{"id":160949,"date":"2021-07-18T13:10:37","date_gmt":"2021-07-18T10:10:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160949"},"modified":"2021-07-18T13:10:37","modified_gmt":"2021-07-18T10:10:37","slug":"ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/","title":{"rendered":"Ciidamada Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160934\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217390861_4431199513607473_2219337257164709474_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217390861_4431199513607473_2219337257164709474_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217390861_4431199513607473_2219337257164709474_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217390861_4431199513607473_2219337257164709474_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217390861_4431199513607473_2219337257164709474_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217390861_4431199513607473_2219337257164709474_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegay degaanka Camaara ee Gobolka Mudug ka dib dagaal saaka ka dhacay.<\/p>\n<p>Ciidamada ay oo ay hoggaaminayaan Saraakiil uu kamid yahay Jen. Saadaq Joon ayaa waxaa ay weerareen degaanka Camaara, halkaasoo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana Saraakiisha Ciidamada ay sheegeen inay la wareegeen degaanka.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa saaka Howlgal ka bilaabay inta u dhaxaysa Camaara iyo Xinlabi ee Koonfurta Gobolka mudug waxaana iminka socda dagaal xooggan.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda ayaa waxay sheegeen in ujeedka howlgalkooda uu yahay inay Al-Shabaab ka saaraan degaannada ay kaga sugan yihiin Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii Ciidamada dowladda iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ay la wareegeen degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug oo Al-shabaab ay gacanta ku heysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegay degaanka Camaara ee Gobolka Mudug ka dib dagaal saaka ka dhacay. Ciidamada ay oo ay hoggaaminayaan Saraakiil uu kamid yahay Jen. Saadaq Joon ayaa waxaa ay weerareen degaanka Camaara, halkaasoo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana Saraakiisha Ciidamada ay sheegeen inay la wareegeen degaanka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160933,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegay degaanka Camaara ee Gobolka Mudug ka dib dagaal saaka ka dhacay. Ciidamada ay oo ay hoggaaminayaan Saraakiil uu kamid yahay Jen. Saadaq Joon ayaa waxaa ay weerareen degaanka Camaara, halkaasoo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana Saraakiisha Ciidamada ay sheegeen inay la wareegeen degaanka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-18T10:10:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217151574_4431098866950871_695666072328809762_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/\",\"name\":\"Ciidamada Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217151574_4431098866950871_695666072328809762_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-18T10:10:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217151574_4431098866950871_695666072328809762_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217151574_4431098866950871_695666072328809762_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegay degaanka Camaara ee Gobolka Mudug ka dib dagaal saaka ka dhacay. Ciidamada ay oo ay hoggaaminayaan Saraakiil uu kamid yahay Jen. Saadaq Joon ayaa waxaa ay weerareen degaanka Camaara, halkaasoo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana Saraakiisha Ciidamada ay sheegeen inay la wareegeen degaanka. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-18T10:10:37+00:00","og_image":[{"width":720,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217151574_4431098866950871_695666072328809762_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/","name":"Ciidamada Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217151574_4431098866950871_695666072328809762_n.jpg","datePublished":"2021-07-18T10:10:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217151574_4431098866950871_695666072328809762_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217151574_4431098866950871_695666072328809762_n.jpg","width":720,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-al-shabaab-kala-wareegay-degaanka-camaara\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160949"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160950,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160949\/revisions\/160950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160933"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}