{"id":160946,"date":"2021-07-18T13:08:28","date_gmt":"2021-07-18T10:08:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160946"},"modified":"2021-07-18T13:08:28","modified_gmt":"2021-07-18T10:08:28","slug":"midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo warbixin ceeb ku ah dowlada diyaarisay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153927\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"509\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530-300x239.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530-528x420.png 528w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan sayrtay war bixin lagu faafiyay baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika, taasoo looga hadlay arrimo ku saabsan howlgalka AMISOM iyo xaaladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>War kasoo baxay xukuumadda ayaa lagu sheegay in golaha Wasiirrada ay shir deg deg ah ka yeelanayaan arrintan, dhawaanna bayaan kasoo saari doonaan.<\/p>\n<p><strong>Maxay ka hadashay warbixinta?<\/strong><\/p>\n<p>Ma jirto war bixin rasmi ah oo uu soo saaray Midowga Afrika, hase yeeshee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diidday waxyaabaha ku jira war bixintan.<\/p>\n<p>Sida ku xusan qoraalka, Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan ee ururka Midowga Afrika ayaa warbixintan oo ka kooban 35 bog ku sharraxay xaaladda amniga ee Soomaaliya iyo arrimo ay sheegeen in ay ogaadeen xilligii ay qiimaynta wadeen.<\/p>\n<p>Waxay \u201cguddigu\u201d sheegeen inay qiimaynta billaabeen iyagoo ka tallaabo qaadaya qaraarradii kasoo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoogay, oo kala ahaa 2520 iyo 2568 (2021)<\/p>\n<p><strong>Qodobbada lagu faahfaahiyay waxay kala yihiin:<\/strong><\/p>\n<p>Arrimo ku saabsan Soomaaliya iyo saamaynta hannaanka guud ee dowlad dhisidda<br \/>\nFaahfaahin ku saabsan xaaladda amni ee Soomaaliya<br \/>\nHowlgalka Midowga Afrika ee Soomaalia (AMISOM)<br \/>\nWadashaqaynta ka dhaxaysa Midowga Afrika (AU) iyo beesha caalamka<br \/>\nWaddooyinka u furan howlaha Midowga Afrika ee Soomaaliya 2021 kaddib<br \/>\nXogo la ogaaday<br \/>\nTalooyin<\/p>\n<p>Warbixintan ayaa lagu sheegay in qabiillo ay wali saamayn ballaaran ku leeyihiin dhinac walba oo ka mid ah hannaanka siyaasadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu qeexay warbixinta in gacmo shisheeye ay faraha kula jiraan howlaha la xiriira horumarka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca amaankana, \u201cXaaladda amni ee Soomaaliya way xasilan tahay balse ma aha mid la saadaalin karo\u201d, ayaa lagu yidhi war bixinta.<\/p>\n<p>\u201cMa jiraan dhismeyaal maamul oo ay dowladda leedahay, sida maxkamado iyo saldhigyo boolis, xarumo caafimaad, kuwo wax barasho iyo goobo kale oo loogu adeego shacabka,\u201d ayaa ka mid ahaa erayada ku jira war bixinta la sheegay inay kasoo baxday guddiga Midowga Afrika.<\/p>\n<p>\u201cCaqabadda aasaaska ah ee hor taagan xasiloonida Soomaaliya waa in dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ay ku guul darraysteen dhammastirka dastuurka qabyo qoraalka ah, xal u helista awood qaybsiga iyo wadaagista kheyraadka\u201d, ayaa lagu yidhi war bixinta.<\/p>\n<p>Talooyinka lagu soo jeediyay waxaa ka mid ah in wixii ka dambeeya 2021 howlgalka Amisom lagu wareegiyo Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo wadajir ah. Ama in Soomaaliya la geeyo ciidamada heeganka ah ee Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa waddooyinka furan lagu daray in Amisom ay ka baxdo Soomaaliya kaddibna mas\u2019uuliyadda Amniga lagu wareejiyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma cadda qodobbada qodobbada gaarka ah ee ay ka biyo diidday dowladda Soomaaliya, iyadoo laga war dhowrayo jawaabta faahfaahsan ee ay xukuumadda ballan qaadday.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa kusoo aaday xilli Soomaaliya ay hadda ku mashquulsan tahay arrimaha doorashada oo in muddo ah soo jiitamayay.<\/p>\n<p>Xigasho: BBC SOMALI<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan sayrtay war bixin lagu faafiyay baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika, taasoo looga hadlay arrimo ku saabsan howlgalka AMISOM iyo xaaladda Soomaaliya. War kasoo baxay xukuumadda ayaa lagu sheegay in golaha Wasiirrada ay shir deg deg ah ka yeelanayaan arrintan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Afrika oo warbixin ceeb ku ah dowlada diyaarisay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Afrika oo warbixin ceeb ku ah dowlada diyaarisay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan sayrtay war bixin lagu faafiyay baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika, taasoo looga hadlay arrimo ku saabsan howlgalka AMISOM iyo xaaladda Soomaaliya. War kasoo baxay xukuumadda ayaa lagu sheegay in golaha Wasiirrada ay shir deg deg ah ka yeelanayaan arrintan, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-18T10:08:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/farmaaji.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/\",\"name\":\"Midowga Afrika oo warbixin ceeb ku ah dowlada diyaarisay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/farmaaji.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-18T10:08:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/farmaaji.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/farmaaji.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Afrika oo warbixin ceeb ku ah dowlada diyaarisay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Afrika oo warbixin ceeb ku ah dowlada diyaarisay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Afrika oo warbixin ceeb ku ah dowlada diyaarisay - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan sayrtay war bixin lagu faafiyay baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika, taasoo looga hadlay arrimo ku saabsan howlgalka AMISOM iyo xaaladda Soomaaliya. War kasoo baxay xukuumadda ayaa lagu sheegay in golaha Wasiirrada ay shir deg deg ah ka yeelanayaan arrintan, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-18T10:08:28+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/farmaaji.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/","name":"Midowga Afrika oo warbixin ceeb ku ah dowlada diyaarisay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/farmaaji.jpg","datePublished":"2021-07-18T10:08:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/farmaaji.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/farmaaji.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-warbixin-ceeb-ku-ah-dowlada-diyaarisay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Afrika oo warbixin ceeb ku ah dowlada diyaarisay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160946"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160946"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160948,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160946\/revisions\/160948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151152"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}