{"id":161036,"date":"2021-07-23T14:24:36","date_gmt":"2021-07-23T11:24:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161036"},"modified":"2021-07-23T14:24:36","modified_gmt":"2021-07-23T11:24:36","slug":"daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Macalimuu oo garoonka lagaceliyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161037\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg\" alt=\"\" width=\"932\" height=\"647\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg 932w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa-300x208.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa-768x533.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa-100x70.jpeg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa-218x150.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa-696x483.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa-605x420.jpeg 605w\" sizes=\"(max-width: 932px) 100vw, 932px\" \/><br \/>\nGuddoomiyihii hore ee gobolka Gedo ayaa sheegay in saaka laga soo celiyey garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho, xili uu doonayey inuu raaco dayuurad ku sii jeeday magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Shir jaraaid oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in talaabada looga soo celiyey garoonka Aadan cadde ay kula kaceen ciidamada Nabad sugida Qaranka, ayna amar ku siiyeen inuu dib u laabto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa naloo cadeeyay in Cabdullaahi Kulane oo ka tirsan Hay\u2019ada Nabad Sugida inuu na heysto, waxaa ceeb ah maanta in Raisul Wasaaraha Soomaaliya amar uu bixiyay la jebiyo, cida diiday malaha meel kale ayaa laga xukumaa, waxaan ku qanci karnaa in Kulane Jiis Xilka laga Qaado\u201d ayuu yiri Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray in marar badan sidan oo kale laga soo celiyey garoonka Aadan cadde xili uu ku sii jeeday gobolka Gedo oo ay ku nool yihiin qoyskiisa iyo caruurtiisa.<\/p>\n<p>\u201cMarkii aan maqlay hadalka RW Rooble ee ahaa inaan cidna laga celin karin garoonka Aadan cadde ayaan mar kale ku dhiiraday inaan saaka dhoofo balse isla sidii ayaa la iiga horjoogsaday inaan dhoofo, waana arrin nasiib daro ah\u201d ayuu yiri Macalimow oo RW rooble ka dalbaday inuu wax ka qabto dhibaatada taagan.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor ayey aheyd markii RW Rooble uu sheegay inaan cidna laga celin karin garoonka Aadan cadde, uuna la xisaabtami doono saraakiisha NISA iyo cid kasta oo arrintaas ku kacda, waxayna u muuqataa in amarkaas la iska dhega tiray, waxaana la sugayaa talaabada uu qaado Rooble.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Tn0kaJDm-Tc\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo ayaa sheegay in saaka laga soo celiyey garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho, xili uu doonayey inuu raaco dayuurad ku sii jeeday magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Shir jaraaid oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in talaabada looga soo celiyey garoonka Aadan cadde ay kula kaceen ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161037,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161036","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Macalimuu oo garoonka lagaceliyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Macalimuu oo garoonka lagaceliyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo ayaa sheegay in saaka laga soo celiyey garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho, xili uu doonayey inuu raaco dayuurad ku sii jeeday magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Shir jaraaid oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in talaabada looga soo celiyey garoonka Aadan cadde ay kula kaceen ciidamada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-23T11:24:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"932\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"647\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Macalimuu oo garoonka lagaceliyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-07-23T11:24:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg\",\"width\":932,\"height\":647},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Macalimuu oo garoonka lagaceliyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Macalimuu oo garoonka lagaceliyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Macalimuu oo garoonka lagaceliyay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo ayaa sheegay in saaka laga soo celiyey garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho, xili uu doonayey inuu raaco dayuurad ku sii jeeday magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Shir jaraaid oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in talaabada looga soo celiyey garoonka Aadan cadde ay kula kaceen ciidamada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-23T11:24:36+00:00","og_image":[{"width":932,"height":647,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/","name":"DAAWO:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Macalimuu oo garoonka lagaceliyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg","datePublished":"2021-07-23T11:24:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/jaamaa.jpeg","width":932,"height":647},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-macalimuu-oo-garoonka-lagaceliyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Macalimuu oo garoonka lagaceliyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161036"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161036"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161038,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161036\/revisions\/161038"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161037"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}