{"id":160842,"date":"2021-07-12T13:28:43","date_gmt":"2021-07-12T10:28:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160842"},"modified":"2021-07-12T13:30:54","modified_gmt":"2021-07-12T10:30:54","slug":"faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe sharci adag baan kasoosaaridoona dadka calanka somaliya qaata"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160843\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Somaliland ayaa dhawaan hirgelin doonta sharci baneynaya xariga iyo tacadiyada ka dhan ah muwaadiniinteeda qaata calanka Soomaaliya ama ku soo bandhiga meel fagaare ah ee gudaha deegaanadeeda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyey in sharcigaas lasoo saari doono, kaasi oo dambi ka dhigaya in gudaha deegaanada Somaliland lagu qaato calanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cSharci baa la soo saaraya, qofkii lagu arko in uu sito calanka Soomaaliya dambigeeda waa la qoraya, xeer baa laga soo saaraya, oo waxaa la horgeyn doona golaha cusub,\u201d ayuu yiri Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeedinayey munaasibad ka dhacday Boorama.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ay soo saari doonto xeer tallaabo sharci ah looga qaadayo dadka jeediya hadallada xanafta leh ee colaada horseedaya.<\/p>\n<p>Hadalka Faysal Cali Waraabe ayaa imanaya xili dhawaan dhalinyaro badan ay calanka Soomaaliya ku dhex qaateen deegaanada Somaliland, gaar ahaan magaalada Boorama, kuwaasi oo badankooda xabsiga loo taxaabay xiligii lagu jirey dabaal-degyada maalmaha xoriyada.<\/p>\n<p>Somaliland oo ayadu ku dooda inay tahay dal ka madax-banaan Soomaaliya, ayaa haddana inta badan waxay qaada tallaabooyin lagu beegsanayo qof kasta oo taageero u muujiya Soomaaliya ama kasoo horjeesta fikirkeeda gooni-goosadka ah ee mudada badan ay ku raadineysay aqoonsiga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/d-C1cGJZsqs\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somaliland ayaa dhawaan hirgelin doonta sharci baneynaya xariga iyo tacadiyada ka dhan ah muwaadiniinteeda qaata calanka Soomaaliya ama ku soo bandhiga meel fagaare ah ee gudaha deegaanadeeda. Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyey in sharcigaas lasoo saari doono, kaasi oo dambi ka dhigaya in gudaha deegaanada Somaliland lagu qaato calanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Faysal Cali Waraabe sharci adag baan kasoosaaridoona dadka calanka somaliya qaata - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe sharci adag baan kasoosaaridoona dadka calanka somaliya qaata - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Somaliland ayaa dhawaan hirgelin doonta sharci baneynaya xariga iyo tacadiyada ka dhan ah muwaadiniinteeda qaata calanka Soomaaliya ama ku soo bandhiga meel fagaare ah ee gudaha deegaanadeeda. Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyey in sharcigaas lasoo saari doono, kaasi oo dambi ka dhigaya in gudaha deegaanada Somaliland lagu qaato calanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-12T10:28:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-07-12T10:30:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/\",\"name\":\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe sharci adag baan kasoosaaridoona dadka calanka somaliya qaata - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-12T10:28:43+00:00\",\"dateModified\":\"2021-07-12T10:30:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg\",\"width\":1024,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe sharci adag baan kasoosaaridoona dadka calanka somaliya qaata\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe sharci adag baan kasoosaaridoona dadka calanka somaliya qaata - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe sharci adag baan kasoosaaridoona dadka calanka somaliya qaata - Wardoon","og_description":"Somaliland ayaa dhawaan hirgelin doonta sharci baneynaya xariga iyo tacadiyada ka dhan ah muwaadiniinteeda qaata calanka Soomaaliya ama ku soo bandhiga meel fagaare ah ee gudaha deegaanadeeda. Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyey in sharcigaas lasoo saari doono, kaasi oo dambi ka dhigaya in gudaha deegaanada Somaliland lagu qaato calanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-12T10:28:43+00:00","article_modified_time":"2021-07-12T10:30:54+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/","name":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe sharci adag baan kasoosaaridoona dadka calanka somaliya qaata - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg","datePublished":"2021-07-12T10:28:43+00:00","dateModified":"2021-07-12T10:30:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/p05tvbz8.jpg","width":1024,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-sharci-adag-baan-kasoosaaridoona-dadka-calanka-somaliya-qaata\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe sharci adag baan kasoosaaridoona dadka calanka somaliya qaata"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160842"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160842"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160846,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160842\/revisions\/160846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160843"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}