{"id":160854,"date":"2021-07-13T11:23:13","date_gmt":"2021-07-13T08:23:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160854"},"modified":"2021-07-13T11:23:13","modified_gmt":"2021-07-13T08:23:13","slug":"daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Gud.Gobolka Gedo oo sheegay inay maamul cusub samay sanayaan 8 Ogosto"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160855\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka gobolka Gedo ee taabacsan Villa Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay maamul cusub u dhisayaan Jubaland marka la gaaray bisha 8-aad ee soo socota, tani oo muujineysa in xiisadda gooblka Gedo ay weli sideeda u taagan tahay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolkaas ee ku xiran Villa Somalia Axmed Buule Canjeex, oo wareysi siiyey BBC-da, ayaa sheegay in muddo xileedka Axmed Madoobe uu ku eg yahay bisha August, kadibna ay dadka gobolka dhisan doonan maamul cusub, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cMarka ay dhammaato muddada xilka Axmed Madoobe) ma jirto cid naga hor istaageyso in aan aayaheena ka tashano, waana go\u2019aan ay gaareen dadka deegaanada Jubaland, dal iyo diba, waa la isku xiran yahay. Guddiyo ayaa la sameystay sidii gogoshaas ay ku meel mari lahayd,\u201d ayuu yiri Axmed Buule.<\/p>\n<p>\u201cHa u gudbiyo laakin, Axmed muddadiisa 20-ka bisha siddeedaad ayay ku ektahay, hal maalina cid ugu dari karta ma leh, ciddi howshaas damacdana waxay diyaar u tahay dhibaatada dhulkaas ka dhacdo in iyaga la weydiinaayo,\u201d ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Axmed Buule ayaa u muuqda inuu tixraacayo qoraal 14-kii July 2020 kasoo baxay dowladda federaalka, oo ay ku sheegtay inay Axmed Madoobe ugu aqoonsatay madaxweynaha ku-meel gaarka ah ee Jubaland, muddo laba sano ah oo ka billaabaneysay bishii August 2019, oo aheyd markii la doortay.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa ku gacan seeray qoraalkaas kasoo baxay Villa Somalia, isla maalinkii ay soo saartay, kuna tilmaamay mid sharci-darro ah, mana cadda sida hadda loogu dabaqi karo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F241457304458776%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Gedo ee taabacsan Villa Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay maamul cusub u dhisayaan Jubaland marka la gaaray bisha 8-aad ee soo socota, tani oo muujineysa in xiisadda gooblka Gedo ay weli sideeda u taagan tahay. Guddoomiyaha gobolkaas ee ku xiran Villa Somalia Axmed Buule Canjeex, oo wareysi siiyey BBC-da, ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Gud.Gobolka Gedo oo sheegay inay maamul cusub samay sanayaan 8 Ogosto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Gud.Gobolka Gedo oo sheegay inay maamul cusub samay sanayaan 8 Ogosto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka gobolka Gedo ee taabacsan Villa Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay maamul cusub u dhisayaan Jubaland marka la gaaray bisha 8-aad ee soo socota, tani oo muujineysa in xiisadda gooblka Gedo ay weli sideeda u taagan tahay. Guddoomiyaha gobolkaas ee ku xiran Villa Somalia Axmed Buule Canjeex, oo wareysi siiyey BBC-da, ayaa sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-13T08:23:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/\",\"name\":\"DAAWO:-Gud.Gobolka Gedo oo sheegay inay maamul cusub samay sanayaan 8 Ogosto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-13T08:23:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Gud.Gobolka Gedo oo sheegay inay maamul cusub samay sanayaan 8 Ogosto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Gud.Gobolka Gedo oo sheegay inay maamul cusub samay sanayaan 8 Ogosto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Gud.Gobolka Gedo oo sheegay inay maamul cusub samay sanayaan 8 Ogosto - Wardoon","og_description":"Maamulka gobolka Gedo ee taabacsan Villa Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay maamul cusub u dhisayaan Jubaland marka la gaaray bisha 8-aad ee soo socota, tani oo muujineysa in xiisadda gooblka Gedo ay weli sideeda u taagan tahay. Guddoomiyaha gobolkaas ee ku xiran Villa Somalia Axmed Buule Canjeex, oo wareysi siiyey BBC-da, ayaa sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-13T08:23:13+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/","name":"DAAWO:-Gud.Gobolka Gedo oo sheegay inay maamul cusub samay sanayaan 8 Ogosto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg","datePublished":"2021-07-13T08:23:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/118595142_5e3c56ed-dbcd-4f32-8adb-a42bd8d7835f.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gud-gobolka-gedo-oo-sheegay-inay-maamul-cusub-samay-sanayaan-8-ogosto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Gud.Gobolka Gedo oo sheegay inay maamul cusub samay sanayaan 8 Ogosto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160854"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160854"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160856,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160854\/revisions\/160856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160855"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}