":"rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/","title":{"rendered":"Rooble oo Berito ku wajahan Garbahaarey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160789\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu gaaro Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo halkaas oo uu u tagi doono arrimo la xiriiro doorashada ka dhaceyso magaalada iyo sidii loo sugi lahaa Amniga doorashada.<\/p>\n<p>Waxaa Maanta lagu wada in degmada Garbahaarey ay gaaraan wafdi hordhac u ah Ra\u2019isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble si ay usii diyaariyaan soo dhaweynta wafdiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale Maanta waxaa Magaalada Garbahaarey loo daabulayaa ilaalada gaarka ah ee Ra\u2019isulwasaaraha, waxaa sidoo kale halkaas la geynayaa gawaarida aan xabadda karin oo uu adeegsan dooni Ra\u2019isulwasaaraha inta uu joogo hallkaas.<\/p>\n<p>Sida ay illo wareedyo ka tirsan xafiiska Ra\u2019isulwasaare Rooble xaqiijiyeen Ra\u2019isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu magaalada Garbahaarey gaaro Maalinta Berri ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa lagu wadaa inuu magaalada Garbahaarey kula kulmo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Gedo ee diidan Maamulka Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Rooble ayaa waxgaradka iyo siyaasiyiinta Garbahaarey kala hadli doono doorka ay ku leeyihiin dib u heshiisiinta Jubbaland iyo dhammeystirka hannaanka doorasho ee Jubbaland, gaar ahaan kuraasta deegaan doorashadoodu ay tahay Magaalada Garbahaarey.<\/p>\n<p>Magaalada Garbahaarey ayaa ka mid ah goobaha loo asteeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka Soomaaliya, iyadoona haatan ay socdaan dadaalo ku aadan sidii loo dhameyn lahaa tabashooyinka ka dhex jira dadka dega gobolka Gedo iyo maamulka uu hoggaamiye Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Tagitaanka Rooble ee Garbaaharey ayaa kusoo aadayo xilli Shalay Magaalada loo diiday inay tagaan Xildhibaano hore iyo mas\u2019uuliyiin kale oo waday olole ku aadan inay helaan guddoomiyaha Garbahaarey ee dhawaan la magacaabi doono kaasoo maamulayo kuraasta taalo degmadaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale, madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa shalay diiday inuu Magaalada Kismaayo ka dago La taliyaha arrimaha doorashooyinka madaxweyne Farmaajo Cabdi Cali Raage oo la sheegay inuu u tartami doono kursi yaalo magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu gaaro Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo halkaas oo uu u tagi doono arrimo la xiriiro doorashada ka dhaceyso magaalada iyo sidii loo sugi lahaa Amniga doorashada. Waxaa Maanta lagu wada in degmada Garbahaarey ay gaaraan wafdi hordhac u ah Ra\u2019isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble si ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160789,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160788","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo Berito ku wajahan Garbahaarey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo Berito ku wajahan Garbahaarey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu gaaro Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo halkaas oo uu u tagi doono arrimo la xiriiro doorashada ka dhaceyso magaalada iyo sidii loo sugi lahaa Amniga doorashada. Waxaa Maanta lagu wada in degmada Garbahaarey ay gaaraan wafdi hordhac u ah Ra\u2019isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble si ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-09T08:51:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/\",\"name\":\"Rooble oo Berito ku wajahan Garbahaarey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-09T08:51:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo Berito ku wajahan Garbahaarey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo Berito ku wajahan Garbahaarey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo Berito ku wajahan Garbahaarey - Wardoon","og_description":"Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu gaaro Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo halkaas oo uu u tagi doono arrimo la xiriiro doorashada ka dhaceyso magaalada iyo sidii loo sugi lahaa Amniga doorashada. Waxaa Maanta lagu wada in degmada Garbahaarey ay gaaraan wafdi hordhac u ah Ra\u2019isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble si ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-09T08:51:44+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/","name":"Rooble oo Berito ku wajahan Garbahaarey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg","datePublished":"2021-07-09T08:51:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/FB_IMG_1607969768064.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-berito-ku-wajahan-garbahaarey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo Berito ku wajahan Garbahaarey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160788"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160788"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160790,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160788\/revisions\/160790"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160789"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}