{"id":160985,"date":"2021-07-21T11:28:13","date_gmt":"2021-07-21T08:28:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160985"},"modified":"2021-07-21T11:28:13","modified_gmt":"2021-07-21T08:28:13","slug":"israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/","title":{"rendered":"Israel oo jabsatay Telfoonada hogaamiyaal Caan ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160986\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg\" alt=\"\" width=\"2000\" height=\"1125\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg 2000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 2000px) 100vw, 2000px\" \/><\/p>\n<p>Qaar badan oo hogaamiyaasha caalamka iyo dadyow kale oo caan ah ayaa laga jabsaday telfoonadooda gaarka ah , waxaana dadkaasi laga ogaaday xogo qarsoodi u ahaa oo ugu keydsanaa telfoonadooda gaarka ah.<\/p>\n<p>Hogaamiyaashan la jabsaday telfoonafooda ayaa lagu weeraray barnaamij ama Software wax lagu basaaso oo laga leeyahay Israa\u2019iil, waxaana hada soo baxaya hogaamiyaal iyo shaqsiyaad badan oo dhibane u ah weerarkan .<\/p>\n<p>Warbaahinta waa weyn ayaa tabineysa in Software-ka oo loo yaqaan Pegasus ee loogu tala galay in wax lagu basaaso in loo isticmaalay weerarka dhinaca telfoonka ee lagu jabsaday xogaha hogaamiyaasha loo dhacay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ka mid noqday dhowr hoggaamiye oo caalamka ah oo la rumeysan yahay in la taleefoonadooda la bartilmaameedsaday oo la isku dayay in la jabsado iyadoo la adeegsanayo softwerka Pegasus.<\/p>\n<p>Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in la basaasay ugu yaraan 50,000 oo qof oo caan ah oo daafaha dunida kunool, waxaana dadkaasi la basaasay telfoonadooda la ogaaday xogaha gaarka ah ee ugu jira telfoonada ay isticmaalaan.<\/p>\n<p>Shirkada iska leh softwerka Pegasus ee lagu magacaabo NSO ayaa beenisay wararka sheegaya in barnaamijkeeda loo adeegsaday si qaldan, waxa ayna shirkadu sheegtay in barnaamijkan ay dowladaha badan ka iibisay uu yahay mid loogu talagalay in lagu dabagalo dambiilayaasha iyo kooxaha argagixisada.<\/p>\n<p>Wargeyska Le Monde ee ka soo baxa Faransiiska ayaa ku warramay in sirdoonka Marooko ay ogaadeen taleefoonka uu Mr Macron isticmaalayay tan iyo 2017-kii, hasa ahaatee Morocco ayaa beenisay in ayba adeegsato barnaamijka Pegasus.<\/p>\n<p>Telfoonada madaxda caanka ah ee la jabsaday waxaa kamid ah madaxweyaasha dalalka Ciraaq Baram Salih, madaxwaynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa, iyo sidoo kale ra\u2019iisul wasaarayaasha dalalka Pakistan, Masar, iyo Boqorka dalka Morocco.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.nytimes.com\/2021\/07\/18\/world\/middleeast\/israel-nso-pegasus-spyware.html\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar badan oo hogaamiyaasha caalamka iyo dadyow kale oo caan ah ayaa laga jabsaday telfoonadooda gaarka ah , waxaana dadkaasi laga ogaaday xogo qarsoodi u ahaa oo ugu keydsanaa telfoonadooda gaarka ah. Hogaamiyaashan la jabsaday telfoonafooda ayaa lagu weeraray barnaamij ama Software wax lagu basaaso oo laga leeyahay Israa\u2019iil, waxaana hada soo baxaya hogaamiyaal iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Israel oo jabsatay Telfoonada hogaamiyaal Caan ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Israel oo jabsatay Telfoonada hogaamiyaal Caan ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar badan oo hogaamiyaasha caalamka iyo dadyow kale oo caan ah ayaa laga jabsaday telfoonadooda gaarka ah , waxaana dadkaasi laga ogaaday xogo qarsoodi u ahaa oo ugu keydsanaa telfoonadooda gaarka ah. Hogaamiyaashan la jabsaday telfoonafooda ayaa lagu weeraray barnaamij ama Software wax lagu basaaso oo laga leeyahay Israa\u2019iil, waxaana hada soo baxaya hogaamiyaal iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-21T08:28:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1125\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/\",\"name\":\"Israel oo jabsatay Telfoonada hogaamiyaal Caan ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-21T08:28:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg\",\"width\":2000,\"height\":1125},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Israel oo jabsatay Telfoonada hogaamiyaal Caan ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Israel oo jabsatay Telfoonada hogaamiyaal Caan ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Israel oo jabsatay Telfoonada hogaamiyaal Caan ah - Wardoon","og_description":"Qaar badan oo hogaamiyaasha caalamka iyo dadyow kale oo caan ah ayaa laga jabsaday telfoonadooda gaarka ah , waxaana dadkaasi laga ogaaday xogo qarsoodi u ahaa oo ugu keydsanaa telfoonadooda gaarka ah. Hogaamiyaashan la jabsaday telfoonafooda ayaa lagu weeraray barnaamij ama Software wax lagu basaaso oo laga leeyahay Israa\u2019iil, waxaana hada soo baxaya hogaamiyaal iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-21T08:28:13+00:00","og_image":[{"width":2000,"height":1125,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/","name":"Israel oo jabsatay Telfoonada hogaamiyaal Caan ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg","datePublished":"2021-07-21T08:28:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/thequint_2019-10_076feb8e-c1c5-4fda-92c6-cdec1d63994e_hero.jpg","width":2000,"height":1125},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-oo-jabsatay-telfoonada-hogaamiyaal-caan-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Israel oo jabsatay Telfoonada hogaamiyaal Caan ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160985"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160987,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160985\/revisions\/160987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160986"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}