{"id":160992,"date":"2021-07-22T11:49:44","date_gmt":"2021-07-22T08:49:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160992"},"modified":"2021-07-22T11:49:44","modified_gmt":"2021-07-22T08:49:44","slug":"uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/","title":{"rendered":"Uhuru Kenyatta \u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160993\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg 624w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go\u2019an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo faro-galiya.<\/p>\n<p>Waxaa uu digniin u jeediyay xoogag uusan magacaabin oo uu sheegay in aysan xushmeynayn madaxbanaanida dhuleed ee Kenya.<\/p>\n<p>Hadalkan oo uu jeediyay shalay mar uu booqanayay keynta Boni ee ku taaalla deegaanka Lamu una dhaw xuduudda Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxa uu ku nuux-nuuxsaday in dalkiisa uusan marnaba aqbali doonin cid kasta oo sheegata qeyb ka mid ah dhulkiisa.<\/p>\n<p>\u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena, sida aan u xushmeyno xuduuddaha dalalka kale ayaan sidoo kale ka filaynaa in xuduuddaheen dhuleed iyo badeed loo xushmeeyo,\u201d ayu yiri madaxweyne Kenyatta.<\/p>\n<p>Hadalkiisa ayaa loo fasiray in uu yahay farriin uu u dirayo Soomaaliya oo uu muran dhanka badda ah kala dhaxeeyo Kenya.<\/p>\n<p>Dhanka kale, keynta Boni oo ku taalla xuduudda Soomaaliya ayaa ah mid ay gabbaad ka dhigteen dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, halkaasi oo ay ka soo qaadaan weerarada ay ka fuliyaam deegaannada Lamu, Garissa iyo Tana River.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go\u2019an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo faro-galiya. Waxaa uu digniin u jeediyay xoogag uusan magacaabin oo uu sheegay in aysan xushmeynayn madaxbanaanida dhuleed ee Kenya. Hadalkan oo uu jeediyay shalay mar uu booqanayay keynta Boni ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160993,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Uhuru Kenyatta \u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Uhuru Kenyatta \u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go\u2019an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo faro-galiya. Waxaa uu digniin u jeediyay xoogag uusan magacaabin oo uu sheegay in aysan xushmeynayn madaxbanaanida dhuleed ee Kenya. Hadalkan oo uu jeediyay shalay mar uu booqanayay keynta Boni ee ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-22T08:49:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/\",\"name\":\"Uhuru Kenyatta \u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-22T08:49:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg\",\"width\":624,\"height\":351},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Uhuru Kenyatta \u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Uhuru Kenyatta \u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Uhuru Kenyatta \u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go\u2019an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo faro-galiya. Waxaa uu digniin u jeediyay xoogag uusan magacaabin oo uu sheegay in aysan xushmeynayn madaxbanaanida dhuleed ee Kenya. Hadalkan oo uu jeediyay shalay mar uu booqanayay keynta Boni ee ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-22T08:49:44+00:00","og_image":[{"width":624,"height":351,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/","name":"Uhuru Kenyatta \u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg","datePublished":"2021-07-22T08:49:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/79534048_79534047.jpg","width":624,"height":351},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uhuru-kenyatta-cidna-kama-aqbaleyno-in-ay-sheegato-lahaanshiyaha-qeyb-ka-mid-ah-dhulkeena\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Uhuru Kenyatta \u201cCidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160992"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160994,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160992\/revisions\/160994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160993"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}