{"id":161001,"date":"2021-07-22T12:28:31","date_gmt":"2021-07-22T09:28:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161001"},"modified":"2021-07-22T12:28:31","modified_gmt":"2021-07-22T09:28:31","slug":"khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/","title":{"rendered":"khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil oo la waayey meel ay jaan iyo cirib dhigtay, loona heysto NISA.<\/p>\n<p>Mahad Salaad oo xog ku aadan arrintan ku baahiyey bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayaa shaaca ka qaaday \u2018in la dilay Ikraan\u2019, isla-markaana khaarijinteeda ay qorsheeyeen saddexda mas\u2019uul ee ugu sarreysa hay\u2019adda nabad sugida, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cQorshaha khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis, fulintiisana waxaa u xilsaarnaa Yaasiin Farey!,\u201d ayuu yiri xildhibaan Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay \u2018in shirqoolka loo maleegay Ikraan lagu bixiyey boqolaal kun oo Dollar iyi ballan-qaadyo\u2019, si ugu dambeyn dib loogu soo celiyo dalka, waxaana kadib uu sheegay in marka ay timid Muqdisho la xadiday dhamaan dhaq-dhaqaaqeeda.<\/p>\n<p>Xog rasmi ah oo aan ka helay saraakiil sar sare oo ka tirsan Hay\u2019adda Nabad Sugidda in muddo ahna aan dabo socday xaqiijinteeda waxay sheegaysaa in mar hore la dejiyay qorshaha lagu khaarijinayo Ikraan Tahliil. Ikraan oo dalka ka maqneed markii shirqoolka loo maleegay ayaa lagu qarash gareeyay boqolaal kun oo dollar iyo balanqaadyo been ah si dalka dib loogu soo celiyo loona khaarijiyo!,\u201d ayaa warbixintan ku yiri xildhibaanku.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu intaasi raaciyey \u201cWuxuu ahaa qofkii ugu dambeeyay ee Ikraan ay wada hadleen kahor inta uusan go\u2019in xiriirkeeda!,\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xildhibaan Mahad Salaad ayaa hoosta ka xariiqay inuu fashilmay qorshe kale oo ay diyaariyeen hoggaanka NISA, isla-markaana la doonayey inay Al-Shabaab ku sheegtaan dilka Ikraan, balse ay ka biyo diideen saraakiil sar sare oo ka tirsan kooxdaasi oo qaraabo dhow ay yihiin Ikraan, sida uu ku xusay warbixinta uu shaaciyey xildhibaanku.<\/p>\n<p>\u201cQorshaha khaarijinta Ikraan oo markii hore la rabay in la qariyo ayaa markii qoyskeeda qaylodhaantu ka soo yeertay Fahad Yaasiin isku dayay in uu Al-Shabaab lacag ku siiyo si ay u sheegtaan dilka Ikraan Tahliil lkn waa guul dareystay isku daygaas kadib markii ay soo farageliyeen sida la sheegay saraakiil sarsare oo Alshabaab ka tirsan qaraabo dhawna ay yihiin Ikraan,\u201d.<\/p>\n<p>Mahad ayaa sidoo kale banaanka soo dhigay sababta loo beegsaday Ikraan, wuxuuna ku sheegay labo arrimood oo xasaasi ah oo ah inay macluumaad ka heysay sida loo qorsheeyey dilkii Eng. Yariisow iyo arrimo kale oo ay ku lug leeyihiin hoggaanka NISA.<\/p>\n<p>\u201cSababta Ikraan in la dilo loo go\u2019aamiyay ayaa la ii sheegay labo arimood oo aad xasaasi u ah oo ay macluumaad ka heysay, kuwaas ku saabsanaa sidii loo qorsheeyay dilkii Allaha u naxariistee Eng Yariisow oo xaafiiskiisa ay madax ka ahayd iyo arimo waaweyn oo Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis ku lug leeyihiin!,\u201d ayuu sii raaciyey Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu kula taliyey ehellada Ikraan Tahliil inay qabsadaan Qareeno dabagal iyo baaritaan ku soo sameeya shirqoolka gabadhooda, si looga gun-gaaro.<\/p>\n<p>\u201cEhelada Ikraan waxaan kula talinayaa in ay qabsadaan Qareeno dabogal iyo baaritaan ku soo sameeya shirqoolka Ikraan si looga gungaaro fal dambiyeedka dhacay, loona cadeeyo cida ka mas\u2019uulka ah!,\u201d ayuu qoraalkiisa kusoo gabagabeeyey Xildhibaanku.<\/p>\n<p><strong>W\/Q Xildhibaan Mahad Salad<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil oo la waayey meel ay jaan iyo cirib dhigtay, loona heysto NISA. Mahad Salaad oo xog ku aadan arrintan ku baahiyey bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayaa shaaca ka qaaday \u2018in la dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil oo la waayey meel ay jaan iyo cirib dhigtay, loona heysto NISA. Mahad Salaad oo xog ku aadan arrintan ku baahiyey bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayaa shaaca ka qaaday \u2018in la dilay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-22T09:28:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/\",\"name\":\"khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/maxresdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-22T09:28:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/maxresdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/maxresdefault.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil oo la waayey meel ay jaan iyo cirib dhigtay, loona heysto NISA. Mahad Salaad oo xog ku aadan arrintan ku baahiyey bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayaa shaaca ka qaaday \u2018in la dilay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-22T09:28:31+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/","name":"khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/maxresdefault.jpg","datePublished":"2021-07-22T09:28:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/maxresdefault.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/maxresdefault.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khaarijinta-ikraan-tahliil-waxa-soo-maleegay-fahad-yaasiin-iyo-kulane-jiis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161001"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161001"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161003,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161001\/revisions\/161003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161002"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}