{"id":160791,"date":"2021-07-09T12:02:07","date_gmt":"2021-07-09T09:02:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160791"},"modified":"2021-07-09T14:16:24","modified_gmt":"2021-07-09T11:16:24","slug":"daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Walahayn Inanay Dhacay In Nina Dhinto Nina Raxaysto"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160792\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png\" alt=\"\" width=\"659\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png 659w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1-300x153.png 300w\" sizes=\"(max-width: 659px) 100vw, 659px\" \/><\/p>\n<p>Puntland ayaa taakulo isugu jirtay shidaal iyo raashin loogu talo galay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Galmudug ee dagaalka kula kooxda Alshabab ku wareejisay maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Mudug dhinaca Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare), ayaa sheegay taakuladan in ay Puntland uga qayb qaadanayso dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab ee ka socda koonfurta gobolka Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>\u201cAnagoo ka wakiil ah Puntland waxaa Taakulo isugu jirta Shidaal iyo Raashin oo aan ugu talagalnay Ciidamada xooga dalka iyo Ciidamada Galmudug ku wareejinay Galmudug oo ay wakiil ka ahaayeen Maamulka Degmada Gaalkacyo Galmudug, kuwaas oo aan uga qayb qaadanayno la Dagaalanka Argagixisa ee Wasil iyo Bacaadwayne,\u201d\u2019 ayuu yiri Sanyare.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Mudug ayaa ugu baaqay gaancsatada Puntland iyo Galmudug in ay ka qeyb qaataan taakulaynta ciidamada iyo dib u xoraynta deegaanada Galmudug ee muddada tobanka sano gacanta ugu jira Alshabab.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sanyare ayaa si cad u sheegay ganacstadii ka qeyb qaadan weyda taakulaynta ciidamada dagaalka kula jira Alshabaab, in ay xoolahooda u bannaan yihiin oo ay bakhaaradooda sii furnaan doonin.<\/p>\n<p>Puntland iyo Galmudug ayaa sanadihii ugu dambeeyay iska kaashanayay dagaalka Alshabaab, waxaana iskaashigooda uu suurto galiyay in la fashiliyo shakabado Alshabab ah oo muddo ka howlgali jiray Gaalkacyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/f12uLMQOG1U\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa taakulo isugu jirtay shidaal iyo raashin loogu talo galay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Galmudug ee dagaalka kula kooxda Alshabab ku wareejisay maamulka Galmudug. Guddoomiyaha gobolka Mudug dhinaca Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare), ayaa sheegay taakuladan in ay Puntland uga qayb qaadanayso dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab ee ka socda koonfurta gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160792,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Walahayn Inanay Dhacay In Nina Dhinto Nina Raxaysto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Walahayn Inanay Dhacay In Nina Dhinto Nina Raxaysto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa taakulo isugu jirtay shidaal iyo raashin loogu talo galay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Galmudug ee dagaalka kula kooxda Alshabab ku wareejisay maamulka Galmudug. Guddoomiyaha gobolka Mudug dhinaca Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare), ayaa sheegay taakuladan in ay Puntland uga qayb qaadanayso dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab ee ka socda koonfurta gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-09T09:02:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-07-09T11:16:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"659\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"335\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/\",\"name\":\"DAAWO:-Walahayn Inanay Dhacay In Nina Dhinto Nina Raxaysto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png\",\"datePublished\":\"2021-07-09T09:02:07+00:00\",\"dateModified\":\"2021-07-09T11:16:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png\",\"width\":659,\"height\":335},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Walahayn Inanay Dhacay In Nina Dhinto Nina Raxaysto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Walahayn Inanay Dhacay In Nina Dhinto Nina Raxaysto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Walahayn Inanay Dhacay In Nina Dhinto Nina Raxaysto - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa taakulo isugu jirtay shidaal iyo raashin loogu talo galay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Galmudug ee dagaalka kula kooxda Alshabab ku wareejisay maamulka Galmudug. Guddoomiyaha gobolka Mudug dhinaca Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare), ayaa sheegay taakuladan in ay Puntland uga qayb qaadanayso dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab ee ka socda koonfurta gobolka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-09T09:02:07+00:00","article_modified_time":"2021-07-09T11:16:24+00:00","og_image":[{"width":659,"height":335,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/","name":"DAAWO:-Walahayn Inanay Dhacay In Nina Dhinto Nina Raxaysto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png","datePublished":"2021-07-09T09:02:07+00:00","dateModified":"2021-07-09T11:16:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Capture-1.png","width":659,"height":335},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-walahay-inanay-dhacay-in-nina-dhinto-nina-raxaysto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Walahayn Inanay Dhacay In Nina Dhinto Nina Raxaysto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160791"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160791"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160796,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160791\/revisions\/160796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160792"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}